Brazil oo 4-2 Ku Edbisey Italy Iyo Mexico oo 3-1 Ku Amusiiisey Japan. By Jaahuur.
Brazil-June-23-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta aadeynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo uu si habsami ah uga socdo koobka lagu magacaabo Fifa Confederations Cup. Haddaba ciyaar ka tirsaneyd koobkan ayaa waxaa manta foodda isla galey Brazil iyo Italy,ciyaartan oo aad u xiisa badneyd waxaa qeybtii hore ee ciyaarta iska maamulanayey dabcan Brazil. Ciyaartan oo aad u…
