Xulalka Gobolada Saraar iyo Badhan oo Awood ku Muquuniyay Xulalka Sanaag iyo Saaxil

    Hargaysa 07.June (SDN) Xulalka Gobolada Saaxil,Badhan,Saraar iyo Sanaag ayaa maanta wada yeeshay Ciyaaraha Tartanka Gobolada Somaliland ee Ka Socda Garoonka Hargaysa Studium . Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Saraar ayaa Qaybtii 1aad ee Ciyaarta ay la Yeesheen Xulka Gobolka Sanaag waxa ay Kubad Qurux badan ku Xareeyeen Shabaga Dhigooda Gobolka Sanaag,Qaybtii labaad ee Ciyaarta markii…

    Read More

      Afhayeenka Villa Soomaaliya:Faroole waxaan kala hadalay Doorashooyinka Puntland

      Nairobi June 07,2013(SDN)-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Yariisoow oo saxaafada kula hadlay magaalada Nairobi ayaa ka waramay kulan xalay magaaladaa ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole. Afhayeenku waxa uu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya aanu madaxweynaha Maamulgoboleedka Puntland arimo ay ka mid ahaayeen Doorashooyinka Puntland looga diyaar garoobayo….

      Read More

        Kulan looga hadlayay Kabka Dawladaha Hoose iyo Dardargalinta Cashuuraha oo Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

        Hargaysa 07.June (SDN) Kulan howleed  Muddo laba maalmood ah u socday    Maayirada  Degmooyinka Derajada kowaad ee dalka ,lagagana hadlay  sidii kabka Dawlada dhexe ay siiso  Dawladaha Hoose loogu  isticmaali-lahaa  dhinaca mashaariicda hurumarineed ee degmooyinka, isla markaana loo dar-dar gelin lahaa Howlaha  dhinacyada cashuuraha iyo dakhli kobcinta dawlada hoose ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey  magaalada…

        Read More

          Laba Tan oo Daawooyin Dhacay oo Lagu Gubay Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal

          Saylac 07.June (SDN) Masuuliyiinta kastamka saylac maayorka degmada saylac iyo isuduwaha hay’ada dhawrista tayada agabka qaranka   ee gobolka salal ayaa siwada jira u gubay 2 Tan oo daawo dhacday ah . Daawadan dhacday oo ka timi  dalka jabuuti ayaa lagu qabtay kastamka cashuuraadka ee degmada saylac waxaana iska kaashaday masuuliyiinta kastamka iyo isuduwaha hay’ada dhawrita…

          Read More

            Dawlada Mareykanka oo Keydineysa Xogta Isgaarsiinta

            Washington June 07,2013(SDN)-Jariirada The Guardian ayaa shaacisay in dawlada Mareykanku ay haatan mudaba weday barnaamij ay ku keydineyso isticmaalka Isgaarsiinta ee dalkaasi. Arintani oo aheyd hadal heynta u badan ee dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay falaqeyn aan caadi aheyn oo dhanka sharciga ah. Shuruucda Mareykanka ayaa si waafi ah u kafaalo qaadeysa xoriyada Kalsoonida isticmaalka…

            Read More

              Madaxweyneyaasha Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Faroole oo fadhi ku kala kacay(SAWIRO)

              Nairobi Juune 07,2013(SDN)-Kulan xalay ay isugu yimaadeen magaalada Nairobi madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa ku soo dhamaaday isfaham waa. Labada Masuul ayaa ka wadahadalay qodobo la isku mari waayay oo ay ka mid ahaayeen arrimaha maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo iyo Dastuurka dalka. Qodobadan oo labada dhinac ay…

              Read More

                Xus loo sameeyay Dheelmintii Ras’uulkeenii Muxamed NNKH oo lagu qabtay Magaalooyinka Somaliland

                Hargaysa 06.June (SDN)  Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo uu Weheliyo Siyaasiga Cali Maxamed Waran Cade ayaa maanta ka qayb galay Xus balaadhan oo loo Sameeyay Dheelminta Ras’uulkeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo  ku beegan 27-Ka Bisha Rajab.,laguna qabtay Huteel Ambassador  ee Caasimada Hargaysa . Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Caawa ka qayb galay Daawashada Ciyaaraha Kubada Gacanta ee Timcade

                  Hargaysa 06.June (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa booqday oo kormeer ku tagay garoonka kubadda Kollayga ee Timacade ee Magaaladda Hargeysa, halkaasi oo ay ka socdaan Tartanka ciyaaraha kubadda kollayga ee goboladda dalka. Waxa caawa tartanka kubadda Kollayga Isku haleelay xulalka goboladda Maroodi-jeex iyo Sanaag. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamuud (Siilaanyo)…

                  Read More

                    Xulalka Daad Madheedh iyo Hawd oo Bar baro galay iyo Xulka Maroodi Jeex oo 2 Gool iyo 1 Ku Muquuniyay Xulka Buuhoodle

                    Hargaysa 06.June (SDN) Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada Somaliland oo Maraya Meel Xasaasi ah ayaa Waxaa Maanta Fooda Is daray Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle,halka ay Sidoo kalena is haleeleen Xulalka Gobolada Daad Madheedh iyo Hawd . Ciyaarta hore ayaa dhex maray Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle oo ay u ahayd Ciyaartiisii Kowaad waxaana…

                    Read More

                      Duqa Degmada Saylac oo Xadhiga ka jaray Dayr lagu wareejiyay Xarunta Dawlada Hoose ee Saylac

                      Saylac 06.June (SDN)   Duqa Degmada Saylac mudane Xuseen iidle Barkhadle ayaa maanta xadhiga ka jaray dayrka cusub ee dawlada hoose ee degmada saylac. Xafladan xadhig jarista ah ayaa waxaa goob joog u ahaa gudoomiyaha degmada saylac Xuseen Iidle Barkhadle,gudoomiye xigeenka degmada saylac Sacad Daahir Cige xoghayaha fulinta dawlada hoose ee degmada saylac Bashiir Cilmi Waaberi,…

                      Read More

                        Toban Sanno Guurada Aasaaska Dalada Sonyo oo Hargaysa lagu qabtay

                        Hargaysa 06.June (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane, C/raxmaan Cabdillahi Ismaaciil –Saylici- ayaa ka qayb galay munaasibad loo sameeyey sanad guurada  tobnaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii Daladda dhalinyarada Somaliland ee SONYO. Kulankan  oo  ay ka soo qayb galeen wasiirada wasaaradaha,dhalinyarada iyo ciyaaraha,dib-u-dejinta, xanaanada xoolaha iyo masuuliyiin kale,ayaa hadal  uu halkaa ka jeediyey Gudoomiyaha daladda…

                        Read More

                          Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta go’aan ka gaaray Badaha Soomaaliya

                          Warsaxaafadeed: Golaha Wasiiradu waxay shirkoodii todobaadlaha ahaa ee maanta ka soo sareen go’aamada hoos ku xusan ee la xiriira arrimaha badda Soomaaliya:- 1.Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay ayid-san-tahay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliyeed uu gaaray August 1, 2009, ayna xildhibaanadu ku diideen is-fahmakii doodda looga furayey xadaynta biyaha badda Soomaaliyeed. Is afgaradkaas oo dhacay April 7,…

                          Read More