|

10-ka Qodob ee Dhaawici kara Guul uu Gaadho Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Waddani & Barnaamijka Qiimaynta DAAWO

Hargaysa 24. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxaa Xiligan ku Biiray Siyaasiyiin Tiro badan oo Damacooduna kala gedisan yahay.

Hadaba Mustafe Maartiin ayaa si qoto dheer u sharaxay Waxyaabaha dhaawici kara Guul uu gaadho Xisbiga Waddani.

Comments are closed