Ciyaar yahanka Heer Caalami ee Yaasiin Xasan Nuur oo Si Diiran Hargaysa loogu soo dhaweeyay
Hargaysa 27.May (SDN) Waxaa maanta Caasimada dalka ee Hargaysa si diiran loogu soo dhaweeyay Ciyaaryahanka u dhashay Somaliland ee Kubada Kolayga Yaasiin Xasan Nuur Isla Markaana ah Kabtanka Xulka Kubada Kolayga ee Wadanka Qadar. Ciyaaryahankan Waxaa soo dhawayntiisa ka qayb qaatay Xidhiidhada Ciyaaraha Fudud ee Somaliland iyo Siyaasiga Cali Maxamed Warancade . Ciyaaryahan Yaasiin Xasan…
