Xasan Sheekh: Askarigii Dhibaa Shacabka Waxaa Loola Dagaalamayaa Al Shabaab kadaran
Muqdisho April 09 2013 (SDN)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay askarigii dhibaato ugeesta shacabka Soomaaliyeed loola dagaalamayo sida ururka Al-Shabaab ay ula dagaalantay Dowladda Soomaaliya. Isaga oo la hadlaye boqolaal ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed aysan dooneyn askari dhiba. Wuxuu sheegay askariga qoriga wata ee isbaarada…
