Qaban qabada xuska 18 may oo si wayn looga dareemayo wadanka Turkiga oo ay ku hawlanyihiin Ardayda Somaliland ee wadanka Turkiga iyo Jaaliyada ku dhaqan wadankaas

    Turki 08/5/2013 (SDN) waxa ka socota caasimada wadanka Turkiga ee Istanbul Qaban qabada xuska 18 may Taas oo  si wayn looga dareemayo wadanka Turkiga oo ay ku hawlanyihiin  Ardayda Somaliland ee wadanka Turkiga iyo Jaaliyada ku dhaqan wadankaas Marwo Farduus Cige oo ka Tirsan Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka oo Hawl Shaqo ku Joogta ayaa waxay uga…

    Read More

      Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlaya Safarka uu ugu Kicitimay Qaarada Yurub

      Berbera 08.May (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta u kicitimay Qaarada Yurub,Gaar ahaan Wadanka Ingiriiska  oo uu kaga qayb gali doono Xuska 18 May ee 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Madax banaanideeda la soo Noqotay . Madaxweyne ku Xigeenka Waxaa Safarkan ku Wehelinaya Wasiirada Maaliyada,iyo…

      Read More

        Kenya oo ka dalbatay dowladda UK in ay ku gacan siiso dib u celinta qaxootiga Soomaalida

        Kadib shirka arimaha Soomalida markii uu ku soo gabagaboobay Guriga Lakastar ee Magaalada London ku yaala ayaa si gaar ah waxaa u kulmay Qaar kamid ah hogaamiyaasha Africa iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Britain David Cameron,iyagoona ka arinsaday arimo ay ka mid yihiin xaalada Soomaaliya. Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyata ayaa isagoo ka faa’ideysanaya fursad kulanka…

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya oo London kula kulmay Ganacsato kala duwan

          London May 08 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri “Soomaaliya waxaan rabnaa in aan ka dhigno dal ku dhisan technologiyadda cusub oo Wadooyinka, dekedaha, airportka, iyo guryaha waa in ay ahaadaan kuwa aan ku dhisneyn cilmigii…

          Read More

            AMISOM iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay degaan hoostaga magaalada Baydhaba.

            Baydhaba May 08,2013(SDN)-Sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah ciidamada ka tirsan Xarakada Al-shabaab iyo ciidamada AMISOM ay la socdeen ciidamada Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray degaanka Bohoraar.   Wararka kazoo baxaya weerarkaasi ayaa sheegaya in ay jiraan qasaare labada dhinac kala soon gaartay,saraakisha ciidamadas Dowladda Soomaaliya ayaa shegay in 4-kamid ah dagaal yahanada…

            Read More

              Akhriso Qaar Kamid ah Qodobadii ku jiray Warmurtiyeedkii laga soo saaray Shirkii London

              Muqdisho May 08,2013(SDN)-War Murtiyeedkii ka soo baxay Shirka London lagu soo gaba gabeeyay oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa waxaa uu Taabanayay Arimo dhowr ah Sida Amaanka, La Dagaalanka Burcad Badeeda iyo Taageero la siiyo Dowladda . Waxaana Qodobadii ka soo baxay Shirka London Kamid ahaa: 1-Bogaadin loo jeediyey Guullaha siyaasadeed ee dowladdu gaartay dhinacyada…

              Read More

                Aqoon yahano Soomaaliyeed ooka digay in si qaldan loo maamulo lacagaha dowlada Soomaaliya loogu deeqay.

                Qaar kamid ah waxgaradka iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo durbadii warbaahinta la hadlay kadib gaba gabadii kulankii London ayaa waxa ay ku booriyeen xukuumada Soomaaliya in ay dhaqaalaha loogu deeqay ay si waanaagsan u maamusho. Aqoonyahanada iyo waxgaradkan ayaa sidoo kale uga digay dowlada in ay six un ay u maamusho lacagahaasi loogu deeqay iyagoo tusaale…

                Read More

                  War murtiyeedkii laga soo saaray shirkii London.

                  London May 08,2013(SDN)-War Murtiyeedkii ka soo baxay Shirka London lagu soo gaba gabeeyay oo dhowr qodob ka koobnaa ayaa waxaa uu Taabanayay Arimo dhowr ah Sida Amaanka La Dagaalanka Burcad Badeeda iyo Taageero la siiyo Dowladda .   1-Bogaadin loo jeediyey Guullaha siyaasadeed ee dowladdu gaartay dhinacyada siyaasadda iyo ammaanka oo ay ugu horeeyaan  ka…

                  Read More

                    Rejeda reer Muqdisho ee Shirka London iyo Ujjeedada Shirka ee Britain oon is waafaqsaneyn

                    Muqdisho May 08,2013(SDN)-Warbixin ay daabacday barta Internetka ee Xinhua ee dalka China ayaa lagu soo bandhigay sida aaney isu waafaqsaneyn rabitaanka shacabka reer Muqdisho iyo Ujjedooyinka Britain ka leedahay Shirka Soomaaliya ee Haatan London ka socda. Sidoo kale waxa Warbixinta lagu soo bandhigay in Dawlada Soomaaliya ee shirka Guddoonkiisa ka mid ahi iyo Shacabka reer…

                    Read More

                      Shirkii Arrimaha Somalia ee dhaqaale ku Yaboohida iyo Qodobada Hor dhaca ah ee la isla qaatay

                      London 07.May (SDN) Iyadoo uu Maanta Magaalada London ka Furmay Shirkii Arrimaha Somalia ee Heer Caalamiga ahaa Isla markaana ay Si  wadajir ah u shir gudoominayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isulwasaaraha dalka Britain David Cameroon. Shirkan oo  si rasmi ah uga furmay guriga Lancaster house ee magaalada London waxaana kasoo…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Ururka Qareenada ee Gobolka Sanaag oo Dhaawac ka soo Gaadhay kadib Markii ay Soo Weerareen Dablay Hubaysani (DHAGAYSO)

                        Ceerigaabo 07.May (SDN)  Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaal Cali Siciid Jamac Cali Foolow Ayaa Saaka Abaaro 11 Duhurnimo Ay Dablay Hubaysani Weerar Kusoo Qaadeen Waxana Garyaqaanka Roobka Lagaga Dhigay Budhadh Iyo Ulo Ay Siteen Malayshiyaadka Soo Weeraray Waxana Intaasi Kadib Garyaqaanka Loola Cararay Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo . Garyaqaan Cali Siciid Jaamac Oo…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Sheegay inuu dhaqan Galay Xeerka Anshaxa Garsoorayaash

                          Hargaysa 07.May (SDN)   Gudoomiyaha Maxkamada  sare ee Somaliland  Dr.yuusuf ismaaciil cali ayaa maanta shaaca ka qaaday dhaqangelinta  xeer nidaamiyaha Anshaxmarinta Garsoorayaasha iyo Xeerilaaliyayaasha  ka hawlgala hay’adaha Garsoorka Dalka. Shirjaraaid oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa ayaa Gudoomiyaha Maxkamada sare Dr.yuusuf ismaaciil cali uu faah fahin kaga bixiyay xeerkan oo uu sheegay  in uu yahay mid …

                          Read More

                            Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Xeerka Qareenada (DHAGAYSO)

                            Hargaysa 07.May (SDN) Golaha Wakiilada ee JSL ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey G/xigeenka koowaad ee Golahaasi Md Baashe Maxamed Faarax ayaa mudanayaashu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xeerka Qareenada Somaliland Xeer NO 30/2011. Fadhiga manta oo ay soo xaadireen 45 mudane waxaa ansixinta xeerkaasi ogolaaday 35 Xildhibaan, waxaa diiday hal mudane waxaana…

                            Read More