DAAWO:Falanqeynta Dhacdooyinka oo lagu eegayo Federalka

    London June 19,2013(SDN)-Barnaamijka Falanqeynta Dhacdooyinka ee ka baxa TVga SomaliChanell ayaa todobaadkan waxa uu Xasan Cade ku eegayaa Doodaha ku xeeran arrimaha Federaalka. Barnaamijka oo xiise gaar ah leh ayaa waxa ka qeybgalaya marti sharaf aqoon u leh mawduuca,sidoo kale waxa lagu guud mari doonaa dhacdooyinkii ugu xiisaha badana todobaadkan,DAAWO,

    Read More

    Xulka Spain oo Ku Guuleystey Horyaalka Yurub (Under 21) Markii Xulka Talyaaniga 4-2 Kaga Findhicisheen.By Jaahuur

    Jeruselam-Israel-June-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xaagaa iyo Yahuudda Israel iyo Jeruselam oo lagu soo gabagabeeyey horyaakii Yurub UN-21 markii Xulka Spain 4-2 hilfaha uguqaadey xulka Talyaaniga. Haddaba ciyaatan oo kamadambeys ahayd FINAL ayaa la filayey ney noqoto ciyaar xiiso dan,laakiin waxay isu bedeshey ciyaartii uGu caajiska badneyd markii qeybtii hore ee ciyaarta lagu…

    Read More

      Dalada Sonyo oo Xukuumada ugu baaqday Wax ka qabashada Shabakad isku xidha Dhalinta Tahriibaysa oo dalka ku sugan

      Hargaysa 18.June (SDN) Tahriibka dhalinyarada JSL ayaa noqday masiibo qaran oo haligta dhalinyarada JSL qarnigan 21aad. Dhalinyarada JSL oo war-war ka qaba dihnaanta mustaqbalka, leeleel iyo ladnaan midkuu u sido, iyo waayaha mustaqbalku ku qaabili doono dalkooda hooyo, ayaa raxan raxan maalin walba uga suudala dalka, una badheedha saxare kulayl badan oo baaxad leh iyo…

      Read More

        Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Boorama iyo Dil Xariirad ka dhacay {DAAWO}

        Boorama 18.June (SDN) Wefti balaadhan oo uu  Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Gaadhay Magaalada Boorama. Ujeedada Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka ayaa Salka ku haysa sidii ay Wax uga qaban lahaayeen Dil ka soo Cusboonaaday Deegaanka Degmada Xariirada,Mudane Saylici waxaa Socdaalkiisan ku Wehelinaya Mujaahid C.raxmaan Aw Cali Faarax. Boorama…

        Read More

          Shir lagu darsayo Waxyaabaha laga baran karo dalalka kala Go’a oo Jaamacada Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

          Hargaysa 18.June (SDN)  Labo Aqoonyahan oo u dhashay Dalkan JSL ayaa maanta ka hadlay shirkii heer gobo lee ay soo qabanqaabisay kulliyadda xalinta khilaafaadka ee jaamacadda Hargaysa oo manta ku soo gebabeboobay xarunta Somaliland ee Hargaysa kaasoo ku saabsanaa waxyaabaha laga faa’iidi karo dalalka kala go’a. Md Maxamed Cabdi Daa’uud Badhasaabkii hore ee Gobolka Maroodijeex…

          Read More

            Wasaaradda Duulista Somaliland oo ka hadashay Diyaarad Rakaab siday oo laga celiyay Madaarka Hargeysa

            Hargeysa June, 18 2013 (SDN)- Diyaarad rakaab siday oo ka timi magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Salaasa ah laga celiyay Madaarka magaalada Hargeysa, kadib markii ay sidaas amreen masuuliyiinta sare ee Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland. Tan iyo markii masuuliyiinta Somaliland horaantii bishii hore ay shaaciyeen inay joojiyeen diyaaraddaha Qaramada Midoobay inay soo fadhiistaan, kana duulaan…

            Read More

              Xulalka Maroodi Jeex iyo Hawd oo Mar kale isku Haleelaya Ciyaarta kama danbaysta ah ee Gobolada Somaliland

              Hargaysa 18.June (SDN) Xulalka Kubadda Cagta ee Gobolka Maroodijeex iyo Hawd ayaa u Gudbay Ciyaarta Gaba Gabada Tartanka Koobka Gobolada Somaliland kadib markii ay Si Xarago leh uga Badiyeen Xulalka Gebilay iyo Daad Madheedh oo ay  galabta isaga hor yimaadeen Ciyaarahaha Simi fanaylka ee Tartanka Kubada Cagta ee Gobolada Somaliland. Ciyaarta hore ayaa dhex martay…

              Read More

                Golaha Wakiilada oo ansixiyay Xeerka Hab Maamuuska Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa

                Hargaysa 18.June (SDN) Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa xildhibaanadu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen xeerka maamuuska Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Mudanayaasha Baarlamaanka Xeer No/62/2013. Mudanayaasha soo xaadiray fadhigii manta oo tiradoodu dhamayd 44 Xildhibaan ayaa ansixinta xeerkaasi waxaa ogolaaday 38…

                Read More

                  Snowden oo Britain ka aargoostay

                  London June 18,2013(SDN)-Edward Snowden oo ahaa ruuxii qarxiyay xogtii tibaaxeysay in MAreykanku basaaso shacabkooda ayaa dawlada Britains dhex joojiyay fadeexad. Snowden ayaa shaaciyay in UK ay basaasto dawladaha dalkeeda uga qeybgala shirarka caalamka. UK ayaa dhawaan Amar Ku siisay shirkadaha duulimaadka in aaney Snowden u soo qaadin dalkooda. Snowden ayaa la aaminsan yahay in. Uuka carooday…

                  Read More

                    Ruushka oo ku keliyeystay difaacida Syria

                    London June 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Ruushka Valademir Putin oo ka qeyb gelaya ayaa dareemay culeys uga imanaya todobada kale ee xubnood ee G8 oo ka soo horjeeda xukuumada Bashar Al Asad. Dhinacyada Kala taageera xoogaga isku haha Syria ayaase isku raacay goaan san maraba la fileyn. Xubnaha G8 ayaa maanta isla qaatay in dhinacyada isku haha…

                    Read More

                      Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Dhaleeceeyey Xayiraadii La Saaray Wergeyska HUBAAL Talla-na Usoo Jeediyey Warbaahinta Ku Milmay Inay Shilimaadka Ka Raadiyaan Madaxtooyada

                      London 18Jun13 (DN) Musharaxa xilka madaxtinimada ee xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo hadda ku sugan caasimadda dalka Tanzania ee Darasalam ayaa si adag u dhaleeceeyey go’aankii madaxtooyada Somaliland ku xayirtay wergeyska HUBAAL, kuna tilmaamay inay cawaaqib xumo taariikhi ah oo aan weligeed duugoobin ku yeelan doonto xukuumadda madaxweyne Siilaanyo. Mudane Jamaal Cali Xuseen…

                      Read More

                        Xisbiga Kulmiye laantiisa Uk ayaa soo qaban qabisey Xaflad soo dhawayna iyo dardar galinta Xisbiga Kulmiye

                        London 18Jun13 (SDN)Xisbiga Kulmiye ayaa waxa u ku qabsaday ku qabsaday Magalada  London Xafladan oo uu soo qaban qaabiyay  guddoomiyaha kulmiye ee laamaha  Ingirska waxaana ka Soo qeb galay guddoomiyaha koobaad Mudane Mohamed Kaahinoo boqasha ku joga Uk  , wasiir ku xigeenkii  hore ee Arrimaha debedda Mohamed Yoonis, guddoomiye xiriirka UK xirsi Aadan , salaadiin,…

                        Read More

                        DAAWO:Khilaaf soo Kala Dhex galay Xeer ilaalinta Gobolka Gebilay iyo Ciidanka Booliska {DAAWO}

                        Gebilay 17.June (SDN) Taliyaha Ciidamada Booliiska Somaliland  iyo Ku Simaha Xeer-Illaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Kormeer Shaqo ku Tagay Magaalada Gabiley si ay u soo Xaliyaan Khilaaf soo Kala Dhex galay Maxkamada Gobolka Gabiley iyo Xafiiska Xeer-Illaalinta ee Gobolkaas. Khilaafkan ayaa Salka ku Haya kadib markii ay  in ka badan Toban Cisho ay Saldhiga Booliska…

                        Read More

                          Madaxweynaha Ruushka oo Dafiray in uu Fargal Dhacay

                          London June 17,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Ruushka Valademir Putin ayaa dafiray in uuganacsade Mareykan ah ka dhacay Fargal Superbal Championska la gudoonsiiyo. Afhayeenka Madaxweynaha ayaa sheegay in mr Putin fargalka hadiyad ahaan uu u siiyay mulkiilaha kooxda New England Patriots  Robert Kraft. Kraft ayaa booqday Moscow xili uu la socdey wefdi ganacsato ah oo Putin la kulamay…

                          Read More

                            Xildhibaano Soomaali ah oo Lagu weeraray magaalada Nairobi

                            Nairobi June 17,2013(SDN)-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana hore u soo ahaa Wasiiro ka tirsanaa dawladihii KMG ahaa ayaa xalay rag hubeysani ku weerareen Hotel ay ka degenaayeen magaalada Nairobi. Xildhibaan Cabdulahi Goodax Bare oo hore u ahaa Wasiirkii Qorsheynta ee dawladii Sheekh Shariif iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh oo qudhiisu ahaa wasiirkii Dastuurka ee…

                            Read More