Xulka Gobolka Maroodijeex oo Hal Gool iyo Eber kaga badiyay Xulka Gobolka Salal
Hargaysa 08.June (SDN) Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo Meel Xasaasi ah Maraya ayaa Waxaa Maanta Fooda Isku daray Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Salal. Ciyaartan oo ahayd Mid Xamaasad badani ku Dheehnayd Isla Markaana ay daawashadeeda ka qayb galeen Dadweyne Tiro badan oo kala taageerayay labada Xul ayaa Xulka Maroodi Jeex waxa uu Suuro gashay…
