War-murtiyeedkii ka soo baxey Shirweynihii ay Beesha Ciise Muse ee qurbo-joogtu ay ku-qabsadeen Caasimada London taariikhdii 22nd -23rd June 2013
London June 25,2013(SDN)-Waxaa ka dhacey Caasimada Ingiriiska ee London, Shir-laba maal-moodle ah oo mug-leh oo ay ka soo qeyb-galeen bah-weynta qurbe-joogta Ciise Muse ee ku-dhaqan daafaha dunida. gaar-ahaan North-America iyo Yurub. Shirka waxaa lagu furey Aayadaha quraanka kariimka ah. Shirku wuxuu ku saleysnaa doorka ay horena uga qaateen hadana uga qaadan-karaan qurbe-joogta beeshu horumarinta degaanada…
