Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay in ay Xarumo Caafimaad ka fureyso gobolada dalka
Muqdisho April 08 2013 (SDN)– Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay Gobalada dalka Soomaaliya ka hirgelinayso adeegyo caafimaad oo ay helaan dhamaan shacabka ku nool Gobalada dalka. Wasiirka adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa sheegtay in hada qorshaha socda uu yahay sidii bulsho badan oo Soomaaliyeed ay ku heli lahaayeen adeegyo caafimaad oo…
