Home » 3:42 am Entries posted on “January, 2012”

Dawlada Britain oo sheegtay in Burcad-badeeda qaar ay dalkaa lagu maxkamadeeyo kuwa kalena la dhigo xabsiyada Soomaalida

Adis Ababa Jan 29,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Britain u qaabisan qaarada Africa oo haatan ku sugan magaalada Adis Ababa ayaa saxaafada u sheegay in dalkiisu diyaar u yahay in ay maxkamadeeyo burcadamwaxyeeleysa shaqaalaha iyo maraakiibta dalkooda. Henry Bellingham oo ka qeybgalaya shirka midawga Afica ee ka socda Adis Ababa ayaa arrintan uga waramay saxaafada qorshaha Britain ee ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Libya boat accident leaves 15 dead, 40 missing

TRIPOLI — At least 15 Somali migrants were killed and 40 left missing after their boat capsized off the coast of Libya this week, the Somali ambassador to Tripoli said Saturday. “Fifteen bodies, including one child and 12 women, were recovered off the coast of Misrata after their boat sank,” ambassador Abdelghami Wais told AFP, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Britain may try and jail Somali pirates

(Reuters) – Britain may put on trial and jail Somali pirates in the United Kingdom if its citizens are attacked at sea, but the government’s priority is to help Somalia boost its inadequate prison capacity, a British minister said on Saturday. Pirates operating from the Somali coast have raked in hundreds of millions of dollars […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DKMG ah ee Soomaaliya oo canbaareysay dilkii agaasimaha Shabeele

Muqdisho Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Dowladda Federaalka Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya waxay canbaareyneysaa falki foosha xumaa ee caawa dilka loogu geystay Allaha u naxariistee Xasan Cusmaan Cabdi oo ahaa Agaasimaha Radio Shabelle ee Mogaalada Muqdisho oo ay koox dhagar qabayal ah si gaadmo ah ugu toogteen meel aan ka fogeyn hooygiisa Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo noqday ruuxa ugu sumcada wanaagsan Xukuumada Somaliland

Hargeysa Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici ayaa noqday masuulka ugu sumcada wanaagsan ee xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dib kolkii uu ku gacan seydhay in xilkii loo doortay u dabo fadhiiso xulafada xuurtada ku heysata madaxtooyada dalka. Md Saylici ayaa dareemay xil xyuubsiga wasiirada heysta dhegta madaxweynaha Somaliland kana dhiidhiyay in rag aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Talyaaniga oo soo jeediyay talo laga xumaado oo Soomaaliya ku wejahan iyo Reysul wasaare Gaas oo dalkaa u booqoolay

Rome Jan 28,2012(qurbejoog.com)- Dawlada dalka Talyaaniga oo iyadu hore u gumeysatay qeyb ka mid ah dhulka Soomaalida ayaa talo waxa uu ka soo jeediyay xal loo helo siyaasada murugsan ee Soomaaliya. Qoraal dalkaa ka soo baxay ayaa lagu sheegay in guud ahaan Jamhuuriyadii Soomaaliya lagu celo maxmiyad ay wadajir u xukumaan dalalka reer Yurub Midawga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nin reer London ah oo qirtay in uu Shabaabka Lacago u diray

London Jan 28 2012(qurbejoog.com)-Nin Soomaali ah oo reer London ah oo dhawaan lagu qabtay cajalado fara badan oo dhiiri gelinaya Jihaad ayaa qirtay in uu dhawr jeer lacago u diray kooxda Al Shabaab si tababr ciidan loo siiyo sadex ka mid ah asaxaabtiisa. Shabaaz Xuseen oo 28 jir ah kuna nool xaafada Stepney oo ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Twitter oo la qaadacay,maxay tahay sababtu?

Washington Jan 28,2012(qurbejoog.com)-Barta Internetka ee Twitter ayaa shaacisay goaan ay ugu ogolaaneyso dalalka ay ka hawlgasho in ay xakameeyaan qoraalada ay dadku dalkaas ka soo qoraan. Goaankan oo ka cadheysiiyay inta badan dadka isticmaala bartan ayaa looga gol leeyahay in shirkada lihi ay ka hawlgasho dalal badan oo aaney ka jirin xoriyada saxaafada. Dadka sida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia – nomad girl(video)

Fatima grows up somewhere in the vast steppe of Somalia. The drought in 2011 and Al Shabab’s attacks and pressure caused many nomads to flee their homes and walk for days and weeks through the empty land to arrive at a refugee camp in Mogadishu, Kenya or Ethiopia. Fatima loses almost everything. With only her […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Help Somalia fight roots of piracy

The U.S. Navy Seals’ dramatic rescue of Poul Hagen Thisted and Jessica Buchanan early Wednesday ended the hostages’ three-month ordeal in Somalia. But why was it left to the United States to conduct this operation in a country thousands of miles away? The short answer is that the United States has the military and intelligence […]

Posted in Uncategorized | Read More »