Saudi-ga oo 220-tan oo timir ah ugu deeqay shacabka Somalia.

    Riyaad June 5, 2013(SDN)-Dowlada boqortooyada Saudi Arabia ayaa taagero timir oo gaaraya 220-tan oo timir ah ugu deeqday shacabka Somalia midaasi oo looso marsiiyay hay,ada cunada aduunka QM u qaabilsan. Timirtaasi ayaa la sheegay dowlada Saudi-ga in ay ugu fadhiso qiimo lacageed oo gaaraya $553,000. Dowlada Saudi Arabia ayaa hadafka tagaeradaani ku tilmaantay mid qeyb…

    Read More

      Madaxweyne Faroole iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta lagu wado in ay ku kulmaan Nairobi

      Nairobi June 05, 2013 (SDN)— Madaxweynaha Maamulka Puntladi C/raxamaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in maanta ay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ay ku kulmi doonaan Madxweynaha Soomaaliya. Faroole ayaa tilamaamay in Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ay isku arkeen madaaka Nairobi markii uu ku sii jeeday Madaxweynaha dalka Japan islamarkaana uu u…

      Read More

        Isku Dhacyo U dhexeeya booliska iyo Mudaharadayaal oo ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga

        Istanbul June 5, 2013 (SDN)— Isku dhacyo u dhexeeya Booliska iyo Mudaharaadayaal ayaa xalay ka dhacay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kaddib markii ay dad mudaharaadayaal ay dhagax ku tuureen dhismayaal booliska ay ilaalo ka hayeen. Booliska ayaa adeegsaday Gaaska indhaha ka ilmeysiiya iyo Qasabadaha biyaha tuura si mudaharadaashaya ka soo horjeda dowladda Turkiga ay…

        Read More

          Sixiroole Caan Ka Ahaa Deegaanka Jilib Oo Dadka U Adeegsan Jiray Xayawaanka Oo Dil Lagu Xukumay

          Jilib June 05,2013 (Hubaal/ANN) Maxkamad Al-shaabab maamusho ayaa  deegaanka Kabsuuma ee Jubbada Hoose ee Koonfurta Somalia ku xukuntay Isniintii Nin ku shaqaysan jiray mudo dheer Sixirka oo deegaankaa Caan ka ahaa. Ninkaa oo aan magaciisa la shaacin, isla markaana dadiisa lagu sheegay 50 jir, ayaa lagu eedeeyay inuu mudo deegaankaa kaga shaqaysanayay sixirka, isagoo dilay…

          Read More

            Haldoorka Hargeysa oo Ka Hadlay Hawl-galkii Hubaysnaa ee Xukuumaddu Kusoo Weerartay Wargeyska HUBAAL, Waqti Kama Dambeys Ahna U Qabtay Daw-bixintiisa

            Hargeysa (Hubaal)- Qaar ka mid ah Salaadiinta, cuqaasha, Culimada iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi-jeex ayaa ku baaqay in Tallaabo muuqata oo cad laga qaado ciddii ka dambaysay Weerarkii Agagixisada ahaa ee lagu qaaday Wargeyska Hubaal. Salaadiintan oo maalintii shalay shir jaraa’id oo Ballaadhan ku qabtay Huteel Crown ee Magaalada Hargeysa, ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland inay…

            Read More

              Warqad Uu Wasiirka Arrimaha Dibeddu Ganacsatada Somaliland Kaga Joojiyay Ka Qayb-Galka Shirkii Maalgashiga Soomaaliya Ee Nairobi

              Hargeysa June 05,2013 (SDN/Hubaal) Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar oo dhawaan kaga qayb-galay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo  shirkii qaadhaan ururinta Soomaaliya ee isna ka qabsoomay magaalada London 7dii Bishii May 2013ka. Ee ina dhaaftay ayaa Sidaad warqada hoos ku lifaaqan ka arki doontaan Wasiirku  waxa uu  warqad u kala…

              Read More

                Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo TELESOM Ka Joojisay Baahintii [Relay-ga] Ahayd ee Radio Hargeysa Kusoo Tebinaysay Tartanka Ciyaaraha, Una Xaglisay SOMTEL

                Hargeysa (SDN/Hubaal) Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay shirkadda TELESOM ka joojisay  adeeg ay  hore ugu taborucday Idaacadda Radio Hargeysa inay  si toos ah ugu soo tabiso Dadweynaha Ciyaaraha Gobollada, ee ka socda garoonka Hargeysa Stadium. Adeegan oo ah mid Weriyayaasha Radio Hargeysa ee ku sugan Garoonku ay Dhacdada Ciyaarta  toos ugu soo tebinayaan dhegeystayaasha…

                Read More

                  Madaxtooyada oo Ka Sastay Xildhibaano Is Xilqaamay oo Isu Laab-xaadhaya Dadkii Soo Doortay Oo Tabashooyin Is Dul Tuullan Ka Tirsanaya Xukuumadda

                    HargeysaJune 05,2013 (SDN/Hubaal)- Xukuumadda Somaliland ayaa sas ka qaaday koox xildhibaano ah oo isu xilqaamay wax ka qabashada arrimo is dul tuullan oo dawladdu ka seexatay, gaar ahaanna Gobollada Bariga Somaliland. Lix Xildhibaan ooka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo  dhawrkii maalmood ee u dembeeyey dedaalo nabadeed u…

                  Read More

                    Muuse Biixi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Ka Dhoofay Seattle

                    Seattle June 05,2013(SDN)-Waxa madaarka caalamiga ah ee Sea-tac International Airport ee magaalada Seattle ee gobolka Washington ka ambabaxay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo gobolkan ku joogay booqasho qaadatay Afar cisho,waftiga uu hogaaminayey gudoomiyuhu ayaa ka koobnaa Badhasaabkii hore ee gobolka Saaxil Mudane Maxamuud Cali…

                    Read More

                      Weedhii Prof Samatar ee Maanta iyo Gebilay “Lama helo Wadaadoow Waxaan Cidi ku Hawshoone,Naftaa loo Hantaaqaa Waxay Hiigso Leedahay” DAAWO

                      Gebilay 04.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta Maamulka Heer Gobol iyo Mid Degmo,Qaybaha Bulshada ayaa Soo dhawayn balaadhan ugu sameeyay Degmada Gebilay Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar. Soo dhawayntan oo Xamaasadi ku dheehnayd ayaa dadweynaha reer Gebilay ay kaga Hortageen Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar meel 8 KM u Jirta Magaalada Gebilay waxaana lagu…

                      Read More

                        Guddomiyaha xisbiga ucid ee laanta ugandha oo si weyn uu canbaareyey kulanki kenya uu kaga qayb galay wasiirka arimaha dibadu somaliland

                        (KamapalasSDN) Guddomiyaha laanta xisbiga ucid ee dalka ugandha , khadar bitijoor ayaa ku tilmaayey kulanki wasiirka arimaha dibadu uu kula fadhiistay meel aan maqaamka somaliland ku munaasib ahyn waana siyaasad ay xukumada somaliland uu madaxweynaha ka yahay Md Madaxweyne ahmed mohamud siilaanyo dalka ku soo kordhisay waayo somaliland maanta waa ku ceeb inay la fadhiisato…

                        Read More

                          Siyaasiga Cali Warancade oo ka hadlay Kulan ay Wada Yeesheen Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar

                          Hargaysa 04.June (SDN) Siyaasiga  Cali Maxamed Warancadde oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa maanta ka hadlay socdaalka soo guryo-noqoshada ah ee uu dalkiisa Somaliland ku yimid Prof: Axmed Ismaaciil Samatar. Mudane Cali warancadde waxa uu ku tilmaamay Prof Samatar inuu yahay shaqsi wax weyn ku soo kordhin kara siyaasadda iyo horumarinta dalka, waxana…

                          Read More

                            Wafdi ka socda dowladda Masar oo maanta gaaray Magaalada Muqdisho

                            Muqdisho June 4, 2013 (SDN)— Wafdi ka socday Wasaarada Gaashandhiga dowladda Masar ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Wafdiga ka socday Masar oo ka koobnaa 2-janaraal ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiiru dowlaha Madaxtoyada Faarax C/qaadir, saraakiil ciidamada ka socda iyo mas’uuliyiin kale. Admiral Faarax Qare oo…

                            Read More