Mareykanka oo Denbi ku soo oogay nin Dhawaan shaaciyay in la la Basaaso Isgaarsiinta dalkaasi
Washington June 22,2013(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa iminka ku dhawaaqday denbiyo ay ku soo oogtay Edward Snowden oo ah nin u sheqeynayay mid ka mida hey’adaha amniga ee dalkaasi oo shaaciyay in la dhegeysto isgaarsiinta. Snowden oo markii u danbeysay ku sugnaa magaalada Hong Kongo oo uu ku dhuumaaleysanay intii ka danbeysay in uu ahaa ruuxa…
