Howlgalo ka socda Kismaayo oo amaanka lagu xaqiijinayo.

    Kismaayo June 4, 2013(SDN)-Saraakisha ciidamada amanka Somalia ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta G-jubada hoose ayaa sheegay in xaalada amni ee magaaladasi xiligaan ay tahay mid soo ifbaxaysa amaan dari ay wadaan koxo burcad ah iyo Al-shabaab. Saraakishaasi waxa ay sheegen in maal mihi ugu danbeeyay ay gacanta kusoo dhigeen dad falal amni dari…

    Read More

      Shabaab oo sheegatay in ay hayaan askar AMISOM ah.

      Muqdisho June 4, 2013(SDN)-Xarakada Al-shabaab ee Somalia ayaa ku sheegatay barteeda tuwiterka in ay gacanta ku hayaan askar ka tirsan ciidamada Midowga Africa kaga sugan Somalia marka magacooda loso gaabiyo loo yaqaano AMISOM. Xarakada waxa ay warkaaasi ay soo dhigtay bartooda ay ku shegen in askartaasi ay kusoo qabteen dagaal dhamadkii bishaan ay kula galeen…

      Read More

        C/raxman Faroole oo ka dacwooday dowladda Somaliya taageerana u dalbay Jubland (Sawirro)

        Nairobi June 4, 2013 (SDN)— Hogaamiyaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa dowladda Kenya taageero u weyndiiyay maamulka Jubaland ee dhawaan looga dhawaaqay Kismaayo. C/raxmaan Faroole ayaa u sheegay Madaxweynaha Kenya Uhuro Kenyatta in Maamulka Jubland garabka uu hogaamiyo Axmed Madoobe uu yahay mid sharci ah islamarkaana u baahan taageero xoog leh oo la…

        Read More

          Shir Caalemi ah oo Shidaalka Africa looga arinsanayo oo Somaliland lagu casuumay

          Sydney June 04,2013(SDN)-Shir ka dhacaya dalka Australia oo looga arinsanayo shidaalka Ceegaaga qaarada Africa sidii loo soo saari lahaa ayaa ka qeybgalkiisa lagu casumay Wasriika Macdanta iyo Shidaalka Somaliland. Shirka oo sanadkii hore ay ka qeybgaleen shirkadaha baaritaanad aka sameeya qaarada Africa ayaa sanandakn intiisii hore laga balaariyay. Sanad kan waxa lagu casuumay wadamada shidaalka…

          Read More

            Dowladda Maraykanka oo hub u direysa dalka Jordan

            Ankara June 4, 2013 (SDN)— Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay u direyso Gataalaha Patriot-ka iyo diyaaradaha F-16 dalka Jordan si dalkaasi looga gacan siiyo ka hortaga dhibaato uga timaada dalka Syria. Saraakiil ka tirsan Maraykanka ayaa sheegay in hubkan uu yahay mid loogu talagalay ka hortagida qatarta Syria in ay ku sii fido wadamada…

            Read More

              Shabaabka oo soo bandhigay maxaabiis Kenyan ah

              Jilib June 04,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee gancanta ku heysa degaanka Jilib ayaa maanta soo bandhigtay maxaabiis ay sheegtay in ay yihiin Kenyan. Shabaabka ayaa sheegay in weerar dhawaan ay ku qaadeen guddaha dalka Kenya in ay ku soo qabqabteen dadkan. Dadka reer Jilib ayaa maanta loo soo bandhigay laba ruux oo Kenyan lagu sheegay oo…

              Read More

                Kulankii dhibanayaasha XAWAALADII QARAN EXPRESS oo London ka dhacay..

                London 04Jun13(SDN) Kulan aad u balaadhan oo ka dhacay galbeedka magaalada London,Kulanka oo ay soo abaabuleen Gudida Dhibanayaasha Xawaaladii Qaran Express oo ay kasoo qaybgaleen dad aad u fara badan oo kasoo kala kicitimay daafaha dalka Ingiriiska,dadka kasoo qaybgalay kulanka oo ah dadkii dhaqaalaha ku darsaday ama lacagtu ugu jirtay xawaaladii Qaran Express. Kulanka oo…

                Read More

                  Wasiirka Waxbarashada Marwo Zam Zam Cabdi oo Warbixin Faahfaahsan Siisay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 03.June (SDN) Wasiiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Zam Zam Cabdi Aadan ayaa sheegtay in deeqaha waxbarasho ee ay wasaaradu hesho ay si cadaalada u qaybiyaan una sameeyeen guddi ka hawlgasha arintaas. Hadalkan ayay Wasiirku ka Sheegtay Mar ay Maanta Warbixin Siinaysay Golaha Wakiilada ee Somaliland,Wasiirka Waxbarashadu waxay ku dheeraatay dadaaladii kala duwanaa…

                  Read More

                    Labaatan Sanno oo ay Dagaalamayeen ayay Maanta Gaadheen Heshiis rasmi ah,Halkan ka Akhriso

                    Ceerigaabo 03.June (SDN) Munaasibad lagu maamuusayay dhamaystirka colaad mudo 20 sano ah ka dhex oognayd laba beelood oo wada dega buuralayda calmadow ee degmada badhan ayaa maata lagu qabtay xarunta dawlada Hoose ee degmada ceerigaabo Munaasibadan oo ay soo qaban qaabisay haayada FCA FINLAND ayaa waxa kasoo qayb galay masuuliyiinta maamulka degmada ceerigaabo saraakiil ka…

                    Read More

                      Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ugu baaqday dowladda South Africa badbaadinta nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed

                      Muqdisho June 03 2013 (SDN)— Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Muqdisho Kusimaha Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ambassador Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan ayaa waxa uu ugu baaqay dowladda South Afrika inay ka shaqeyso badbaadada nafta iyo hantida dadka Soomaaliyeed . Danjire Cabdisalaam , waxa uu xusay in dowladda…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay Madaxda FAO iyo UNEP

                        Yokohama, 03 June 2013 (SDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta u mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe iyadoo maanta shirkii TICAD V lagu soo gabogabeeyey Yokohama. Madaxweynaha Somalia ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Japan sida quruxda badan ee wafdiga madaxweynaha loogu soo dhoweeyey dalka…

                        Read More

                          Wasiirka Waxbarashada oo Warbixin ka Horjeedisay Fadhigii Golaha Wakiilada

                          Hargaysa 03.June (SDN) Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada somaliland oo uu shir Gudoominayay Gudoomiyaha golahaas mudane C/ raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa warbixin ka dhagaystay Wasiirka wasarada waxbarashada iyo tacliinta sare Marwo sam sam Cabdi Aadan . Wasiirku wasaarada waxbarashadu waxay mudanayaasha Golaha warbixin ka siisay hawlaha ay wassaradu u hayso bulshda waxaana ay sheegtay…

                          Read More