Sheekh Cali Dheere oo ka waramay Dilkii Toogashada ahaa ee Boosaaso looga fuliyay Rag lala xiriiriyay Shabaabka(DHEGEYSO)

    Bosaaso May 01,2013(SDN)-Afhayeenka Kooxda Al Shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay rag Shabaabka lala xiriiryay oo dil toogasho ay ku fulisay Puntland. Ragan ayaa lagu helay denbi ah in ay khaarejiyeen sheekh Puntland Caan ka ahaa HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO HADALKA SHEEKH CALI DHEERE   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dhere.mp3″]

    Read More

      Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Shaqaalaha Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Caalamka

      Ankara May 01 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa hambalyo u aadan munaasabadda 1da May ee maalinta shaqaalaha Aduunka u diray shaqaalaha Soomaaliyeed. Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka ayaa yiri “anigoo ka faa’ideysanaya munaasabadan maalinta shaqaalaha caalamka ee ku asteeysan 1da bisha May waxaan halkaan…

      Read More

        Hay’adaha Samafalka ee Somaliland ka hawlgala oo Tababar Dhaqanka ah Hargeysa looga furay

        Hargaysa 01,May (SDN) Shir Sadex Geesood ah oo ay ka qayb galeen Wasaaradaha Arrimaha Dibada,Qorshaynta iyo Qoyska oo lagaga hadlayay Sidii Hay’adaha Sama falka ee degan Somaliland loo bari lahaa Habdhaqanka Bulshada Somaliland ayaa Maanta ka Furmay Huteel Maansoor ee Caasimada . Shirkan waxaa furitaankiisii ka hadlay la taliyaha Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada Aadan…

        Read More

          Hay’adaha la dagaalnka cudurka Dilaaga ah ee AIDS oo Hargeysa ku soo bandhigay waxqabadkoodii Sadedii Bilood ee u Danbeeyay

          Hargaysa 01,May (SDN) Gudoomiyaha Komiishanka La Dagaalanka H/I/V ADIS Maxamed Daahir ayaa u qabtay Shir Sadex biloodle ah oo ay ku soo bandhigayeen hay’adaha ku shaqada leh Cudurka AIDS-ku Waxqabadkooda ay ka hirgaliyaan Somaliland . Maxamed Daahir ayaa Sheegay in dhamaan Ururada Shirkan ka qayb qaadanayaa ay la yimaadaan Waxqabadkoodii Sadexdii bilood ee tegay iyo…

          Read More

            Hargaysa oo lagu soo Gabo gabeeyay Shirkii wada Tashiga labada Wadan iyo Qodobada laga soo saaray oo Mugdi badani ka Muuqdo una Xaglinaya danaha Itoobiya

            Hargaysa 01.May (SDN) Shirkii Iskaashiga Wadamada Somaliland iyo Itoobiye ee Mudada Labada Maalmood ahayd ka socday Huteel ambassador ayaa caawa la soo gabo gabeeyay isla markaasna laga soo heshiiyay qodobo taabanaya Arrimaha Dhaqaalaha,Isu socodka,Ganacsiga iyo amaanka. Shirkan oo ay Goob joog ka ahaayeen Wufuud ka kala socota labada Wadan waxaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee…

            Read More

              Maxaabiista Guantano Bay oo Cuno Joojin Sameeyay,Obama oo ku celiyay in uu xirayo xabsigaasi

              Cuba April 30,2013(SDN)-Maxaabiista ku jira xabsiga Guantanamo Bay ee lagu hayo maxaabiista loo heysto falal argegixiso oo intoodii badneyd cunada ka caagay. Maxaabiista Guantanamo Bay ayaa cuno joojinta bilaabay bishii February haatana waxa socda dedaalo khasab loogu quudinayo maxaabiista. Maxaabiista ayaa sheegay in ay raashinka uga caageen xadhiga aan dhamaadka leheyn ee ay ku jiraan….

              Read More

              Real Madrid oo 2-0 Ku Badisey Laakiin waxaa 4-3 Ugu soo baxay Final Dortmund(By Jaahuur)

              Spain-Santigo Bernebeu Stadium-Tue-Aprill-30-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa Real Madrid iyo Borussia Dortmund oo lugtii labaad ku kala baxay. Haddaba ciyraatan oo la wada sugaayey ayaa lugtii hore waxay todobaadkii hore ka dhacdey carigaa germany waxaana 4-1 lagu soo khaarijiyey Real Madrid. Akhyaartay lugtii labaad ee lugu kala bixi lahaa waxay galabta ka dhacdey…

              Read More

                Is-barbardhiga saddex safar oo ay Cigaal, Rayale iyo Siilanyo ku tageen Maraykanka iyo Sawirka laga dheehan karo wufuudooda

                Hargeysa April, 30 (SDN)- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad soo gunaanaday socdaalkii uu ku tagay dalka Maraykanka, waxaanu soo gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo la filayo inuu uga soo gudbo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Safarkan uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagay dalka Maraykanka, mid la mid ah ayuu Madaxweynihii hore ee…

                Read More

                  Suxuufiyiinta oo ka hadlay tacadiyada lagula kaco

                  Garoowe April 30,2013(SDN)-Maantay oo taariikhdu ku beegantahay 30-ka April, maalintuna tahay Talaado, waxaan halkaan kusoo bandhigaynaa dareenkeena ku aadan sida aan uga xunnahay una cambaaraynayno falkasta oo tacadi ah loona gaysto warfidiyeennada iyo xarumaha warbaahinta Puntland, iyadoo aan ka duulayno dhacdadii  ugu dambaysay ee 28-kii bishaa April lagula kacay wariyaasha, lagu jirdilay, lagu burburiyay qaarkood…

                  Read More

                    Britian Qiimaha Tigidhada Dayaaradaha oo cirka isku shareeray iyo qoysas badan oo aan karaynba inay dhoofaan

                    London April 30,2013(SDN)-Sannad walba xagaaga waxaa dalkii hooyo dib ugu laabta qoysas badan oo ka fiidaysanaya waqtiga xagaaga ee iskuuladu xidhan yahiin .haddaba qoyasaskaa faiido weyn ayaa iyaga carrurtoodaba ugu jiryay inay tagaan dalkii iyagoo dhaqan ahaan diin ahaan iyo maskax ahaaba ka soo faiidaysan jiray lakiin waxaad moodaa inay xaalada Tigidhada ee imiku ay…

                    Read More

                      Khilaaf ka Aloosnaa Gebilay,Kana dhashay Raashin Mucaawimo ah oo maanta la soo afjaray {DAAWO}

                      Gebilay 30.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur “Abiib Tima Cad” oo ay Weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada,Maamulka Gobolka Gebilay,iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta Kulan balaadhan la yeeshay Cuqaasha Gobolka Gebilay. Kulankan ayaa Salka ku hayay Khilaaf ka dhashay Raashin Mucaawimo ah oo Dawlada Turkigu ugu deeqday Gobolka Gebilay…

                      Read More

                        Mareeg (Website) cusub oo loo bixiyey salaanmedia.com saxaafadda Soomaalida kusoo biirtay..Daawo Sawiro

                          London 30April13 (SDN) Kulan   ka dhacay Galbeedka London oo lagu daah-furaayey mareeg cusub oo la magacbaxday..www.salaanmedia.com.kulankaas oo ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer London oo kulankaas kasoo qaybgalay waxay ahaayeen dhalinyaro  aqoonyahano ah degan  magaaladda London, Sheekh Cabdilaahi Cismaan oo ka mid ah culimadda aadka looga qadariyo dalkan Ingiriiska ayaa Aayado…

                        Read More

                          War Deg Dega:Mucaaradka Jabuuti oo Ku Dhawaaqay Baarlamaan iyo Guudoomiye Cusub(DAAWO)

                          Jabuuti April 30,2013(SDN)-Mucaaridka dalka Jabuuti ayaa maanta ku dhawaaqay Baarlamaan iyo Guddoomiye cusub oo ay sheegeen oin ay yihiin kuwii ku guuleystay doorashooyinkii dalka ka qabsoomay bishii labaad ee sanadkan. Baarlamaanka cusub ayaa waxa u badan xildhibaano ka tirsan dalada mucaaridka Jabuuti ee USN. Baarlamaanka cusub ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa fadhi uu yeeshay ku…

                          Read More

                            Wasiirka Cadaalada oo Furay Bandhig Wax soo Saarka Ciidanka Asluubta Somaliland

                            Hargaysa 30.April (SDN)  Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta Xadhiga ka Jaray Bandhig loo qabtay  Wax soo saarka qalabka Guryaha iyo Xafiisyada oo ay Soo Saaren Ciidanka Asluubta Somaliland . Waxaa Bandhigan la keenay agabka kala duwan sida Guryaha iyo Xafiisyada,adeegyada birta,Alxanka iyo dhar tolista,oo ay dhamaantoodba soo saareen Ciiddanka…

                            Read More

                              “Haday maanta Somalia isu Imanayso anagaa Keeni karna,Xasanoow “Madaxweynaha Somalia” Waxba adigu ma keeni kartid” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

                              Boorama 30.April (SDN) . Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah ee Ucid ayaa maanta Kormeer ku tagay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu ujeedada Safarkiisa ku sifeeyay inuu la xidhiidho sidii u ogaan lahaa Tabashada ay bulshadu qabaan,Waxaanu xusay inuu u gogol xaadhayo Shir wada Tashi ah oo ay isugu iman…

                              Read More

                                Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo Hadal Dhinacyo badan taabanaya ka Jeediyay Gabagabada Aqoon isweydaarsi Suxufiyiin Meelo kala duwan isaga Yimid {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 30.April (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa Saaka ugu Soo Gabo Gabeeyay Huteel City Center ee Caasimada Hargaysa Aqoon isweydaarsi Mudo afar Cisho ah u socday 35 Suxufi oo ka Kala Socday Qaar ka mid ah Idaacadaha ka hawl gala Somalia,Punt land iyo Somaliland. Agaasimaha Guud ee…

                                Read More

                                  Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Su’aallo Uga Jawaabay Ardayda Soomaaliyeed Ee Wax Ka Barata Turkiga “SAWIRRO”

                                  Istanbul April 30 2013 (SDN)— Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdiga uu hogaaminayo ee socdaalka shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa su’aallo uga jawaabay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Turkiga. Kulankan oo ka dhacay hool ay wadajir usoo diyaariyeen Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara iyo Ardayda Soomaaliyeed ee…

                                  Read More

                                    Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Xog Waran dhinacyo badan leh Siiyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 30.April (SDN) Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Spmaliland Md.Cabdi Dirir Cabdi ayaa maanta Warbixin Dheer waxa uu ka hor jeediyay Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo ka qabsoomay Xarunta Golahaasi ee Magaalada Hargaysa . Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna ku Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax…

                                    Read More