Nicholas Kay:Waxaan Rumeysanahay in Xafiiska UNSOM uu Faaiido badan u yeelan doono Somaliland

    Nairobi June 16,2013(SDN)-Ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay ayaa si markii u horeysay ka jawaabay goaankii ay Somaliland dhawaan ku diiday in xafiiskiisu ka hawlgalo Somaliland. Ergeygu waxa uu barta Twitterka uu ku leeyahay ku faafiyay fariin uu si taxadar leh u qoray. “Somaliland waxa ay walaac ka muujisay xafiiska UNSOM,waxaase loo baahan yahay…

    Read More

      Kay oo la Kulmay Madaxweynaha Jabuuti kana hadlay Maamul u Sameynta Jubooyinka

      Jabuuti June 16,2013(SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicolas Kay ayaa maanta booqday dalka Jamhuuriyada Jabuuti lana kulmay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii loo hirgelin lahaa xafiiska UNSOM ee QM u wakiilatay arimaha Soomaaliya. Labada Masuul ayaa si gaar ah uga wada hadlay sidii gacan…

      Read More

        Puntland oo Dawlada Soomaaliya la xiriirisay Al Shabaab

        Garoowe June 16 2012(SDN)-Maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dawlada dhexe ee Soomaaliya madaxdeedu in ay xiriir la leeyihiin kooxda Al Shabaab. Madaxweyne ku-xigeenka maamul-goboleedka Puntland Cabdisamed Cali Shire ayaa eedeyntan ka jeediyay furitaankii kalfadhiga baarlamaanka Puntland. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in loo bahan yahay in la ogaado goorta ay dawladu xiriirka…

        Read More

          Dibed-baxayaashii Istanbuul oo laga Saaray Beerta Gezi

          Istenbul June 16,20139SDN)-Ciidamada amaanka ee dalka Turkiga ayaa xalay gebi ahaan ka sifeeyay dibed-baxayaal 17kii cisho ee u danbeeyay ku sugnaa beerta Gizi ee magaalada Istanbul. Raiisul wasaaraha dalka Turkaga Rejipp Erdogan ayaa maalinimadii shalay u jeediyay digniintii u danbeysay oo uu ugu baaqayo dibed baxayaasha  in ay isaga baxaan beerta. Dibedbaxayaasha ayaa ku adkeystay…

          Read More

            ARDAYDA WAXKABARATA DALKA UGANDHA IYO JALLIYADA DALKAAS OO BOGAADIYEY MUSHARAXA MADAXWEYNE KUXIGENKA XISBIGA UCID Pro C/Rashid Xasan Mataan War-murtiyeedkiisi Xambaarsana Fariimaha badan

            (Kampala SDN)  Waxa mar ay nala soo xidhiidhen qaybaha kala duwan bulshada reer somaliland ee dalka ugandha ay bogaadin iyo hanbalyo uu direen musharaxa madaxweyne kuxigenka xisbiga ucid Pro C/Rashid Xasan Mataan,taas oo sida ay nagu soo gadhsiiyen ku sheegen in si lexjeclo iyo muwaadinimo masuulyaad garasho fog ula hadlay  una kala diray Dardaaran Ku…

            Read More

              Kalfadhiyadii Baarlamaanka Puntland oo dib u bilaabmay

              Garoowe June 15,2013(SDN)-Waxa xarunta Baarlamaanka ee Garoowe maanta dib uga furmay kalfadhiyadii caadiga ahaa ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya. Kalfadhiga maanta oo uu goobjoog ku ahaa madaxwene ku-xigeenka Puntland Cabdisamed Cali Shire ayaa khudbad uu halkaa ka jeediyay waxa uu uga waramay xaaladaha maamul goboleedka haatan ka jira. Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu…

              Read More

                Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay R.Wasaarihii hore ee Norway

                Muqdisho, 15, June, 2013(SDN)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon  (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada ah gudoomiyaha Xarunta Oslo ee dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha oo la asaasay sanadkii 2006. Ra’iisal Wasaare Saacid ayaa kulankii uu la qaatay uga warbixiyey xaaladaha…

                Read More

                  Qarax ka Dhacay Makhaayad Ciidamada Dawladu Shaaha ka cabaan

                  Walaweyn June 15,2013(SDN)-Magaalada Walaweyn ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta qarax lala beegsaday makhaaxi Shaaha laga cabo oo ay ciidamaa dawladuna fadhiistaan. Qaraxa oo aan ilaa iyo haatan cidi sheegan ayaa waxa ku geeriyoodey Todobo ruux oo isugu jira shicib iyo ciidamo ka tirsan Dawlada. Sidoo kale qaruxu waxa uu bartii ku dilay haweeney iyadu…

                  Read More

                    Ergayga Qaramada Midoobay oo ka jawaabay go’aanka ay Somaliland ku mamnuucday Xafiiskiisa UNSOM, muxuuse ka yidhi dareenkii dawladda?

                    Hargeysa June, 15 2013 (SDN)- Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Danjire Nicholas Kay, ayaa sheegay inuu dulqaad u yeelan doono go’aanka ay dawladda Somaliland ku mamnuucday in xafiiskiisa UNSOM laga furo caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Dawladda Somaliland ayaa danjire Kay, markii uu la kulmay Madaxweyne Siilaanyo…

                    Read More

                      Gollaha Degaanka ee Degmeda Saylac oo Markii u horeysay Yeeshay Kalfadhi

                      Saylac 15.June (SDN) Xubnaha 17-ka ah ee Golaha deegaanka Degmada Saylac ayaa maanta yeeshay kalfadhigoodii ugu horeeyey tan iyo intii ay Somaliland ka qabsoontay doorashadii Golaha Deegaanada. Sida uu ku soo waramayo weriyaha qurbejoog ee Gobolka Salal Kalfadhigan maanta oo uu shir gudoominayey badhasaab ku xigeenka Gobolka Salal Md Cali Allaale rayaale ayna soo xaadireen…

                      Read More

                        Marxuun Xildhibaan Axmed Weyne iyo Doorkiisii Hal abuurnimo ee Qarsoonaa {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 15.June (SDN) Ilaahay Naxariistiisa Janno ha Ugu Deeqee Waxaa Maanta lagu aasay Xabaalaha Xeedho Marxuun Xildhibaan Marxuum Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne) oo ka tirsanaa golaha wakiilada Somaliland, oo habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa. Marxuunku waxa uu ka mid ahaa halgamayaashii Ururkii SNM, Gees kale hadii laga eego waxa uu ahaa Suugaan…

                        Read More

                          Jaamacada Hargaysa oo ugu Deeqay Sideed Kun oo Buug Maktabadaha Hargaysa

                          Hargaysa 15.June (SDN) Jaamacadda Hargeysa ayaa  ugu deeqday sideed kun oo buug qaar kamid ah dugsiyada sare ee dalka   iyo  qaar kamid ah maktabadaha  caasimada Hargeysa. Munaasabada wareejinta deeqdan buugaagta ah oo lagu qabtay xarunta jaamacada Hargaysa  ayaa   hormoodka kulliyada sharciga ee jaamacada Hargaysa Prof. Maxamuud  xuseen Faarax  oo u hadlay jaamacada ayaa sheegay in…

                          Read More