Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDAD ee Punt land oo dhaliilo u soo Jeediyay Maamulka Puntland iyo Gudida Doorashada {DHAGAYSO}
Garowe 28.June (SDN) Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UDAD Siciid Faarax Sanwayne ayaa maanta kala hadlay Dadweynaha ku Nool Magaalada Garoowe oo isu soo bax balaadhan oo ay ku Muujinayaan Taageerada ay u hayaan Urur Siyaasaddeedkaas Waxaanu Gudoomiyuhu Khudbadiisa kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka ,nidaamka xisbiyada iyo barnaamijka ay ku hawlgalayaan. Ururka Horseed ee…
