|

‘’Hadii Salaadu kuu Hagaagto Dhamaan Acmaashaada Kalena Ilaahay Wuu kuu Hagaajinayaa’’ DAAWO oo Is Qiimee

Hargaysa 01, October, 2016-(SDN/QJ):-Akhristayaasha Shabakada Qurbejoog ma ogtihiin in maalinta qiyaame, hadii salaadu inoo hagaagto inay dhamaan acmaasha kalena inoo hagaagayaan, haday inaga xumaatana, dhamaan acmaasha kalena inaga xumaanayaan.
Dhamaanteenba aan ku dadaalno tukashada salaada, si Ilaahay janooyinkiisa qaaliga ah inoogu abaal mariyo maalinta qiyaame.
Halkan Hoose ka Daawo muxaadaradan qaaliga ah ee ku saabsan salaada ee uu inoo soo jeedinayo Sheekh Maxamed Kenyaawi, Ilaahay kheyr iyo ajri haka siiyee.

Comments are closed