Wasiirka Hawlaha Guud oo ka hadlay Xaalada Wakaalada Korontada iyo Khudbadihii Xilwareejinta {DHAGAYSO}

    Hargaysa 13.June (SDN)  Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta ee Somaliland Mudane, Axmed Cabdi xaabsade  ayaa sheegay,inuu ka mid ahaa masuuliyiin loo xil saaray inay ka soo war-biixiyaan hay’adda  Laydhka ee Hargaysa iyo xaaladda ay ku suganayd isagoo Xusay in baadhis ay Gudidoodu Samaysay ay ku ogaadeen laba  arimood inay haystaan hay’addan, kuwaasi oo kala…

    Read More

      Maareeyaha Cusub ee Wakaalada Korontada ee Caasimada oo Xilkii la Wareegay

      Hargaysa 13.June (SDN)   Maareeyaha Cusub ee  Hay’adda Korontada magaalada Hargeysa  Mud.Axmed-yaasiin  Aw Maxamed Jaamac oo uu weheliyo maareeye ku xigeenka cusub ee hay’adaas C/llahi Yuusuf Cismaan, ayaa maanta  Xilkii Hay’adda Korontada kala wareegay    Ku simihii  Maareeyaha  ee Hay’adaasi. Xil-wareejinta oo lagu qabtay  Huteel Samer-Time ee magaalada Hargeysa, kana soo qayb galeen   Wasiirka Hawlaha Guud Mud,Axmed…

      Read More

        Xulka Salal oo u awood Sheegtay Xulka Badhan iyo Maroodijeex iyo Sanaag oo barbar dhac 0-0 ah galay

        Hargaysa 13.June (SDN)   Xulalka Gobolada Salal,Buuhoodle,Maroodi Jeex iyo Sanaag ayaa Maanta Wada Yeeshay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Garoonka Hargaysa Staduim . Hargaysa 13.June (SDN) Ciyaarta Kowaad ayaa Waxaa Wada Yeeshay Xulalka Salal iyo Buuhoodle Xulka Gobolka Salal ayaa Afar Gool iyo Hal kaga dul talaabsatay Xulka Gobolka Buuhoodle,iyagoo Maanta Wacdaro ka Muujiyay…

        Read More

          “Somaliland Waa Jasiirad Nabdoon oo Xasiloon,kuna Taala Gobol aan Xasiloonayn” Mr Nicholas Kay Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia

          Hargaysa 13.June (SDN)  Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr Nicholas Kay ayaa maanta yimid caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Ergayga cusub ee Qaramada midoobay waxa  madaarka Egal International Airport ku soo dhoweeyey Wasiirka arimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee JSL Md Maxamed Cabdilaahi Cumar, iyagoo markii ay madaarka ka soo…

          Read More

            Garabka haweenka xisbiga ucid ee bristol uk oo xaflad sagootina u sameyey Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Mudane Jamal Cali Xuseen‏

            Bristol 13Jun13(SDN) Garabka haweenka xisbiga ucid ee bristol uk oo xaflad sagootina u sameyey Musharaxa  Madaxwaynaha Xisbiga  Mudane Jamal Cali Xuseen‏ xafladan oo  ayaa looga hadlay arimo la xiriira  xogwareeysi iyo dardaaran howlaha xisbiga, dhaqalaha, arimaha siyasada iyo kalinta qurbo joogta ay ka qadan lahayeen dorashayoonka soo socda iyo sidii xisbiga loo dardar  galin laha…

            Read More

              Agaasimaha Samafalka ee Wasaarada Dibu dejinta oo ka hadlay Dhakhaatiir hawl galo caafimaad ka wada Cisbitaalka Guud ee Hargaysa

              Hargaysa 13.June  (SDN)  Agaasimaha  samafalka ee wasaarada dib-u-dejinta  JSLand  Mud,Siciid Cabdi Gaboobe,ayaa   sheegay in dhakhaatiirta sucuudiga ah ee Howsha samafalka  Caafimaadka ka wada Isbitaalka Guud ee hargeysa,kuwaasi oo uu sheegay, in  Mudadii ay dalka joogeen oo toban maal-mood  ku siman  Ay daaweyn iyo baadhis u sameeyeen dad tiradooda lagu qiyaasay ilaa laba kun iyo boqol…

              Read More

                Yurub oo Webiyadii ay Fataheen

                Barlin June 13,2013(SDN)-Dalalka reer Yurub ayaa sanadkan waxa lagu saliday roobab sababay Fatahaadyo aan noocooda oo kale hore loo arag. Dalka Jarmalka iyo wadamada dhaca bartamaha Yurub ayaa sanadan ay ku de’een roobab aad iyo aad uga tiro badan kuwii hore uga hoori jiray. Dadka magaalooyinkoodu ay dhacaan jiidaha webiga Elbe ee dalka Jarmalka ayaa…

                Read More

                  Safiirkii Britain ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu Macasalaameeyay

                  Muqdisho June 12,2013(SDN)-Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu macasalaameeyay safiirkii Britain u fadhiyay Muqdisho Matt Baugh oo mudo sadex sanadooda xilkaa hayay. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka hadala xaflada Muqdisho safiirka loo qabtay ayaa hadaladiisii waxa ka mid ahaa; “Saaxiibkeen Safiirkii UK Matt Baugh, waxuu u noqonayaa London oo uu dhameystay 3 sano oo uu…

                  Read More

                    Xisbiga Ucid oo Mawqif adag iska taagay talaabada albaabada loogu xidhay Wargayska Hubaal {DHAGAYSO} Mujaahid Cali Guray

                    Hargaysa 12.June (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Cod dheer kaga Digay  Talaabada ay Xukuumada Somaliland ku Xayirtay Wargayska Hubaal oo ka mid ah Warsidayaasha ka soo baxa Caasimada Somaliland ee Hargaysa Isla markaana ku Sheegay Mid ka hor imanaysa Mabaa’diida Saxaafada Xorta ah iyo Xoriyatul Qawlka. Gudoomiye ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid…

                    Read More

                      Xulalka Ciyaaraha ee Gobolada Maroodijeex iyo Sanaag oo Mas’uuliyiin dawlada ahi Hadhimo Sharafeedyo ku Maamuuseen

                      Hargeysa 12.June (SDN)  Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa maanta Qado Sharaf ku Maamuusay Xulka Gobolka Maroodi Jeex u Metelaya tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland. Hadhimo Sharafeedkan waxaa Goob joog ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada,Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex iyo Xildhibaano ka tirsan Golayaasha qaranka. Wasiirka Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale…

                      Read More

                        Qodobo laga soo saaray Shir Beeleed Ka Socday Deegaanka Garbo Ee Degmada Yufle Ee Gobolka Sanaag {DHAGAYSO}

                        Ceerigaabo 12.June (SDN)  Kulan balaadhan ay soo qabanqaabiyeen, waayeelka, aqoonyahanka iyo   dhalinyarada beesha degaanka degmada Yufle ayaa maanta lagu soo gebagebayay  tuulada Garbo ee koonfurta degmada Ceerigaabo, kulankaas oo lagaga hadlayay hawlaha horumarka bulshada, ilaalinta degaanka  iyo adkaynta  nabadgelyada ayaa waxa munaasibadii xidhitaanka kasoo qayb galay boqoro, salaadiin, cuqaal, aqoonyahan, dhalinyaro iyo martisharaf aad u…

                        Read More

                          Faafin ku saabsan dhaqaalihi ka soo baxey xafladii 18 May oo bil ku dhawaad la joogo oo aan la heyn ilaa hada Iyo Emailadii ay is waydarsadeen Ssuk iyo Wakilka Somaliland oo la soo bandhigay

                          London 12Jun13(SDN)  Anooga ah gudigii diyaarisay, abaabushay, isla markaana lahayd fikirkii xafladii 18 may 2013 ee lagu qabtay magaalada London. Waxaanu doonaynaa inaan ka haldalno arin yaab iyo ama kaag nagu noqotay. Gudidayadu waxaanu ahayn dhalinyaro wax ku baratay kuuna soo kortay dalka Ingiriiska habase ahaatee og halka ay leeyihiin inay tahay Somaliland. Waxaanu jeclaysanay…

                          Read More