Xarun Soomaalidu ku leheyd London oo Dab la qabadsiiyay

    London June 06,2013(SDN)-Ciidamada la dagaalanka argagixisada ee dalka Britain ayaa baaraya dab la qabadsiiyay Xarun Soomaalidu ku leheyd magaalada London. Ciidamada ayaa baaritaanada bilaabay ka dib kolkii lagu arkay xarunta astaanta EDL oo ay leeyihiin koox xagjiriin Cadaan ah oo dalkaa ku nool. Ciidamada Dabdamiska iyo kuwa Booliska ayaa looga yeeray xarunta ka dib kolkii…

    Read More

      Mucaaridka Syria oo laga Saaray Magaalo Muhiima iyo reer Galbeedka oo Afka Labadii yeeray

      Quseyr June 06,2013(SDN)-Ciidamada dawlada dalka Syriaa ayaa gebi ahaanba gacanta ku dhigay magaalada Muhiimka ah ee Quseyr oo mudaba ku jirtay gacnata kooxaha reer galbeedku taageeraan ee Kacdoonka wada. Afhayeenka Aqalka Cad Jay Carney ayaa saxaafada u sheegay in ciidamada dawlada Syria ayida ay muuqatay in ay gacan uga baahedeen taageerayaashooda Sharka ee Xisbulah iyo…

      Read More

        DAAWO:Xaruntii Soomaalida ee London lagu gubay

        London June 06,2013(SDN)-Ciidamada la dagaalanka argagixisada ee dalka Britain ayaa baaraya dab la qabadsiiyay Xarun Soomaalidu ku leheyd magaalada London. Ciidamada ayaa baaritaanada bilaabay ka dib kolkii lagu arkay xarunta astaanta EDL oo ay leeyihiin koox xagjiriin Cadaan ah oo dalkaa ku nool.

        Read More

        Maxaa Kala Haysta Fifa Iyo Cunsiriyadda Ka Dhaxaysa Ciyaartooyda? By Jaahuur,

        Fifa-June-05-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Fifa oo khaati ka taagan cusuriyadda ay isku hayaaan ciyaartooyada ku fidhidhsan daafa aduunka. Haddaba runtii alaaba haddii la ciyaarayo koobka kubadda cagata ee aduunka,horyaalka Yurub,Cup of Nation,ka Asia iyo qaar kale oo farabadan ayaa waxaa laga soo baahiyaa iney isku tuur-tuuraan aflagaado iyo cusurinimo. Saaxiibayaal doraato…

        Read More

          Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Oo Ku Heshiiyey Dhowr Arrimood

          Nairobi, 05 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha dalka Kenya, Hon. Uhuru Kenyatta ayaa muddo labo cisho ah wada hadal ku yeeshey xarunta Madaxtooyada Nagana ee gobolka Nyere ee dalka Kenya. Kulankan labada madaxweyne ayaa daba socdo kulankii ugu danbeeyey ee labada madaxweyne ay ku yeesheen Addis Ababa…

          Read More

            Gudi loogu Magac Daray Mihnad layaasha Caafimaadka oo Hargaysa lagaga dhawaaqay

            Hargaysa 05.June (SDN) Madaxweyne ku xigeenka jsl.Md. C/raxmaan C/llaahi Ismaaciil (saylici ) ayaa maanta ka qaybgalay kulan balaadhan oo si rasmi ah  loogaga dhawaaqay hawlgalka gudida qaranka ee mihnadaha caafimaadka . Kalankan oo ay ka soo qayb galeen  Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada  Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. Xubnaha Gudida Qaranka ee Mihnadaha…

            Read More

              Xildhibaan Waabeeye oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Xulka Daad Madheedh,Lacag & Diraysna Gudoonsiiyay

              Hargaysa 05.June (SDN) Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye ayaa maanta qado sharafeed u sameeyay Xulka Gobolka Daad Madheedh u Matalaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland. Kulankaas waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh Jamaal Xuseen Hure,Xildhibaano,Ganacsato iyo Qurbejoog. Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye oo hadal kooban ka jeediyay…

              Read More

                Shaqaalaha Somaliland oo Beri la fasaxay Xuska Dheelminta Ras’uulkeenii Suubanaa NNKH

                Hargaysa 05.June (SDN) Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Md.Nuux Sh. Muuse Ducaale ayaa  Hambalyo iyo Bogaadin u diray shaqaale -weynaha Dawladda iyo qoysaskooda   munaasabadda xuska  Dheelmintii Rasuulka (N. N.K.H) Awgeed oo ku beegan  caawa. Gudoomiyaha Haya’da shaqaalaha  Dawladu  war saxaafadeed uu soo saaray maanta oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay  Shabakada Qurbejoog.com ayaa waxa uuu…

                Read More

                  Xulalka Gobolada Awdal iyo Gebilay oo Min Laba Gool kaga badiyay Gobolada Sool iyo Togdheer

                  Hargaysa 05.June (SDN) Ciyaarihii Kubada Cagta ee Tartanka Gobolada Somaliland oo Maraya Meel Xasaasi ah ayaa waxaa Maanta wada yeeshay Ciyaaro Xulalka Gobolada Awdal iyo Sool oo ay laba Gool ku badiyeen Xulka Gobolka Awdal halka Gobolka Gebilay uu Laba Gool kaga Dul talaabsaday Xulka Gobolka Togdheer. Ciyaarta Hore waxaa Xulka Gobolka Awdal laba Gool…

                  Read More

                    Kulan lagu Gorfaynayay Dardar gelinta Hawlaha Dawladaha Hoose oo Hargaysa lagu qabtay

                    Hargaysa 05.June (SDN) Wasiir ku xigeenka  maamulka Wasaaradda Arimaha Gudaha  Mud, Cismaan Garaad soofi ayaa maanta kulan howled lagaga hadlayo  Hirgelinta Siyaasadda  Ansixinta iyo Kabka Dawladaha Hoose  ee degmooyinka  loo isticmaalo mashaariic horumarineed iyo dardargelinta Hawlaha dawladda Hoose  ka furay Huteel maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Kulan-howleedkan oo ay ka soo qayb galeen Xisaabiyaha Guud ee…

                    Read More

                      Xuska Maalinta Deegaanka Aaduunka oo Somaliland laga Xusay

                      Hargaysa 05.June (SDN)      Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka Adduunka ayaa laga qabtay Huteelka Ambassador ee Caasimada Hargaysa. Xuskan Caalamiga ah waxaa ka qayb galay Wasiirada Wasaaradaha Deegaanka iyo Hawlaha Guud ee Somaliland,Ardayda Jaamacadaha, yo Madax ka tirsan Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha deegaanka. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Deegaanka Maxamed Faarax Xirsi ayaa tilmaamay dhibaaatada ay…

                      Read More

                        Wafdigii ka socday Wasaarada Gashandhiga Masar oo la kulay xubno ka socda wasaarada gashandhiga Soomaaliya

                        Muqdisho June 5, 2013 (SDN)— Wafdi ka socday wasaarada gaashandhiga dowlada Masar oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay xubno ka tirsan wasaarada gaashandhiga Soomaaliya. Wafdiga ka socda wasaarada Gashandiga Masar oo Janaraalo ah ayaa waxa ay kulan la qaateen  xubno uu ku jiray wasiir ku-xigeenka wasaarada gaashandhiga Axmed Maxamuud Maxamed. Wasiir…

                        Read More

                          Maraykanka oo Turkiga uga digay dhibateynta dibad baxayasha wadankasi.

                          Washington June 5, 2013(SDN)-Joy Baydan madaxweyne ku xigeenka wadanka Maraykanka ayaa u shegay xukuumada Turkiga in ay ixtiraamto dibad baxayasha oo maalinti 6-aad dibad baxyoka dhigayay wadankasi Turkiga. Baydhan waxa uu sheegay in shacabka Turkiga ay yihiin kuwo guusha ku hogaamin kara dowlada wadankaasi. Raisal wasare ku xigenka wadankaasi Turkiga ayaa horey cudur daar uga…

                          Read More