Eng Faysal Cali Waraabe oo Xukuumada ku taageeray Go’aankii ay ku diiday in Somaliland laga furo Xafiiska UNSOM {DHAGAYSO}

    Hargaysa 15.June (SDN) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Sheegay inuu ku taageersan yahay Xukuumada Go’aankii ay ku diiday in Somaliland laga furin Xafiiska Siyaasada ee UNSOM . Gudoomiyaha ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay qalin jabinayeen 403 arday oo ka baxay  Kuliyada SIDAM College oo Maanta Lagu…

    Read More

      Gudoomiyaha qaban qabda ee daah furka xafiiska jaaliyada somaliland ee Bariga London Cabdixakiim Maxamuud C/raxmaan(cadaani)oo u waramay qurbejoog.com

      London 15Jun 13 (SDN)Gudoomiyaha qaban qabda ee daah furka xafiiska jaaliyada somaliland ee Bariga London oo u waramay qurbejoog.com ayaa Cabdixakiim maxamuud C/raxmaan(cadaani) waxana uu nooga waramay halakay marayso qaban qabada asaaska xaflada jaaliyada somaliland ee bariga london Qurbejoog.com Cabdkixakiim Cadani waxad nooga waranta halkay marayso qaban qabada xafladii daah furka Xafiiska Bariga London jawaab:…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Madaxtooyada ku qaabilay Ardayda Dhagoolayaasha ah ee Shan dugsi oo dalka ah {DHAGAYSO}

        Hargaysa 15.June (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan balaadhan ugu sameeyey Ardayda Dhagoolayaasha Somaliland oo ka kala socday 5 Dugsi oo ka kala yimid Gobolada Awdal oo Hal Dugsi ah (Boorama), Togdheer oo uu ka socday Hal Dugsi (Burco), Maroodi-jeex (Hargeysa) oo ay ka socdeen laba Dugsi…

        Read More

          Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo kuwa 8aad ee Dugsiyada dhexe oo dalka ka bilaabmay

          Hargaysa 15.June (SDN) Tiro  ku dhow  20 kun oo arday ayaa saaka oo Sabti ahayd u fadhiistay Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa  guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland. Marwo Samsam Cabdi Aadan Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee JSL ayaa wax yar ka dib markii uu bilaabmay imtixaanku waxa ay kormeer ku soo martay qaar ka mid aha Goobaha…

          Read More

            Magaalada Hargaysa oo Maanta lagu Aasay alle ha u Naxariiste Marxuun Xildhibaan Axmed Weyne iyo Madaxweyne Siilaanyo oo tacsiyadeeyay

            Hargaysa 15.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland mudane  Axmed Maxamed Maxamud  ayaa maanta ka qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne) oo ka tirsanaa golaha wakiilada Somaliland, habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada hargaysa. Marxuumka oo maanta lagu aasay xabaalaha Xeedho ee magaalada hargaysa ayaa waxaa kaloo aaskiisa ka qayb galay…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgeli Doona Shirka Wadamada ku Bahoobay Ururka G8

              London June 15,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqanaya dalka Britain ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shirka wadamada hore u maray ee ku bahoobay ururka G8. Waa markii u horeysay ee madaxweyne Soomaaliyeed lagu casuumo ka qeybgalka shir ay yeelayaan sideeda wadan ee dunida ugu dhaqaalaha horeeya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar…

              Read More

                NUSOJ oo Bulshada ka Tacsiyadeysay Geeridii Naxdinta leheyd ee ku timi Xasan Kuuriya

                Muqdisho June 15,2013(SDN)-Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ waxa uu wax laga naxo ku tilaamay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid mid ka mid ah suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Muqdisho. Xoghayaha Guud ee Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed, Mr. Maxamed Ibrahim ayaa isagoo ku hadlaya magaca suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo tan bahda warfaafinta uu tacsi…

                Read More

                  AMISOM oo isku gedaamay Xaafadaha degmada Huriwaa ee Muqdisho

                  Muqdisho June 15,2013(SDN)-Ciidamada Africa ee AMISOM oo ay weheliyaan kuwa ka amarka qaadata dawlada Soomaaliya ayaa maanta buuxdhaafiyay wadooyinka dhexmara degmeda Huriwaa. Ciidamada ayaa waxa ay aqal aqal u baarayaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmeda Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Isu socodka gaadiidka iyo shicibka ayaa gebiahaanba la xayiriay maanta oo welina baaritaanadu ay socdaan….

                  Read More

                    Somaliland:Cidii Xal heysaay Hore u soo joogso(FAALLO)

                    Hargeysa June 15,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa haatan u muuqata mid ku hafatay caqabado dhawr ah oo is-biirsanayay sanadihii u danbeeyay. Wax ka qabashada caqabadahan siyaasadeed iyo kuwo dhaqaale ayaa soo jidanayay Siyaasiyiin iyo shicib juhdi badan geliyay ka faaloonta xaaldahaasi. Haatanse waxa la soo gaarey xiligii ay cid waliba oo…

                    Read More

                      Iraan oo la tirinayo Codadka Doorashooyinkii Madaxtooyada iyo Isbedelka dalkaasi u baahan yahay

                      Tehran June 15,2013(SDN)-Dalweynaha Iraan ayaa shalay looga dareeray doorashooyinkii Madaxtooyada ee dalkaasi oo afartii sanaba mar la qabto. Doorashooyinka oo ay ka qeybqaateen tiro shacab ah oo aad uga faro badan kuwii sanadihii ina dhaafay ayaa muujinaya baahida reer Iraan u qaban isbedel siyaasadeed. Musharixiinta ugu cad cad ee tartanka madaxtinimada Iraan ayaan u muuqan…

                      Read More

                        Qaramada Midoobey oo ka digtay mucaaridka Syria oo la Hubeeyo

                        New York June 15,2013(SDN)-Dawlada Mareykanka oo ku eedeysay xukuumada Syria in ay ciidamadeedu isticmaaleen hub sun ku xardhan tahay oo ay kala hortagtay mucaaridka hubeysan ee ay labada sanadood la dagaalameysay. Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa hore uga digay in xukuumada dimishiq aaney isticmaalin sunta wax gumaada,taas oo keeni karta taageero buuxda oo ay siiyaan mucaaridka…

                        Read More

                          Nin somali ah oo isku diley dalka talyaniga

                          Italy 15Jun13 (SDN)Muwaadin Somaliyeed ayaa iskasoo tuuray dabaq ku yaalla magaalada Firenze  gobolka Florence ee dalka Italy maalinimadii shalay. Marxuumka Geeriyooday oo 31 sano jir ah ayaa waxa lagu magacaaba Mohamed mohamud Osman waxayna wararka sheegayaan sababaha ka danbaysay inuu iskasoo tuuro dabaqa oo ah kadib markii uu ka dhacay sharcigii uu ku joogay dalka…

                          Read More

                            War Deg Deg Ah: Hooyo Dhashay Seddex Caruur Ah Oo Lagu Toogtay Caawa Fiidkii Xaafadda Callaamadaha Ee Caasimadda Hargeysa Dhaawaciina U Dhimatay H

                            Hargaysa 15jun13 SDN) Alla ha u naxariistee Raxma Maxamed Xaashi oo da’deeda lagu sheegay 35 sanno jir dhashay seddex      caruur ah ayaa caawa fiidkii abaaro 6:00 maqrabnimo lagu hor toogtay dukaan ku yaalla xaafadda callaamadaha ee koonfurta caasimadda Hargeysa wakhti ay marxuumaddu alla ha u naxariistee dukaanka Alkhaliij,oo ku yaalla xaafadaasi  ay ka a adeeganaysay….

                            Read More