Xildhibaan ka tirsanaa golaha Wakiilada Somaliland oo maanta Hargeysa ku geeriyooday

    Hargeysa May, 09 2013 (SDN)- Axmed Maxamed Maxamuud (Afweyne) oo ka tirsanaa golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Alle haw naxariistee, marxuumka waxa isla Khamiista maanta lagu aasay magaalada Hargeysa. Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud (Afweyne), wuxuu ka tirsanaa xildhibaanada xisbigii burburay ee UDUB uga soo baxay gobolka Awdal ee galbeedka Somaliland. Ma…

    Read More

      Bangladesh: Dab ka kacay wershad dharka farsamaysa oo khasaare sababay, xilli dhimashada burburkii dhismaha wershaddu garaacayso 800 qof

      DHAKA, May 9 (SDN/Xinhua)—8 qof ayaa ku dhintay, toban kalena way ku dhaawacmeen dab ka kacay wershad ku taala caasimadda Bangladesh ee Dhaka, siday masuuliyiinta Booliska iyo kuwa la-dagaalanka dabku sheegeen xilli hore oo Khamiista maanta ah. Sida uu wakaalda wararka ee Xinhua u sheegay ku-xigeenka adeegga Dabka Bhan Sarker, dabku wuxuu ka kacay meel…

      Read More

        Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA oo cambaarayn iyo baaq ka soosaaray weerar Ceerigaabo loogu geystay xubin ururkooda ka tirsan

        Hargeysa May, 09 2013 (SDN)- Guddoomiyaha ururkada Qareenada Somaliland ee magaciisa loo soo gaabiyo SOLLA garyaqaan Foosi Sheekh Yoonis, ayaa si kulul u cambaareeyay weerar todobaadkan gudaha magaalada Ceerigaabo loogu geystay garyaqaan Cali Siciid Jaamac oo ka tirsan ururkooda. Qoraal uu xalay magaalada Hargeysa ka soosaaray guddoomiyaha SOLLA garyaqaan Foosi Sheekh Yoonis, wuxuu ku sheegay…

        Read More

          Madaxweynaha wadanka Jabuuti oo sheegay in uusan mar kale isku soo taagi doonin xilka madaxtinimada wadankaasi.

          Jabuuti May 09,2013(SDN)-Madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismail Cumar Gele ayaa shegay in ay jiraan caqabado ka taagan qaar kamid ah wadamada carabta balse aysan sameyn ku yeelan doonin xaalada wadanka Jabuuti gaar ahaan siyaadada wadankaasi. Mr  geele oo la hadlayay wakaalada wararka sharqul awsat ayaa u shegay in uu san daneyneen markale in uu isku soo…

          Read More

            Madaxii Sirdoonka dowlada Qatar oo Soomaaliya lagu dilay.

            Canada 09,2013(SDN)-Sida ay sheegtay wakaalada Arabnews ee kasoo baxda wadanka Canada madaxii sirdoonka wadanka Qatar ayaa la shegay in uu ku geeriyooday gudaha wadanka Soomaaliya. Wakaalada ma aysan xusin magaca madaxa sirdoonka wadanka Qatar balse waxa ay tilmaantay in uu Somalia u yimid sidii uu dagaal yahano uga qoran lahaa si ay uga bar bar…

            Read More

              Musharaxa Madaxweyne ee UCID:Aniga iyo Musharaxa M/W/Xigeenka xisbiga UCID aqoonyahan Abdirashid Hassan Mataan ba uma aragno in shir noocaas oo kale ahi uu noqdo mid aanu is nidhaahno ku wajaha siyaasadda xisbigga oo shacabka Somaliland ku kasbadda

              London May 09,2013(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa war uu saxaafada ugu talo galay waxa uu ku sheegay in isaga iyo musharaxa madaxweyne ku-xigeen ee xisbigaasi aaney dan u arag in haatan shir beeleedyo dib loogu noqdo. Qoraal uu musharax Jamaal arinkaa uga hadlay ayaa u qornaa; “Bismilaahi Raxmaani…

              Read More

                Shirkada Telosom oo wax ka bedel ku sameysay Furaha Telephonada

                Hargeysa May 09,2013(SDN)-Shirkada Isgaarsiinta ee Telsom ayaa haatan hirgelisay koror ay ku sameysay tirsiyada Telephonada Gacanta ee macaamiisheeda ka dib wacyi gelin kooban oo ay sameysay. Kororka Numbarada ayaa saameynaya dhamaan macaamisha Telesom ee Somaliland,mana cada sababha dhabta ah ee ka danbeeyay kordhinda. Macaamiisha ayaa iminka wixii ka danbeeya 063 ka horeysiin doona numbaradii hore….

                Read More

                  Dawladaha IGAD Shirka London uga Qeybgalay Danahooda Gaarka ah

                  London May 09,2013(SDN)-Shirkii London Loogu qabtay Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen in ka badan 50 dal ayaa waxa dalalkaa ka mid ahaa dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD ee sida weyn faraha ugula jira arrimha Soomaaliya. Dalalkan oo ay ka mid yihiin Jabuuti,Kenya,Itoobiya iyo Ugaandha ayaa gebigooda waxa ciidamo ay ka joogaan Soomaaliya. Dalalka ayaan…

                  Read More

                    Guddomiyha jaliyadda somaliland dalka ugandha oo ku dhawaaqay gudida qaban qaabada xaflada 18 may ee dalka ugandha+baaq ay wada jir usoo saaren Gudomiyaha jaliyadda iyo guddomiyaha ardayda Sland

                    (KampalaSDN) Guddomiyha jalliyadda dalka ugandha Md saed  yusuf osman (cowsle), ayaa cawa waxa uu shabakadada caalamaiga ah SDNnews uu soo gadhsiiyey nuqul  oo uu ku magacaabay gudida qaban qaabada xaflada   18 may ee dalka ugandha ,gudidan oo ka kooban 12 xubnood .   Guddomiyaha jaliyadda somaliland dalka ugandha  ayaa waxa uu dhamaan jaliyadda dalka…

                    Read More

                    Tababarihii Man United Alex Ferguson oo Hawlgabey(Retirement) By Jaahuur.

                    London-Old Trafford-May-08-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku ula kacaynaa Tababarihii Man United Alex Ferguson oo ka dhawaajiyey inuu shaqadiisii Tababarinimo ka fadhiistey(Retirement). 71-kow jirkan Alex Ferguson ayaan shaki ku jirin inuu u soo kifaaxay Naaddiga weyn ee aduunka ka caanka ah waa Man United,wuxuuna la soo dalaa dhacay 27-tan sannadood. Wuxuu calfadey inuu ku guuleysto 13-ban…

                    Read More

                      Ururka Qareenada Somaliland oo Canbaareeyay Fal lagu dhaawacay Mid ka mid ah Qareenada Gobolka Sanaag

                      Hargaysa 08.May (SDN) Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Garaqaan Fowsi sh.Yoonis Hassanayaa Qoraal uu Soo saaray Waxa uu ku Canbaareeyay Falkii Maalintii Shalay lagu dhaawacay Garyaqaan Cali Siciid Jaamac kaas oo ka dhacay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Qoraalka uu Soo Saaray Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland ayaa u dhignaa Sidan:- Anigoo ku hadlaaya afka Ururka…

                      Read More

                        Hollywoodka Mareeykanka ayaa si karaamo iyo xushmad ku dheehantahay u sharfay magaca suubanaheena Naxariis iyo Nabgalyo korkiisa Ha haatee.!!!! WAA MAXAY SABABTU

                        (KampalaSDN)Sida caadada ah xidigaha ugu caansan Mareeykana waxaa lagu qora magacooda dhulka ama laamiga meelaha shirgada Hollywoodka lakiin waxaa jira hal nin oo wata magaca Muxammad oo aan magaciisa loogu qorin dhulka lana saaray meel dabaq. Toloow waa kee ninkaas, waa xidiga caanka ah ee ciyaari jiray ciyaaraha feerka waa Muhammad Ali.     Hollywoodka…

                        Read More

                          Hargaysa oo lagu soo Gabo Gabeeyay Kulan lagaga Hadlayay Mashruuca Horumarinta Dawladaha hoose iyo Qodobo la isla qaatay

                          Hargaysa 08.May (SDN) Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee Ka Shaqeeya Mashruuca Horumarinta Degmooyinka ee loo soo Gaabiyo JPLG ayaa maanta Waxa uu Shir ugu Soo Gabo Gaboobay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargasya. Kulan hawleedkan Waxaa ka soo Qayb galay Xidhitaankiisii Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta,Agaasimayaha Guud ee Wasaarada Arrimaha…

                          Read More