Wasiirka Ganacsiga oo Xadhiga ka jaray Dhismayaal Xafiisyo ah oo lagu soo Kordhiyay Wasaaradiisa {DHAGAYSO}
Hargaysa 06.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Ganacsiga ee Somaliland Mudane C.risaaq Khaliif Axmed ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhisme ay hay’ada USAID u Samaysay Wasaarada Ganacsiga. Munaasibada Xadhig ka jarista dhismahan waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka,Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga,Saraakiil ka socotay hay’adaha USAID Iyo DIA oo fulinaysay dhismahan. Madaxa Qaybta Maalgashiga ee…
