Safiirka Wareega ee Somaliland oo Faah Faahiyay War uu Madaxweyne Siilaanyo Siiyay Wargayska Guardian DAAWO

    Hargaysa 07.May (SDN) Safiirka Wareega ee  Somaliland Ampsator Kayse Cabdilaahi Maxamed ayaa faahfaahin ka bixiyey Maqaal dheer oo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu ku qoray wargeyska Guardian ee ka Soo Baxa Wadanka Ingiriiska kaas oo lagu Daabacay Cadadkiisii Maanta . Safiirka Wareega ee Somaliland Waxa uu Tilmaamay in Maqaalka uu Madaxweyne…

    Read More

      Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh oo Kulan la Qaatay Gudida Qaban qaabada 18 May

      Oodweyne 07.May (SDN) Gudoomiyaha Gobolka daadmadheedh Jamaal Xuseen Hure ayaa maanta  kulan  xogwaraysi ah  la yeeshay gudida qabanqaabada munaasibada 18ka may ee gobolka daadmadheedh  kulankan oo  ujeedadiisu ahayd  sidii ay gudidu ugaga xogwarami lahayd gudoomiyaha   halka hawluhu u marayaan, Ugu horayn waxaa halkaasi ka  hadlay gudoomiyaha waxbarashada  gobolka daadamadheedh isla markaana  xubin ka ah gudida…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Dadkii ku naf waayay Dooxa Degmada Laasgeel

         Hargaysa 07.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaya geerida naxdinta leh ee ku dhacday Dadkii Ehelka iyo xigtada isu ahaa ee ku geeriyooday shilkii baabuur ee daadku ku qaaday shalay (06/05/2013 dooxa dacar-budhuq shilkaas oo ay…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya Waqtigan Waxa ay u muuqataa in ay Diyaar tahay (Sawirro)

          (London, UK 07 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Britain Mudane David Cameron ayaa si wadajir ah u furay una wada hoggaaminaya shirka London. Ra’iisul Wasaare David Cameron ayaa ku ammaanay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo dowladda Federaalka Soomaaliya horumarka baaxadda leh ee ay ka gaartay  dhinacyo badan, sheegeyna inay…

          Read More

            Dowladaha Ruushka iyo Maraykanka oo kawada hadlaya Arrimaha dalka Syria

            Moscow May 07 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa wada hadalo kula leh Xogahayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry Magaalado Moscow, kuwaasi oo ku aadan Arrimaha dalka Syria. Booqashada Mr Kerry ee Ruushka ayaa timid kaddib markii Israel ay duqeyn ka geystay Koofurta Syria taasi oo ay siweyn u dhaleeceysay Xukuumadda Moscow. Warbaahinta dalka…

            Read More

              Dowladda Kuuriyada Waqooyi oo Gantaalo Rida Dheer Leh Tijaabineysa

              Pyongyang May 07 2013 (SDN)– Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabinaysa Labo gantaal oo nuuca ridada dheer ah kuwaasi oo la dhigay Xeebaha Bariga dalkaasi ku yaalla. Wakaalada Rasmiga ah ee Wararka u faafisa Kuuriyada Waqooyi ayaa ku soo warameysa in tijaabadan ay ka qeybgalayaan Madax kala duwan oo ka tirsan Xukuumadda Pyongyang. Todobaadyadii la soo dhaafay…

              Read More

                Hey’ada Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch oo shuruudo adag hordhigtay taggero beesha caalamku u fidiso Dawlada Soomaaliya

                London May 07,2013(SDN)-Hey’ada u Dooda Xuquuqda aadanaha ee HRW ayaa war ay soo sartay oo ku wejahan shirka Soomaaliya ee maanta ka furmaya magaaladan London waxa ay ku sheegtay in ay haboon tahay in diirada lagu saaro sidii dawlada Soomaaliya culeys loogu saari lahaa dhawrida xuquuqaha aadanaha. Shiraka Soomalaiya ee maanta London ka furmaya ayaa…

                Read More

                  Aqalo ay Hargeysa Ku leeyihiin Qoyska Madaxa Al Shabaab oo Booliska Somaliland Baareen iyo walaaladii oo Baaritaan ku socdo

                  Hargeysa May 07,2013(SDN)-Madaxa Kooxda Al Shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa laba aqal oo reer koodu ku leeyahay magaalada Hargeysa waxa baaritaan ku sameeyay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee RRUda loo yaqaano. Ciidamadu waxa ay baareen aqal ay ku nooshahay madaxa Al Shabaab Hooyadii oo ku yaal xaafada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa. Sidoo…

                  Read More

                    Madaxeynaha Dawlada Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray magaalada London

                      london 07/5/2013 (SDN) Madaxeynaha Dawlada Soomaaliya, xassan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo  gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ayaa waxaa loo sameeyay soo dhaweyn si cajiib ah.   Xassan Sheekh iyo R/wasaaraha Ingiriiska ayaa lafilayaa maalinta barri ah in ay si wada jir ah u shir gudoomiyaan shirka London oo…

                    Read More

                      Raysal wasaraha wadanka Britain David Cameron oo bari markii u horaysay taarikhda ku quracan doona Laxoox Somali ama Canjeelo si Toosa ugala soco qurbejoog

                      London 07/5/2013 Raysal wasaraha wadanka Britain David Cameron oo bari markii u horaysay taarikhda  la quracan doona jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan wadankan quraacadan oo noqonaysa ta hidaha iyo dhaqanka soomalida oo ah Laxoox ama Canjeelo qofba sida uu u yaqaano , raysal wasaraha ayaa waxa uu kulan la qadan donaa qaar ka mida bulshada…

                      Read More

                        Gudida Doorashooyinka Punt land oo Mudeeyay Wakhtiga kama danbaysta ah ee Murashixiintu ku soo Gudbinayaan Araajidooda

                        Garowe 6.May  (SDN) Guddiga kumeel gaadhka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay xilliga ay ku egtahay soo gudbinta musharrixiinta ururada siyaasadda uga qayb geli doona doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee soo socda. Gudoomiyaha guddiga Doorashooyinka Punt land  Prof. Maxamed Xasan Barre oo maanta shir-saxaafadeed ku qabtay xaruntooda magaalada Garoowe, ayaa ku dhawaaqay in 11-ka…

                        Read More

                          Daryeel li’ida Gurigii lagaga dhawaaqay madax banaanida Somaliland iyo Xuska May (DAAWO)

                          Burco 06.May (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje ayaa  Sheegay in Xuska 18ka May ay magaalada Burco uga qaban doonaan Si ka Weyn Sidii hore. Gudoomiyuhu Waxa uu Tilmaamay in Magaalada Burco ay tahay Xuduntii Somaliland iyo hoygii lagaga dhawaaqay Dib ula soo noqoshada Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland Waxaanu ka dalbaday Hay’adaha…

                          Read More

                            Wasiiro ka tirsan Xukumada Somaliland oo ka qaygalay Sannad Guurada 1aad ee Aasaaska Mishiinka Kelyaha Sifeeya ee Cisbitaalka Guud ee Hargaysa

                            Hargaysa 06.May (SDN)  Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo ay weheliyaan Wasiirka Diinta iyo Aw Qaafta sh.khaliil C/lahi Axmed iyo Gudoomiyaha hay’adda Maamul wanaag, iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta ka qayb galay Xaflad loo qabtay Sanad-guuradii Kowaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii qaybta Safaynta Kelyaha ee Isbitaalka Guud…

                            Read More