Kulan lagaga arrinsanayay Sidii Ganacsatada Caasimadu Gacan u siin lahaayeen Xulka Gobolka Maroodi Jeex oo Hargaysa ka qabsoomay

    Hargaysa 28.May (SDN)  Gudoomiyaha  Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Maxamuud Jeeniyare oo uu Weheliyo Ku simaha Maayirka Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar Ku xigeenka Caasimada Hargasya Cabdicasiis Maxamed (Cagaweyne)  ayaa Maanta Ganacsatada Caasimada la yeeshay Kulan Lagag wada Hadlayay Sidii ay Gacan dhaqaale ugu fidin lahaayeen Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Maroodi jeex.. Ugu Horeyn waxa…

    Read More

      Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Ergeygii QM Ee Arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga

      Muqdisho May 28 2013 (SDN)— Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Sheekh  Ismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wafdi ka socday QM oo uu hogaaminayey ergeygii hore ee arimaha Soomaaliya u qaabilsanaa QM Danjire Augustine Mahiga. Kulanka oo ka dhacay Xafiiska Gudoonka Baarlamaanka ayaa waxa ay ka wada hadleen Gudoomiye Maxamed Sheekh Cismaan…

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Somalia oo maanta si rasmi ah u furay wajigii labaad ee talaalka cudurka Dabaysha (Sawirro)

        Muqdisho, 28. May, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,  Hay’adaha WHO, UNICEF, OCHA iyo xubno ka socda Waaxda Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka qayb galay xaflad lagu daah furayey talaalka cudurka dabaysha oo wajigiisii labaad maanta si rasmi…

        Read More

          DAAWO Kulan Dhex maray Maayarka Caasimada Hargaysa iyo Golaha Deegaanka ee Magaalada Istokhom

          Sweden 28.May (SDN) Maayarka Caasimada Hargaysa Mudane C.raxmaan Maxamud Caydiid Soltelco iyo Wefti uu hogaaminayo oo ku Sugan Magaalada Istokhom ee dalka Sweden ayaa kulan ay yeesheen Golaha Deegaanka ee Magaaladaas,kaas oo lagaga hadlayay Mataanaynta labada Magaalo . Maayarka Caasimada Hargaysa waxaa Kulankan Ku wehelinayay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire,Maayarkii Hore ee Caasimada…

          Read More

            Wasiiro Soo dhaweeyay Xulka Ciyaaraha ee Gobolka Buuhoodle oo ay ku qaabileen Magaalada Burco

            Burco 28.May (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md Cali siciid raygal iyo Dibu Dejinta Somaliland Md Md Saleeban Ciise Axmed Xaglo toosiye Ayaa maanta ku Soo Dhaweeyay Magaalada Burco Xulka Gobolka Buuhoodle Uga Qayb Galaya Tar tanka Ciyaaraha Gobolada  Dalka ee Ka Bilaabmi doona Caasimada Somaliland Ee Hargasya 2 Bisha Juun Ee Fooda…

            Read More

              Wasiirka Hawlaha Guud oo Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Dhul dan Guud ah oo Dawlada Hoose Caasimadu bixisay

              Hargaysa 28.May (SDN) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane Axmed cabdi Maxamuud Xaabsade, ayaa sheegay in wasaaradda hawlaha guud xayiraad Buuxda saartay dhulka Danta guud ee degmada Maxamed Mooge ee Magaaladda Hargeisa. Waxana uu Wasiirku sheegay in talaabadani la xidhiidho kadib markii qayb ka mid ah dhulka Danta Guud ee Degmadaas si aan Sharci…

              Read More

                Banaabax looga soo horjeedo kufsiga iyo amnidarada ka jirta degmada deyniile oo halkaasi ka dhacay

                Muqdisho May 28 2013 (SDN)– Banaanbaxa ayaa ujeedkiisa wuxuu ahaa ka hortaga kufsiga iyo dilal la sheegay inay ka dhacaan Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir halkaasi oo haween caruur iyo rag intaba ay isugu soo baxeen oo ay dareenkooda ku muujinayeen. Shacabka Banaanbaxa dhigaye ayaa waxa ay sheegeen inay maanta ka banaanbaxeen dhibaatooyin isdaba joog…

                Read More

                  Sidee loo noqdaa maamule Isboorti? WADANIGA DHABTA AHOW DHUGO!!!!

                  London May 28 2013 (SDN)– Qoraalkani ma ahan mid laab la kac ah, mana ahan mid cid wax looga sheegayo  laakin waaa qoraal loogu tala galay in looga horgato dad usoo dhar-dhigtay been sheegid, iska hor keen umada Soomaaliyeed, dib u abaabul barnaamijkii qabiilka ee waa hore leyska ilaaway, af-lagaadeyn masuuliyiin qaran iyo been sheegid iyadoo qur’aanka…

                  Read More

                    Xukuumada Jabuuti oo cagta saartay Wadadii xukuumadii Xusni Mubaarak ee Masar

                    Jabuuti May 28,2013(SDN)-Xukuumada dalka Jabuuti ee uu hogaamiyo madaxweyne Ismaciil Cumar Geele ayaa haatan dhaqan gelisay tabihii xukuumadii Xusni Mubaarak xiligii lagu jiray kacdoonkii dalkaas. Xukuumada Jabuuti ayaa haatan la dareemayaa abaabul ay ku sameeysan Dhalinyaro carqaladeysa kulamada Mucaaradka dalku ay kula hadlaan shacabka u dhego nugul dareemada isbedel doonka. Dhalintan ay xukuumadu soo abaabushay…

                    Read More

                      DAAWO:Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland”Madaxweynaha Soomaaliya isaga ayay ceeb ku aheyd in uu jebiyo qodobadii heshiiskii Ankara,Somalilandna Caadif ka weyn

                      London May 28,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo haatan booqanaya dalka Britain ayaa ka waramaya debaaldegii Somaliland ee Caalamka iyo arimo ku saabsan qadiyada Somaliland. Khaasatan waxa Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa si gaara uga waramay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya,iyo hadalo ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya dhawaan.  

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Hambalyo u diray Shucuubta iyo Dawlada Itoobiya Xuska 22 Guurada Madaxbanaanidooda

                        Hargaysa 27.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa caawa ku hambalyeeyay Shacabka iyo Xukuumada Itoobiya Sannad Guurada 22aad ee ka soo Wareegtay markii ay iska Tuureen Heeryadii Rajiimkii Mingiste Xayle Maryam. Qoraalka Madaxweynaha ayaa u dhignaa Sidan :-Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ku hadlaaya afka Shacbiga Somaliland…

                        Read More

                          Dawlada Hoose oo ku Wareejisay Wasaarada Dib u dejinta 24 Baloog oo loogu talo galay Dadka Baro kacayaasha ah ee Hargaysa

                          Hargaysa 27.May (SDN) Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa ahna Maayar ku Xigeenka Magaalada Hargaysa Cabdicasiis Maxamed (Cagaweyne),iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dibu dejinta Cali Maxamed Cabdale Biinkoolo ayaa si wada Jir ah u dhagax dhigay Afar iyo labaatan Balook oo loogu talo galay in loo dhiso dadka barakacayaasha ah ee Ku nool Magaalada Hargaysa ….

                          Read More

                            “Xadhig dawladeed umaydaan Xidhnayn oo Waxba Maydaan Gaysan,ee Xadhig Nabadeed ayaad u Xidhnaydeen”Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

                            Boorama 27.May (SDN) Toban Oday oo ka soo Jeeda Degmada Xariirad oo bilihii u danbeeyay ku Xidhnaa Xabsiga Magaalada Boorama ayaa maanta Xoriyadoodii dib loogu soo Celiyay iyagoo Mudadaas Xabsiga ugu jiray Dil ka dhacay Degmada Xariirad Sadex bilood ka hor isla markaana Gacan ku dhiiglaha falkaas gaystay uu ka soo Jeeday Beesha Ciise. Wasiirka…

                            Read More

                              “Mucaawinada ay Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysaa waa inaanay waxyeelo u gaysan Qaranimada iyo Madax banaanida Somaliland” Wasiirka Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

                              Berbera 27.May (SDN) Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa maanta ka ambo baxay Madaarka Magaalada Berbera isagoo u sii Jeeda Wadanka Kenya waxaanu Wasiirku faahfaahin ka bixiyey ujeedada socdaalkiisa. Wasiirka Arrimaha Dibadu waxa uu Xusay in Xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa wuu wanaagsan yahay isla markaana uu…

                              Read More