“Qof dhinabane ah oo aan sharcigiisii fulin sharci kale laguma qaadi karo” Maxamed Xasan Dirir Waddani {DHAGAYSO}
Hargaysa 12.June (SDN) Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Meel adag iska taagay Talaabadii ay Waaxda Garsoorka oo ay dabada ka riixayso Waaxda Fulinta oo Xukuumada ah ay albaabada ugu laabatay Wargayska Hubaal oo ka Mid ahaa Warsidayaasha Madaxa Banaan ee ka soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa . Xisbiga Waddani waxa uu sheegay in…
