Dhallaan La Carbiyey oo Maalintii Xuskooda Ka Qiireysiiyey Marti-sharaftii|(SAWIRO)
Hatgeysa June 17,2013(SDN )- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Maxamed Muxumed (Dr Xoog) Madaxa Maxadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda Maxamed Mixille Boqore, Madaxa WHO Aasiya Cismaan, masuuliyiin ka socday shirkadaha wadaniga ah ee Telesom iyo Dahabshiil grup,gudoomiyaha degmada Maxamed Mooge iyo marti sharaf kale ayaa ka qayb galay munaasibad lagu qabtay xarunta daryeelka caruurta ee…
