Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo Xoghaye u Magacaabay Guddoomiyihii hore ee Kulmiye iyo UDUB u Fadhiyay Woqooyiga America

    London May 18,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa Yuusuf Isaaq Budle u magacaabay Xoghayaha Xisbigaas ee arrimaha Dibedda,sidaana waxaa lagu yiri War saxaafada loogu talo galay oo ay xalay soo saareen. Xoghayaha Cusub ee Arrimaha Dibedda ee UCID ayaa hore u ahaa Guddoomiyaha Woqooyiga America ee Xisbiyada Kulmiye iyo UDUB. Qoralka Xil magacaabida oo uu…

    Read More

      Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

      Muqdisho May 18 2013 (SDN)– Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa…

      Read More

        Soomaali ku nool Toronto oo qiratay in ay Maandooriye ka iibiyeen Duqa Magaalada ugu weyn Canada

        Toronto May 17,2013(SDN)-Dhawr nin oo Soomaali ah oo ku nool magaalada Canada ugu weyn ee Toronto ayaa saxaafada ka hor qirtay in ay Maandooriye(Drugs) ka iibiyeen Duqa magaaladaasi Rob Ford. Ragan ayaa Jariirada Toronto Star tusay muuqaalka Rob Ford oo isticmaalaya Maandooriyaha loo yaqaano Crack Cocaine. Ragan oo sheegay in mayorka ay ka iibiyeen maandooraha…

        Read More

          Halkan ka Dhagayso 22 Sanno ka hor iyo Maalintii lagu dhawaaqay Madax banaanida Somaliland iyo Khudbadihii Shirkii Burco

          Hargaysa 17.May (SDN)  Waxaa Buuxsamay Laba Iyo Labaatan Sanno taas oo ah Mudadii ay Jirtay Jamhuuriyada Somaliland,Wakhtigaas dheer oo Wiilkii dhashay uu Maanta Gaashaanqaad yahay . Waa Laba Iyo Labaatan Sanno oo duruufo kala duwan watay,Waa Marxalad laga soo Gudbay habkii Shir beeleedka ee dalkan lagu aasaasay,Waa Sannado uu soo Xidhmay toban sanno oo dalkan…

          Read More

            Tabaabushaha iyo u Diyaar Garowga Xuska 18 May oo Weli Si Weyn u socda “Warbixin”

            Hargaysa 17.May (SDN) Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka somaliland waxa ka socda qabanqaabadii ugu weynayd ee looga diyaargaroobayo munaasibada 18 may ee Maalinta Beri oo sabti ah ku beegan . Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,iyo Golayaasha qaranka ayaa  gaadhay Magaalooyinka Xarumaha u ah Gobolada dalka si ay Shacabka ku nool ugala qayb qaataan Xuska Munaasibada…

            Read More

              Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Urur goboleedka IGAD

              Muqdisho May 17 2013 (SDN)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafti ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Waftigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa…

              Read More

                Gudoomiyaha gudida qabanqaabada xuska 18 may dalka ugandha Hamse Ibrahim xaaji dool iyo dhamaan gudida 11 ah kula jirta howshan yaa kulan weyn oo ay isku yimaaden waxay ku iclaamiyeen inay howshi loo xilsaaray ku soo dhamaatay guul

                  (KampalaSDN)  Gudoomiyaha gudida qabanqaabada xuska 18 may dalka ugandha  Hamse Ibrahim xaaji dool  iyo dhamaan gudida 11 ah kula jirta howshan yaa kulan weyn oo ay isku yimaaden waxay ku  iclaamiyeen inay howshi loo xilsaaray ku soo dhamaatay  guul iyado ay uu mahad naqen hoganka jaliyadda iyo ardayad iyo dhamaan ganacsatada iyo siyaasiinta iyo…

                Read More

                  Haween Somaaliyeed oo lagu maxkamadeyay Maraykanka.

                  Minneapolis May 17, 2013(SDN)-Maxkamada maalmahaan dhagaysanaysay dacwado ka dhan ahaa muwaadiniin Soomaali ah oo ku yaala Minneapolis Maraykanka ayaa xukuno adag ku riday 2 dumara oo Soomaali ah kuwaasoo lagu eedeeyay inay dhaqaalo ururin u sameeyeen Xarakadda Al-Shabab. Labadaan Dumar ah oo laka yiraahdo Aamino Faarax Cali oo 36 sano jir ah iyo Xaawo Max’ed…

                  Read More

                    Banaanbax lagu taageerayo dhismaha Jubba-land oo Garowe ka dhacay

                    Garowe May 17, 2013(SDN)-Banaanbax lagusoo dhaweeynayay  dhismaha maamul goboleedka Jubba-land iyo doorashada madaxweynahooda cusub ayaa saakay ka dhacday magaalada Garowe ee xarunta Puntland.   Dadka banaanbaxa dhigayay oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa socod ku marayay wadada laamiga ee bartamaha Garowe, Waxayna wateen  boorar ay ku xardhanaayeen calanka Jubba-land iyo sawirka madaxweynahooda…

                    Read More

                      Maayarka Caasimada oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Biriij laga Hirgaliyay Xaafada Maxamed Mooge

                      Hargaysa 17.May (SDN) Duqa Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa  Xadhiga ka jaray Biriij laga Hirgaliyay Xaafada Maxamed Mooge ee caasimada hargaysa. Munaasibada Xadhiga lagaga jarayay Biriijkan waxaa kale oo ka qayb galay Madax iyo mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Qaranka ,iyo Ururrada Bulshada . Gudida dhismaha Biriijkan ayaa ka waramay Maraaxilkii kala duwanaa ee…

                      Read More

                        Rag hubeysan oo isku deyay in ay dhacaan Xarun Dahabshiil Muqdisho ku leeyahay iyo khasaaraha ka dhashay

                        Muqdisho May 17,2013(SDN)-Xarunta Dahabshiil ee magaalada Muqdisho ayaa rag hubeysani isku deyeen in ay dhacaan,balse waxa iska caabiyay ilaalo halkaa ku sugneyd. Sidaa waxa daabacday barta Internetka ee Gulf of Aden Security review oo dhacdadan wax ka qortay. Warbixinta oo koobneyd ayaan faahfaahin in burcadu halkaa wax lacaga ay ka qaadatay iyo in kale. Warbixintu…

                        Read More