35 Suxufi oo ka kala Socday Somalia,Punt land iyo Somaliland oo Hargaysa Tababar loogu soo Xidhay

    Hargaysa 30.April (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa Saaka ugu Soo Gabo Gabeeyay Huteel City Center ee Caasimada Hargaysa Aqoon isweydaarsi Mudo afar Cisho ah u socday 35 Suxufi oo ka Kala Socday Qaar ka mid ah Idaacadaha ka hawl gala Somalia,Punt land iyo Somaliland. Aqoon isweydaarsigan oo…

    Read More

      In Kabadan 250-kun oo ruux oo la sheegay in ay ku geeriyoodeen Abaartii ku dhufatay Soomaaliya 2011-dii

      Nairobi April 2013 (SDN)–Warbixin ay soo saareen Tododobaadkaan saraakiil ka soo jeeda Bariga Africa,ayaa waxay ku sheegeen in dad gaaraya 260,000 oo Soomaali ah ay u geeriyoodeen gaajo sanadkii la soo dhaafay ee 2011,taasi oo labo jibaar ka badan kuwii horay loo soo saaray. Dowlada Mareynkanka iyo hay’ado Qaabilsan dhanka cunada oo indha idheyn iyo…

      Read More

        Gaarriye Marathon: Orod loogu magacdaray Allaah ha u naxariistee Abwaan Gaarriye oo lagaga dhawaaqay Hargeysa

        Hargeysa April, 30 2013 (SDN)- Sida la wada ogyahay  Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac,  Gaariiye wuxu ahaa halyay qaali ku ahaa dalka Somaliland iyo gayiga Soomaaliyeedba guud ahaan oo dhaxal aan la soo koobi karin uga tagay qarniyo badan oo mustaqbalka ah dalkiisa iyo dadka Af-soomaaliga ku hadla. Aqoonyahanno dhalinyaro ah oo ka mid ahaa ardaydii …

        Read More

          Raiisul Wasaaraha Suuriya oo ka badbaaday Qarax lala begsaday

          Dimishiq April 30,2013(SDN)Raiisul Wasaaraha dalka Suuriya Wael al-Halqi ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday xili uu marayay degaan caasimada ku yaal oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dawlada. Wael al-Halqi ayaa qaraxa lala beegsaday kiyoo maray xaafada Mazeh sida lagu sheegay TVga qaranka ee dalkaasi. Dhimasho aan cadadkeeda la shaacin iyo burbur hanto ayaa lagu…

          Read More

            Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Iyo Wafdigiisii Uu Hogaaminayey Oo Soo Gaadhay Magaalada London.

            London 30April13(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa saaka ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Heathrow Airport ee magaaladda London. Waxaana qolka marti sharafta ku soo dhaweeyay safiirka Somaliland u fadhiya Boqortooyada Ingiriiska Md Cali Aadan Cawaale, xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynahay Cali Axmed Cali, Maareeyaha Telefiishanka qaranka…

            Read More

              Film ka hadlaya sida colaaduhu Bulshooyinka u kala diraan oo Nabaduna dib isugu sooceliso,Somaliland oo lagu xusay Filmka(DAAWO)

              London April 29,2013(SDN)-Colaadaha ayaa ku khasba Bulshada in ay degaanadooda ka haajiraan,isla markaana nabada ayaa dib u soo celisa bulshooyinka,sida lagu soo bandhigay Film Documentary. Sidoo kale Filmka ayaa eegaya sida ay isugu dhacaan qeybaha bulshada ee qaarna dalka ku haray halka qaarna barakacan, ka dib kolka ay nabada iyo koboca dhaqaale ay kordhaan.  

              Read More

                Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanadka Qaranka oo Kormeer ku Maray Qaar ka Mid ah Dugsiyada dhexe iyo Sare ee Magaalada Ceerigaabo

                Ceerigaabo 29.April (SDN)  Gudomiyaha Gudida Xafiiska Imtaxaanadka Qaranka ee  Wasarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Daa’uud Ahmed Faarax Oo Kormeer Shaqo Ku Jooga Magaalada Madaxada Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Ayaa Maanta Kormeer Kusoo Gaala Bixiyay Fasalada Afraad Ee Dugsiga Sare Ee Xajji Aadan Iyo Fasalada Sideedaad Ee Dugsiyada Hoose Dhexe  Daallo Surud Iyo Jeembar…

                Read More

                  Xasan Sheekh iyo C/raxmaan Faroole Oo isku mari wayay qodobo xasaasi ah (Aqriso)

                  Garoowe April 29 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya iyo Horjoogaha Maamulka Puntland ayaa kulan saacado qaatay waxa ay maanta ku yesheen Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Kulankaasi waxaa looga hadlay qodobo badan oo ku aadan arrimaha Soomaaaliya sida: Dastuurka, Jubooyinka, Shirka London iyo Arrimo kale oo badan. Dadk ka si dhaw ula socoda kulankii Xasan…

                  Read More

                    Ciidamo dowladda ka tirsan Oo gubay Xaruntii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud (Sawirro)

                    Ceel-garas April 29 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya deegaano hoostaga gobolka Bakool ee Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay ku warmayaan in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay Rasaas la dheceen oo ay gubeen qalab ay ku shaqeyneysay xarunta Hormuud Telcome ay ku leedahay deegaanka Ceel-garas ee gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan shirkada Isgaarsiinta Hormuud ayaa…

                    Read More

                      Taliye Ku xigeenka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xabsiga Mandheera baaqna u diray Xukuumada

                      Hargaysa 29.April (SDN)   Taliye ku Xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye guuto Xasan Cali Cawad oo ay Weheliyaan Hogaanada Hawlaha  Xabsiyada,Caafimaadka,Qorshaynta iyo Tababarada ayaa Kormeer Shaqo ku Tagay Xabsiga Mandheera. Taliye ku Xigeenku waxa uu Warbixin ka Dhagaystay taliyaha Xabsiga Mandheera Cismaan Maxamed Xandule oo ka Waramayay hawlaha Xabsiga isagoo u soo bandhigay qaabka loo dhaqan…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Gaadhay Magaalada London ee Cariga Ingiriiska

                        London 29.April (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa saaka ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Heathrow Airport ee magaaladda London. waxaana qolka marti sharafta ku soo dhaweeyay safiirka Somaliland u fadhiya Boqortooyada Ingiriiska Md Cali Aadan Cawaale, xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynahay Cali Axmed Cali, Maareeyaha…

                        Read More

                          Shir lagaga Hadlayo Xidhiidh Somaliland iyo Itoobiya oo Hargaysa ka Furmay {DHAGAYSO}

                          Hargasya 29.April (SDN) Waxa maanta ka furmay  Magaalada Hargeysa shir ballaadhan oo ay ka qayb qaadanayaan masuuliyiin  ka kala  socota  dalalka Somaliland iyo Itoobiya kaasi oo lagaga hadlayo  sii xoojinta xidhiidhka wax wada qabsi ee labada Dal. Shirkan oo arimaha lagaga wada hadlaayay ay ugu mudan yihiin wax wada qabsiga labada Dal ee dhinacyada  nabadgalyada…

                          Read More