Xulka Spain oo 3-0 Ku Samirsiisey Xulka Nigeria Iyo Uruguay oo 8-0 ku Karbaashtey Tahiti. By Jaahuur.
Fortaleza-Brazil-June-24-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ku turxaamineynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu ka socdo koobka Fifa Confederation Cup oo aalaba la dhigo inta aan la bilaabin koobka kubadda cagta ee aduunka Haddaba ciyaar aad u xiiso badneyd kana tirsaneyd koobkan waxaa isku nafbaxay Spain oo koobka Aduunka haysata iyo Nigeria iyana haysata koobka qaaradda…
