Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Wershadaha oo Kormeer ku Tagay Degmada Xariirad

    Xariirad 26.May (SDN) Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Md Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ay wehelinayen wasiirka wasaaradda wershadaha Md C/risaaq Cali Cismaan iyo ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Awdal Md Cabdi Nuur Sugaal ayaa manta kormeer hawleed ku tegay Degmada Xariirad oo ku taalla xuduuda Somaliland la wadaagto dalka  Itoobiya. Safarka mas’uuliyiinta xukuumada ee degmadaasi ayaa…

    Read More

      Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Siihayaha Safaaradda Yemen ee Muqdisho oo kulmay

      Muqdisho May 26 2013 (SDN)– Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Eng. Maxamed Aadan Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Yemen ee Muqdisho Danjire Fuad Mohamed        Al-zurqah , iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo fududeynta qaabka maraakiibta Soomaaliya ee fadhida dekadda Cadan loogu soo kaxeyn lahaa dhanka Caasimadda Muqdisho . Wasiir kuxigeenku ,…

      Read More

        Banaabax Lagu taageerayay Axmed Madoobe loogana soo horjeeday dowladda oo ka dhacay Kismaayo

        Kismaayo May 26 2013 (SDN)— Banaabax lagu taageerayay Maamulka Jubaland ee garabka Axmed Madoobe islamarkaana looga soo horjeeday siyaasada dowladda ee Jubooyinka ayaa maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose. Banaabaxa ayaa waxaa ka qeyb qaadanayay boqolaar ruux kuwaasi oo isugu jiray Arday, ganacsato, haweyn iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku…

        Read More

          Wafdi Wasiiro ku jiraan oo ka socda dowladda Soomaaliya oo ku xayiran Garoonka Kismaayo

          Kismayo May 26 2013 (SDN)— Wararka maanta ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wafdi wasiiro ah oo ka socda dowladda Soomaaliya ay ku xayiranyihiin Garoonka Magaaladaasi. Xubno ka tirsan wafdiga dowladda ee gaaray Garoonka Kismaayo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wafdiga uu wali ku sugan yahay Garoonka Kismaayo, madaama ay ciidamada Kenya…

          Read More

          Bayren Munich oo 2-1 Ku Muquunisey Dormond Champion League Final (By Jaahuur)

          Wembley-London-May-25-2013-qurbejoognews,com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku furdaamineyna xagaa iyo cariga Ingriiska iyo ciyaartii kama dambeysta ahayd ee dhexmartey Bayren iyo Dormond kana dhacdey garoonka weyn ee Wembley (Champion League) Haddaba saaxiibayaal ciyaatan oo lawada sugaayey ayaa runtii aad u xiisa badneyd,waana laba naadi oo ka soo wada jeeda hal wadan waana Germany,waxaana ka soo qeybgaley dadweyne…

          Read More

            Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo bilabay olalahii Dorashada Murashaxa Madaxwaynaha Somaliland ee Xisbiga Kulmiye (Daawasho Wacan)

            London 26May13(SDN)Wasiirka Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale ooka bilabay olalahii Dorashada Murshaxa Madaxwaynaha Somaliland ee Xisbiga Kulmiye kana  bilabay Magalada Biristol oo tageerayashiisa Xisbiga Kulmiye kula hadlayey  Daawasho Wacan   Qurbejoog.com Biristol      

            Read More

              Dood ka dhalatay Heshiiskii Somaliland ay kula wareegtay Maxaabiistii Burcad Badeeda aheyd

              Hargeysa May 26,2013(SDN)-Dawlada Somaliland ayaa sheegtay in QM aaney fulinin heshiiskii ay kula wareegtay Burcad badeed Soomaali ah oo haatan ku jira xabsiyo ku yaal Somaliland. Burcad badeed tiradeedu tahay 34 ayaa haatan ku jira xabsiga Dhexe ee magaalada Hargeysa. Maxaabiistan oo lagu qabqabtay badda ayaa lagu helay burcad badeednimo ka dib kolkii lagu maxkamadeeyay…

              Read More

                Ganacsato Kiinya uga Digtay Taageerada Jubaland

                Nairobi May 26,2013(SDN)-Ganacsato ku nool dalka Kiinya ayaa dawlada Kiinya uga digay in ay taageerto maamlka Jubaland ee dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay. Ganacsatadan reer Kiinya ayaa sheegay in khalkhalka ka dhashay doodaha ku xeeran maamulka Jubaland uu carqaladeyn doono amniga Kiinya. “Hadadaa waxa woqooyiga dalkeena ka jira amaan daro la xiriirta qalalaasaha ka aloosan Koonfurta…

                Read More

                  Madaxweynaha Soomaaliya oo IGAD uga digay taageerada Kooxaha iyo Maamulada,xili Kenya ay taageertay Jubaland,Itoobiyana Somaliland

                  Adis Ababa May 26,2013(SDN)-Khudbad uu Madaxweynaha Soomaaliya ka Jeediyay shir ay isugu yimaadeen Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa waxa uu uga hadlay xiriirka ka dhexeeyay dalalka ururkaa ku bahoobay iyo dhinacyada Soomaalida u dhexeeya. Madaxweynaha oo ayaa mar uu ka waramayay sida uu uga soo horjeedo sida loo maamulay shir dawlad goboleed loogu sameeyay gobolada…

                  Read More

                    Wasiirka Warfaafinta oo Hargaysa ka furay Kulan lagaga hadlayay baahiyaha haysta Warbaahinta iyo qaabka ay u Shaqeeyaan

                    Hargaysa 25.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur  ayaa maanta furay kulan balaadhan oo lagu gorfaynaayey Xaaladaha Saxaafada Somaliland ay ku Shaqeeyaan  iyo baahiyaha ay rabaan in laga taageero kaas oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee Caasimadda Hargaysa. Shirkan oo ay dhex-maray Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta Somaliland iyo Hay’ado caalami…

                    Read More

                      Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Hawd oo Kormeer ku soo Maray Deegaamo ka tirsan Gobolkaas

                      Bali Gubadle 25.May (SDN) Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Hawd taliye Mahad Shaqalle ayaa maanta kormeer ku saabsan dhinaca adkaynta nabadgelyada waxa uu ku soo maray Deegaano ku teedsan Xuduudda ay Somaliland la wadaagto Dalka Itoobiya. Taliye Mahad Shaqalle oo kormeerkiisu saameeyey deegaanada kala ah  Gumar,  balli cabane,  gurxinta iyo kaabadda bari,  ayaa intii uu…

                      Read More