Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Kenya

    (Nairobi,Kenya, April, 10, 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo ka qeyb galay munaasabadda lagu caleema saaray Madaxweynaha cusub ee Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa Mudane William Ruto. Sidoo kale kulan gaar ah oo looga hadlayay arimaha dhowr ah oo ay ka mid yihiin Qaxootiga, Xirrirka…

    Read More

      R/wasaare Saacid oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Uganda oo uu socdaal ku joogo

      Kampala 10 2013 (SDN)— Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho kujooga dalka Yugandha ayaa wada xaajood dheer oo dhinacyo badan taabtay la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Yugandha Mudane Amama Mbabazi. Labada Ra’iisal Wasaare waxay si qotadheer uga wada hadleen arrimaha iskaashiga ee labada wadan, gaar ahaana dhinaca amniga, dhaqaalaha iyo…

      Read More

        Dawlada Soomalaiya oo Turkey u wakiilatay wadaxaajoodkii ay la leheyd Somaliland iyo Doorka UK

        Istanbul April 10,2013(SDN)-Dawlada Soomalaiya oo ay aheyd in wadaxaajood ay dalka Turkiga kula yeelato Somaliland ayaa waxa mashquuliyay maamul u sameynta Jubbooyinka iyo safaro ay sadexdii masuul ee dalka u sareyay safaro ku gaalaa baxayaan. Waxaana ay dawlada Soomaaliya qoraalada ay shirka u guddbineyso u wakiilatay dalka martida loo yahay ee ay aheyd in uu…

        Read More

        Galatasaray oo 3-2 Ku Khaarijisey Real Madrid. By Jaahuur

        Istanbul-Turky-Tue-09-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula hayaameyna xagaa iyo Istanbul (TURKY). Waxaa gabagabo ku dhaw Koobka Qaaradda Yurub Uefa oo la soo galey Semi finalkiisii, waxaana mar dhaweyd lagu kala faataxaystey ciyaar dhexmartay Galatasaray iyo Real Madrid. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd kana dhacdey Turk Telekom Stadium ee Istanbul waxaa ka soo qayb…

        Read More

          Gudomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Maayar Xigeenka Degmada Ceerigaabo Oo Si Wada Jir Ah U Daah Furiy Dugsi Cusub Oo Ay Hir Geliyeen Ururka Dhalin Yarada Dalkaab Ee Magaalada Ceerigaabo

          Ceerigaabo 09 April (SDN) Gudomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Maayar Ku Xigeenka Degmada Ceerigaabo Ayaa Maanta Daah Furay Dugsi Si Bilaash Ah Waxbarashada Ugu Faaiidayn Doona Dadwaynaha Reer Ceerigaabo Dugsigaasi Oo Laagu Macag Daray Dalkaab Waxana Munaasibadii Furitaanka Dugsigaasi Kasoo Qayb Galay Gudmiyaha Gobolka Sanaag Gudomiye Ku Xigeenka Gobolka Maayar Xigeenka Degmada Ceerigaabo Isuduwayaasha Wasaradaha Qorshaynta…

          Read More

            Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway

            Oslo April 09 2013 (SDN)– Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Norway ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway ayadoo dhanka kalena uu Gudoomiyaha Baarlamaanka tagay xarunta Baarlamaanka Dalkaasi. Kulankan dhexmaray Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wasiirka Arrimaha DIbadda ayaa ka…

            Read More

              Dowladda Ethiopia oo sheegtay in ay ka go’antahay xaqiijinta Nabada Soomaaliya

              Addis Ababa April 09 2013 (SDN)– Sida ay qortay Wakaalada wararka ee dalka Malaysia Xukuumadda Adis-Ababa ayaa shaaca ka qaaday in Marnaba dhankooda aysan ka gaabin doonin Xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo xariir wadaaga kale ee ka dhaxeeya wadanka dariska ay yihiin ee Soomaaliya, tan iyo inta ay ka muuqaneyso Soomaaliya baraare iyo Nabad. Ra’iisul waaaraha dalka…

              Read More

                Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID oo xilal Cusub u ansixiyey isla markaasna shaaciyey magacyadda Guddida Xisbiga UCID ee Waqooyiga London

                London 9Apriil 13 (SDN)Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID oo xilal Cusub u ansixiyey  isla markaasna shaaciyey magacyadda Guddida Xisbiga UCID  ee Waqooyiga London   Salaasa, 09 April 2013   Ku: Saxaafadda Madaxabanaan   ASC Dhamaantiinba,   Ujeeddo: Ansixin Xilal Cusub oo Xisbiga UCID   Waxa farxad weyn ii ah in aan ansixiyo isla markaasna shaaciyo…

                Read More

                  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Wadanka Kenya Uhuru Kenyatta

                  Hargaysa 09.April (SDN) Madaxweyne ku Xigeenka JSL, ahna Ku Simaha Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Somaliland JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Dhambaal Hambalyo ah u Diray Madaxweynaha Cusub ee Wadanka Kenya Mudane, Uhuru Kenyatta oo Maanta loo Caleemo saaray Xilka Madaxweynanimo ee Dalka Kenya. Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa lagu sheegay…

                  Read More

                    Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto oo xilka loo dhaarinayo Toos u Daawo

                    Kenya 9April13 (SDN)Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto oo xilka loo dhaarinayo  Xaflad ay kasoo qayb-galeen in ka badan 11 madaxweyne oo ka socda qaarada Afrika ayaa lagu caleema saaray madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto. Xafladdan oo lagu qabtay garoonka wayn ee Nyayo Stadium…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Dir

                      Oslo 9April13(SDN)Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland Mudane Ciro ahna guudomiyaha Xisbiga Wadani ayaa waji gabax kala kulmay kulan dhaxmari laha Gudoomiyaha Barlamanka Somaliya prof Jawhari iyo Beelaha Diree ku jira xildhibanada Somaliya, mudane cabdiraxmaan ayaa safar wayadan ku marayey wadamada  Yurub isaga oo soo garay maalintii jimcaha waxa safarkiisu ku soo beegmay wafdi culus oo xildhibaano oo…

                      Read More

                        (SIR SOO SHAAC BAXDEY) Maxay Tahay Sababta Wadahadalada Dawlada Soomaaliya Iyo Dowlada Somaliland Loogu Wareejiyey Turkiga?

                        London 9April13(SDN) Toddobaadkii hore Dowlada  Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in wadahadal dhexmari doona iyaga iyo dawlada federaalka Soomaaliya lagu qaban doono wadanka Turkiga bartamaha bishan April.   Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dawlada Turkigu ay u fidisay martiqaad si ay labada dhinac ugu wadahadlaan…

                        Read More

                          Uhurru Kenyatta Oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxtinimo ee dalka Kenya Yaa Ka Qeybgalay?

                          Nairobi April 09 2013 (SDN)— Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socota xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhurru Kenyaata iyadoo si weyn xaflada loo agaasimay. Hoolka Kasarani ee Magaalada Nairobi ayeey ka socotaa xaflada iyadoo siweyn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Nairobi,Madaxweynaha iminka talada wareejinaya ayaa ku sugan madasha iyo madaxweynayaal iyo…

                          Read More

                            Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo isugu yeeray Gollaha kalfadhi aan caadi aheyn

                            Hargeysa April 09,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta shaaciyay in Gollaha Guurtidu uu fadhi isugu yimaado Badhtamaha Bishan. Qoraalka Guddoomiye Saleebaan laguma sheegin waxa lagu eegi doono kalfadhiga waxaase uu kulankan uu shaaciyay uu ku soo beegmayaa xili ay Somaliland iyo Soomaaliya u socdaan wadahadalo. Qoraalka Guddoomiyaha Gollaha Guurtida…

                            Read More

                              Obama Oo Ansixiyay in Maraykanku uu Saanad Milatari Siiyo Soomaaliya

                              Washington April 09 2013 (SDN)– Madaxweynaha dalka  Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dowladiisa ay tababar siineyso ciidamada dowladda Soomaaliya iyo qalab militari si ciidamadaasi loo qalabeeyo. Warkaan kasoo baxay aqalka cad ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in Obama uu ku amray wasiirka arrimaha dibadda in uu hirgaliyo qorshocusb oo lagu tababarayo ciidamada…

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Madaxweynaha Cusub Kenya

                                Muqdisho April 09 2013 (SDN)– Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Muqdisho,  wuxuuna ku sii jeedaa dalka Kenya si uu uga  qeybgalayo munaasbada caleema saarka Madaxweynahii 4 aad ee Jamhuuriyadda Kenya Uhuru Kenyatta. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ayaa saaka ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa  waxaa garoonka diyaaradaha…

                                Read More