Hargeisa june 26/2014(SDN/QJ) Axasaabta qaranka somaliland iyo madasha wada tashiga somlailnd ayaa maanta si wada jira uga hadlay cadhunta saxaafda madaxa banaan ay ku hayso xukuumda somaliland iyadoo is gaara ay uga sii hadleen xukunkii maxkada gobalka hargeisa ku riday gudomihii wargayska haatuf iyo tafatihii wargayskaasi iayagoo xukuumdana ugu baaqay inay sharciga saxaafada ku qaadan saxaafda ee la ansixiyey 2004kii

Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aaadan Qurbojoog.com
contact@somalidiasporanews.com
