Hadhiimo Sharafeed lagu Dhiirigalinayo Xulka Gobolka Sanaag oo Hargaysa loogu Sameeyay

    Hargaysa 10.June (SDN) Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Mudane Cabdi Dirir   Cabdi ayaa maanta xulka gobolka Sanaag  hadhimo sharafeed ugu sameeyay Huteelka Summer Time   ee magaaladda Hargeysa. Xafladaas qado sharafta ahayd waxa kale oo ka soo qeyb galay  Maareeyaha Madbacadda Qaranka Mudane Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carrey), Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland, isku duwaha wasaaradda…

    Read More

      Xulka Daad Madheedh oo Wacdaro ku Dhigay Dhigooda Gobolka Badhan oo Guushu ku Raacday 2 Gool iyo 1 Gool

      Hargaysa 10.June (SDN) Xulalka Gobolada Gebilay,Awdal,Daad Madheedh iyo Badhan ayaa Maanta Wada Yeeshay Ciyaaraha is reeb reebka Gobolada Somaliland ee Ka Socda Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Stadium . Ciyaarta Hore ayaa dhex martay Gobolada Awdal iyo Gebilay waxaanay ahayd Ciyaar adag oo ay labada Xulba isla dhaafi waayeen inay wax goolal ah kala dhashadaan…

      Read More

        Kulan lagu darsayo Mashaariicda Hay’ada Socdaalada ee IOM oo Hargaysa ka Furmay

        Hargaysa 10.June (SDN) Kulan howleed looga hadlayo  Xulashada  Mashaariicda  hay’ada  IOM  ee  qorsha howleedka dhinaca socdaalka ee   sanadaha 2013 ilaa – 2014  ayaa maanta looga furay  Magaalada Hargeysa  xubno ka  tirsan  Howl-wadeenadda Laanta Socdaalka ee Somaliland. Taliyaha Laanta Socdaalka somaliland  Maxamed Cali Yuusuf oo ka hadlay furitaanka kulan howleedkan ayaa waxa  uu  tilmaamay in ujeedada…

        Read More

          Dagaalo Ka Dhacay Kismaayo Oo Khasaare Dhimasho Sababay Iyo Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay

          Kismaayo June 10,2013(SDN/Hubaal)- Dagaalo ka dhacay Magaalada Kismaayo shalay ayaa sababay khasaare dhimasho dhawr iyo toban qof. Kadib markii  Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose in dagaal culus oo madaafiic laysu adeegsaday  ku dhexmaray kooxo hubeysan oo ah Malayshiyaadka RaasKaanbooni oo daacad u ah Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Malayshiyada  Iftin Xasan Baasto. Dagaalka…

          Read More

            UCID oo Somaliland ka tacsiyadeysay geeri ku timi Sarkaal ka tirsanaa Booliska Somaliland

            Hargeysa June 10,2013(SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweynaha , Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha   Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Sarkaal Sare oo Ka tirsanaa Ciidanka Bilayska  JSL oo Hawlaha Tababarada iyo dib u dhiska Ciidanka Bilayska mudo  dheer u…

            Read More

              Meeliishaad weeraray Xarunta Nato ee dalka Afgaanistan

              Kabul June 10,2013(SDN)-Xarunta ciidan ee NATO ay ku leedahay magaalada Kabul ayaa waxa weerar ku qaaday meliishaad aad hubeysan. Sida ay sheegeen ciidamada amaanka ee dalka Afgaanistaan waxa la maqlayay qaraxyo taxane ah iyo rasaas culculus oo ka dheceysa xarunta NATO ee Afgaanistaan. Xarunta ciidamada NATO  ee dalka Afgaanistaan ayaa ku taal xero ku naban…

              Read More

                Edward Snowden:Waxaan ahay ruuxii shaaciyay in Dawlada Mareykanku Dhegeysato Isgaarsiinta,Nolosheydana Halis ayay ku jirtaa

                Hong Kong June 10,2013(SDN)-Nin ka mida shaqaalaha hay’ada Mareykanka u qaabilsan amniga ee NSA oo la yidhaahdo Edward Snowden ayaa saxaafada isugu soo bandhigay in uu yahay ruuxa shaaciyay qorshe dawlada Mareykanku ku dhegeysaneysay mudaba Isgaarsiinta. Qorshahan oo dhawaan ay baahisaysay jariirada The Guardian ayaa waxa ay muwaadiniinta Mareykanka iyo ururada u dooda xuquuqda xafidaada…

                Read More

                  DAAWO:Dhalinyarada Qurbejooga oo ka waramaya sida ay uga xun yihiin Dilalaka Soomaalida loogu Geysto Konfur Africa

                  Dublin June 10,2013(SDN)-Dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Irland ayaa sameeyay cajalad muuqaal ah oo ay uga waramayaan sida ay uga xun yihiin dilalka soo noqnoqda ee Soomaalida loogu geysto dalka Konfur Africa. Soomaalida caalamka ayaa ka carooday dilkii u danbeeyay ee loo geystay nin Soomaali ah oo ka ganacsada magaalada Cape Town. DAAWO…

                  Read More

                    R.Wasaaraha ayaa soo dhaweeyey kaalmada Ururka Islaamka codsina u diray caalamka inay dib-u-dhiska Soomaaliya ka qayb qaataan

                    Muqdisho, 10, June, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayey mashaariic ay dowladda Sucuudigu ugu deeqday Soomaaliya  oo uu hirgalinayo Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Mashaariicdaan ayaa waxaa ku baxaya lacag gaaraysa 72 milyan oo doolar waxaana wajigiisa…

                    Read More

                      Xubno Culus oo ka tirsan Xisbiga Wadani ee Uk oo ku soo biray Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka UCID Halkaana Xilal logu Macagabay Xubnahaas

                      London 10Jun13  (SDN) Xubnaha Xisbiga Ucid ee uk oo xaflad soo dhawayna u qabtay Garab ka tisan Xisbiga Wadani ee uk lamahiisa oo si rasmiya ugu soo biray xisbiga cadalada iyo Daryeelka UCID halkaas oo u goob joog  ka haa Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga UCid mudane Jamaal Cali Xuseen xafladan oo si aad iyo aad loga…

                      Read More

                        Puntland oo si adag uga hadashay xaalada Kismaayo, kuna hanjabtay inay saamayn doonto wada-shaqaynta ay la leedahay dawladda Federaalka Soomaaliya

                        Garoowe June 9, 2013 (SDN)- Maamul-gobolleedka Puntland ayaa markii u horaysay si kulul uga hadlay dagaalo maalmihii u dambeeyay ka socday magaalada Kismaayo oo todobaadyadii la soo dhaafay khilaafaad siyaasadeed ka aloosnaa, kadib dhismaha maamul-gobolleedka Jubbaland. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Gen. Cabdisamid Cali Shire oo maanta warbaahinta kula hadlay Garoowe, kadib socdaal uu muddo ugu maqnaa…

                        Read More

                          “Waxaanu Aaminsanahay in Dagaalka Kisimaanyo ay ka danbeeyeen Dawlada Federaalka Somalia, Punt landna Waxay ka Fiirsanaysaa Wada Shaqaynta ay la leedahay” M.weyne Xigeenka Punt land {DHAGAYSO}

                          Garoowe 09.June (SDN) Madaxweyne ku Xigeenka Punt land C.samad Cali Shire ayaa dawlada Federaalka Somalia ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sh.Maxamud waxa uu ku eedeeyay inay ka danbeeyeen dagaaladii dhawrkii Cisho ee u  danbeeyay ka Socday Magaalo Xeebeedka Kisimaanyo . Madaxweyne ku Xigeenka Punt land waxa uu ku dooday in dawlada federaalka Somalia ay tahay…

                          Read More

                            Xisbiga Ucid oo Wasaarada Ciyaaraha ku Eedeeyay inay iska Hor keentay Ciyaartoygii Gobolka Togdheer

                            Hargaysa 09.June (SDN) Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa Warsaxaafadeed uu Maanta Soo Saaray Waxa uu Si ba’an ugu dhaliilay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xadhigii ay kula Kacday Xulkii Gobolka Togdheer u matalayay Ciyaaraha Gobolada Somaliland . War-saxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha Guud ee xisbiga UCID Axmed Aden Ismaaciil (Keyse), ayaa ku Eedeeyay Wasaarada Ciyaaruhu…

                            Read More

                              Kulan lagu Shaacinayay Ganacsatada Ku Guulaysay Mashaariic Maalgashi oo Hargaysa lagu qabtay

                              Hargaysa 09.June (SDN) Wasiirka wasaarada Qorshaynta Qaranka  ahna  Gudoomiyaha  Gudiga  la tashiga mashruuca  Deeqaha ee  GAP Dr,Sacad Cali shire,ayaa  ka qayb galay  shir jaraa’id oo maanta  magaalada Hargaysa ay ku qabteen  Maamulka Maalgashiga  ee SBF oo  ay ku shaaciyeen ganacsatadii  ku guulaystay  deeqihii waaweynaa  ee wareegii kowaad   iyo bixinta 21 mashruuc  oo ka  mid ah…

                              Read More

                                Hargeysa: Booliska oo Waaran la’aan ku qabtay Sarkaal Waayo-arag ah oo warbixino Musuq ka qoray Agaasimaha Baanka Dhexe

                                Hargeysa June 09,2013(SDN/Hubaal)- Askarta ka tirsan Ilaalada Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa shalay Waaran La’aan Xabsiga ugu taxaabay Mawliid Aadan Cumar oo ka mid ahaan jiray saraakiisha waayo-araga ah ee Baanka, balse muddooyinkii u dembeeyey soo bandhigayey qoraalo iyo warbixino Musuq ku dhereran oo ka dhan ah Maamulka Bangiga gaar ahaanna Agaasimaha Fulinta ee Baanka…

                                Read More