Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Hortagay Golaha Guurtida Warbixina ka siiyay Siyaasada Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

    Hargaysa 25.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa fadhigii maanta ee Golaha Guurtida waxa uu ka Jeediyay Warbixin la xidhiidha siyaasaada arrimaha Dibada ee Somaliland. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Waxa uu Sharax ka bixiyay Wada hadaladii dhex maray Somaliland…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Xadhiga ka jaray Wado laami ah oo Boorama laga Hirgaliyay

      Borama 25.May (SDN) Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur) aya maanta  xadhiga ka jaray labo waddo oo laami ah oo laga hirgeliyey magaalada Boorame halka uu mid kalena dhagax dhigay. wadooyinkanka uu wasiirku xadhiga ka jaray  waxaa iska kaashaday dhismahooda dawladda dhexe ee Somaliland iyo dawladda hoose ee magaalada Boorame halka wadada qabyada…

      Read More

        Ciraaq oo mashaariic Soomaaliya ka fulinaysa

        Bagdaad May 25, 2013(SDN)-Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada Iraq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xirira dhanka dhismaha oo ay ka sameeyneyso Somalia waxana ay ku kici doonta qiimo lacaged oo gaaraya 15-milion oo dolarka Maraykanka.     Wasaradu waxa ay tilmaantay in shaqalihi howlahaasi ka fulin lahaa…

        Read More

          Howlgallo balaaran oo saakay ka socona Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya

          Muqdisho May 25 2013 (SDN)— Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgallo kawada xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Howlgaladan oo ay fulinayaan Ciidamada Nabad Sugida dowladda iyo Boooliska AMISOM ayaa waxa ay hada ka soconayaa Xaafada Buula-xuubey ee degmada Wadajir, halkaasi oo dadka mid mid loo baarayo. Ciidamada ayaa midmid…

          Read More

            Qaraxyo waaweyn oo ruxay magaalada Kabuul

            Kabul May 25,2013(SDN)- Qaraxyo waaweyn ayaa ruxay badhtamaha magaalada Kabuul ee xarunta wadankaasi Afgaanistaan, kuwaasi oo ay daba socdeen tacshiirdo culus oo rasaas ah oo la isweydaarsanaayo . Janalka koowaad ee Telefiishanka Afgaanistaan ayaa, kusoo waramay koox hubaysani in ay weerar kusoo qaadeen xarun ay lahaayeen ciidamada mukhaabaraadku , warku waxaa uu intaasi ku daray…

            Read More

              Shiinaha oo ciidamo nabad ilaalin ah u diraya Maali.

              Beijing May 25,20139SDN)- Shiinaha ayaa ku yaboohay ciidamo cusub oo nabad ilaalin ah ooqaramada midoowday u dirayso wadanka Maali Tiro kabadan 500 oo iskugu jira askar nabad ilaalin ah iyo injineero ah ayuu Shiinahu u dirayaa hawlgalka nabad ilaalinta eek a socda wadanka Maali. Ciidamo gaadhaya ilaa 6’000 askari oo ka socda midawga Afrika ayaa…

              Read More

                Bad-gariir ka dhacay bariga fog ee Ruushka

                Dhul gariir xoogle ayaa ruxay meel ka baxsan jasiirad lamoodka Ruushku leeyahaay ee Kamchatka, taasi oo ku tala dhinaca bariga fog ee dalweynaha Ruushka. Saraakiisha ku sugan gobolka xaga bari ee Ruushka ee Sakhalin ayaa bixiyey digniin ah in ay soo socoto Sunaami, hase ahaate haatan digniintaasi waa laga noqday Xafiiska Mareykanka u qaabilsan la…

                Read More

                  Xaalada Daarfuur oo markale laga deyrinaayo

                  Darfur May 25,2013(SDN)-Madaxa gargaarka aadanimada u qaabilsan qaramada midoobay ayaa sheegtay dad gaadhaya ilaa 300,000 ruux in ay ka carareen kacdoonka iyo dagaalada kusoo laba kacleeyey dhulka gobolka Daarfuur ee galbeedka wadanka Suudaan shanti bilood ee ugu horeeyeysanadkan aynu ku jirno . Children in Darfur refugee camp Valerie Amos, waxay kaloo sheegtay in tirada dadka…

                  Read More

                    Weeraro isqarxin ah oo ka dhacay Nayjar

                    Agadez May 26,2013(SDN)-Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhintay tiro kalena waxaa soo gaadahay dhaawac kadib markii laba weerar oo miidaamo ahaa lagu qaaday goob laga soo saaro macdanta Yuraniyom-ka iyo xero ay ciidamadu lahaayeen oo ku taala wadankaasi Nayjar. Weerarka lagu qaaday xero ay milatarigu ku lahaayeen degaanaka Agadez ayeey ku dhinteen 19 ruux…

                    Read More

                    Milutin Micho oo Lomagacaabey Tababaraha Xulka Qaranka Yugaandha.(By Jaahuur)

                    Kampala-May-24-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal todobaadkan iyo qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Afrikada Bari iyo Ugaandha oo ka dhawaajisey tababare cusub oo tababara xulka qaranka ee kubadda cagta. Haddaba tababarahan oo lagu magacaabo Mulitn Micho Sredojevic ayaa u saxeexay 2-ba sannadood Yugaandha inuu tababaro xulka kubadda cagta. 43-jirkan oo tababare u ahaa xulka qaranka kubadda cagta ee dalka Riwanda…

                    Read More