Madaxweynaha dalka Ghana oo Marti qaad uu Fidiyey Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa iyo Madaxwaynaha Ghana oo Balan qaday In u Madaxwaynaha Somaliland Boqasho ku Yimado Ghana

      London 20Jun13 (SDN) Shirkadaha horumarinta ee DVK ee u madaxa ka yahay Mudane Deepak oo u wehelinayo Madaxa horumarinta qaybta Mashaariicda Afrika (African Development fund) ee Hussein AL ishaqi ayaa dhawaan ku tagay socdaal shaqo dalka Ghana sidii looga wada hadli lahaa mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo dalka Ghana. Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan…

    Read More

      Xukuumada Somalia oo Si adag u Canbaaraysay Falkii lagu Weeraray Dhismaha Hay’ada UNDP ee Muqdisho

      Muqdisho 19.June (SDN) Inta la Hubo Shan Iyo Toban Qof ayaa Ku Naf waayay Weerar Maanta ay Xarkada Al Shabaab ka fulisay Dhismaha Hay’ada UNDP ee Magaalada Muqdisho,kuwaas oo afar ka mid ahi ay ahaayeen Shaqaalihii Ajaanibka ahaa ee ka hawl galayay Xaruntaas . Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarkaas,…

      Read More

        Wasiirka Cadaalada oo ka Hadlay Ahmiyada loo qabo in la Helo Xeer lagu hago Nootaayooyinka Shareecada {DHAGAYSO}

        Hargaysa 19.June (SDN)  Wasiirka Wasaaada Cadaaladda JSLand Mud,Xuseen Axmed Caydiid,ayaa maanta Hadal ka Jeediyay  kulan lagu Naaqishayay  sidii loo samayn lahaa xeer lagu maamulo  Xafiisyada Nootaa-yooyinka  shareecada  ee dalka ka jira. Wasiirku Waxa uu Sheegay Sida ay Daruuriga u tahay in la Helo Xeer lagu Dhaqo  xafiisada adeeg bulsho haya ee aan la hayn wax…

        Read More

          Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo ka Hadlay Waajibaadka looga baahan yahay Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka

          Burco 19.June (SDN)  Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada ayaa maanta magaalada Burco ku soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi Mudo laba iyo Toban Maalmood ah u socday Mudanayaasha Golaha deegaanka ee Magaalooyinka  Burco,Laascaanood, Ceerigaabo iyo Caynabo. Munaasibada Xidhitaanka Aqoon Isweydaarsigan ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer,Agaasimaha Guud ee Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada, Mas’uuliyiin ka socday…

          Read More

            Wasiirka Cadaalada oo Furay Kulan lagu Darsayo sidii loo Samayn lahaa Xeer lagu Maamulo Nootaayooyinka

            Hargaysa 19.June (SDN) Wasiirka wasaaada cadaaladda JSLand,.Mud,Xuseen Axmed Caydiid,ayaa maanta ka furay Huteel maansoor ee magaalada Hargeysa kulan lagu gorfaynayo  sidii loo samayn lahaa xeer lagu maamulo  Xafiisyada Nootaa-yooyinka  shareecada  ee dalka ka jira. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen  Gudoomiyaha ururka Qareenada somaliland, saraakiil ka socday wasaarada maaliyadda,Culima’udiin iyo mulkiilayaasha xafiisyada  Nootaayooyinka Sharciga…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka Warbixiyay Diyaarad Maalintii Shalay laga Celiyay Hawada Somaliland

              Hargaysa 19.June (SDN) Wasiirka wasaarada arimaha dibadda JSLand Mud, Maxamed C/llahi Cumar, ayaa maanta   xog-waran  ka bixiyey dayuuradii ay xukuumadda Somaliland ka  celisay  Hawadeeda maalintii shalay , loona diiday inay ku soo degto Garoonka  Dayuuradaha ee Cigaal international airport ee caasimada Hargeysa,ka dib markii ay howl-wadeenada  Wasaarada duulista  ee Hagista  Duulimaadyada dayuuradaha ay u cadaatay…

              Read More

                Xidhibaano ka Socda Afar Gole Deegaan oo Magaalada Burco tababar loogu soo gabo gabeeyay {DAAWO}

                Burco 19.June (SDN) Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada ayaa maanta magaalada Burco ku soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi Mudo laba iyo Toban Maalmood ah u socday Mudanayaasha Golaha deegaanka ee Magaalooyinka  Burco,Laascaanood, Ceerigaabo iyo Caynabo. Aqoon Isweydaarsigan ayaa hore looga soo fuliyay Gobolada Galbeedka Somaliland waxaana Xidhitaankiisii ka hadlay Agaasimaha Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed…

                Read More

                  Shabaabka oo Weerar Hubeysan ku qaaday Xarunta UNDP Muqdisho

                  Muqdisho June 19,2013(SDN)-Wararka Muqdisho ka imanaya ayaa waxa ay tibaaxayaan in weerar ay dabley hubeysani saaka ku qaaday xarunta UNDP ku leedahay Muqdisho ay ku dhinteen dad. Weerarkan oo noociisa mudooyinkan danbe Muqdisho lagu arag ayaa waxa qaaday kooxda Al Shabaab. Weli ma cada khasaaraha ka dhashay weerarka balse waxa uu walaac ka dhex abuuray…

                  Read More

                    Xeer Ilaalinta Hargeysa oo Hubaal ku soo oogtay danbiyo

                    Hargeysa June 19,2013(SDN)-Xeer ilaalinta guud ee Gobolka Hargeysa ayaa maanta shaacisay dacwado ay ku soo oogtay laba masuul oo ka tirsan Jariirada maalin laha ah ee Hubaal. Jariirada oo hore weerar iyo xanibaad la isugu daray ayaa haatana dacwad lagu soo oogay Gudoomiahaeeda iyo tafatireheeda. Guddoomiye Maxamed Axmed Jaamac iyo Tafatire Xasan Xuseen Cabdilaahi ayaa…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Balaanqaadyadii iyo Cahdiyadii uu Madaxweyne Siilaanyo Qaaday maxaa ka Fulay,Markaad Dhagaysto ka dareen Celi‏

                      London June 19,2013(SDN)-Dhegeysteyaal Waxaan halkan aanu idiinku kuugu soo Bandhigeynaa Weedho balan qaadyo ah Oo Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu Warbaahinta ka sheegay Xiligii uu ku gudo Jiray Tartankii doorashada Madaxtooyada iyo Doorashadiisii ka dib kuwaas oo marka Maanta laga qiyaas qaato noqonaya Cahdigii Balan Furka. Waxaa Balan qaadyaaa ka Mid ahaa Tahriibka oo ay…

                      Read More

                        Magaalada Hargeysa oo yeelatayXaafad dumarka lagu ugaadhsado

                        Hargeysa June 19,2013(SDN)-Xalay abaaro fiidkii waqtiga geeska Africa ayaa gabadh dhalinyar ah lagu dilay dhanka waqooyi bari ee magaalada Hargeysa aaga Mansoor hotel, taas oo sababta ugu weyn oo loo diley ay ahayd mobile ay sidatey. Arimaha sidan u foosha xun ayaa ku soo badanaya magaalada, halka gabadhan dhaawaceeda loola cararey Cisbitaalka weyn ee Hargeysa…

                        Read More

                          DAAWO:Madaxwayne ku xigeenka iyo Odayaasha Dhaqanka oo isugu yimi Kulan lagu Mideynayo Dhaqanka iyo Siyaasada reer Awdal

                          Boorama June 19,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qeybgalay kulan lagu mideynayo Dhaqanka iyo Siyaasada Beelweynta Gadabuursi oo ka dhacay Boorama. Kulankan oo ay ka qeybgaleen Ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi iyo Madaxwene Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Aw Cali,DAAWO  

                          Read More

                            Brazil oo isu soo baxyo Rabshada wataahi Ruxeen

                            Brasilia June 19,2013(SDN)-Magaalooyinka waaweyn ee dalka Brazil ayaa lagu arkay isu soo baxyadii ugu waa weynaa ee dalkaasi lagu arko mudo dheer. Isu soo baxyadan u danbeeyay ayaa looga cabanayaa Gawaarida shacabka daabula oo qiimahooda sare loo qaaday,Caafimaad,waxbarasha iyo amni xumo. Shacabka reer Brazil ayaa isu soo baxyadii u badnaa dhigay iminka ka hor xili…

                            Read More