Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabistiisii ka daba Keenay Wasiirul dawle Cusub oo Wasaarada Xoolaha
Hargaysa 26.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Magacaabay Wasiirul dawle cusub oo loo sameeyay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Somaliland. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Md. Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1854/062013…
