|

18 Sanno ka Hor iyo Heerkii uu Taagnaa Xoriyad Qawlka Somaliland Wargayska Jamhuuriya oo Markhaati u qabsaday Taliyihii Ciidanka Booliska ee Xiligaas Iyo Dhacdooyinkii La Yaabka lahaa ee Maxkamadu ka Garnaqday DAAWO

1998-iyo-maxkamadayntii-jamhuuriya

Photo File:Taliyihii Wakhtigaas ee Ciidanka Booliska AHN Cilmi Kabaal oo Jamhuuriya Marag u qabsatay

Hargaysa 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ku Sinaan Mudo 18 Sanno ah oo Ku Beegmaysa 1998kii ayay ahayd Markii Xukuumadii Alle ha u Naxariistee Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ay Albaabada u Laabtay Xaruntii Madbacada ee NPP ee Soo Saari Jirtay Wargayska Jamhuuriya oo Ka Mid ahaa Foolaadkii Warbaahinta Madaxa Bannaan ee Somaliland.

Comments are closed