Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Qarankan sidee loogu tallaagalay mustaqbalka, dhaw iyo ka foogbaa? Qoraal Macne Badan Leh,Weedho Dhaxal reebay oo Siyaasiyiin Waaweyn laga Guntay

Qoraal kooban oo macno wayn kujiro ayaan doonayaa inaan idin la wadaaggo akhyartaa siyaasadda danaysa siib kuwa kujira hadda, iyo kuwa ku hamiyayaa inay ka qayb galan mustaqbalka dalkan hooyo. Siyaasadda waxa aan u aqaann rajo umaddu ay leedahay wakhtiga foog iyo ka dhaw baa. Marka aan eegnoo erey bixinta ay sameeyn hoggaamiyashii qaranka tubta […]

Posted in Features | Read More »

Daawo : Cali Ibnu Abi Daalib muxu ka yidhi warwarka iyo walbahaarka Sh.Siciid Cali

Ottawa April 30,2017(SDN)– Jan 30, 2017 Ottawa ( Cadceed) –Qolo ayaa u timid Cali Ibnu Abi Dalib, waxa ay waydiiyeen ciidanka Allah ka ugu xooga wayn. Ciidamada Allah way ay badan yihiin laakiin si cajiib ah ayuu ugu jawaabay. Sheekadii dhex martay Cali iyo qoladaas hoos ka daawo. Fadlan sii faafi hadii aad awoodo

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo – Dhacdo Cusmaan Ibnu Cafaan ka oohisay

April 10, 2017 Ottawa (SDN) -Arin ka oohiyay Cusman Ibnu Cafaan, inteena badana ay qaafil ka yihiin. Fadlan halkan ka daawo mawduucaas, hadaad kartana sii fidi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO:- Amaanada – Akhlaaqda Iyo Burburka Umadaha (3) Sh.Siciid

Ottawa April 03,2017(SDN)-Amaano La’aan waa diin la’aan. Waxa nabi Maxamed (salalahu calyhi wasalam ) laga soo wariyay in uu yidhi “Hadii amaanada loo dhiibo dad aan u qalmin, qiyaamaha suga. Burburka umadaha waxa keena in amaanadu yaraato mujtamaca dhexdiisa. Fadlan halkan ka daawo mawduucaas, hadaad kartana sii fidi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Turjumaad: Buuggii MARGARET LAURENCE, Abaartii Siigacase ee 1952 iyo Somaliland – shalay iyo maanta

(Qaybta 1aad) WQ: M. Haaruun 12 January, 2017 Turjumaaddan iyo faalada hordhaca ah waxa sameeyay aniga oo ah Maxamed Haaruun. Wixii fikrad ama fal-celin ah iigu soo hagaji (mbiixi@gmail.com) Mahadnaq: Sixidda ama dhamays tirka magacda dadka qoraalka buuggan ku yimid, oo qoraagu ay inta badan hal-hal magic uun ka soo qaadatay, waxa iga cawiyay oo […]

Posted in Features | Read More »

Barnaamij Lagu Qiimaynayo Dadka Danta Guud Wax ka qabtay Rubuc Qarnigii Tegay Iyo Shakhsiyaadkii Ugu Horeeyay ee Lagu Maamuusay Wax ka Baro Taariikhdooda DAAWO

Gudoomiyaha Barnaamijka la Magac Baxay Guulaystayaal Geediga Wadaay,qaybtiisa 3aad ee ah Baro oo ku dayo Muwaadinkaaga danta Guud Wax weyn ka soo qabtay Rubuc qarnigii tegay ayaa Marti Qaaday Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Noqday Shakhsigii ugu Codaynta badnaa ee Dadkii ka qayb galay Codaynta Barnaamijkan. Qaabka ay u Kala Horeeyaan Muuqaaladu ma aha […]

Posted in Features | Read More »

63 Sanno ka Hor Iyo Khudbadii Taariikhda Gashay ee ”I Have A Dream” Xigmadii ay Xambaarsanayd ( DHAGAYSO IYADOO TURJUMAN) Kana DAAWO Qurbejoog

Washintong 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee “waxaan ku riyoonayaa” muddo haatan laga joogo 63 sano. Bisha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waqti tagaan tabay !

Tacabkii waalidka iyo barbaarintii  caruurnimo kadib wuxu nolosha ka gaadhay heer uu is yidhaah  nooshaada waad maamulikaraysaa wuxuna u arkay in waalidkiisa go’aamada ay ku idhaahdaan fuli  iyo waxa naftiisu rabtaa iskahor imanayaan oo kuwa  walidkii noloshiisa dib udhac ku keenayaan kuwuu isagu qataana yihiin kuwa ugu saxsan.  Muu gaadhin waqti noloshiisa lagu sii daynkaro […]

Posted in Features | Read More »

Sh. Maxamed Cali Geedi: “Qaadku Arrimaha Nolosha Bina’aadamka Aasaasiga U Ah Oo dhan ayuu la dagaallamaa”

Hargeysa (GM) – Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhibaatada dhaqaale ee qaadku ku leeyahay bulshada reer Somaliland – isagoona tilmaamay sheekhu in qaadka sanadkii uu innagaga baxo dhaqaale badan. Sidoo kale Sheekhu waxa uu sheegay in Qaadku uu halis ku yahay caafimaadka dadkeena isla markaana ay […]

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Caleemo-saarka Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilaahi Galaal

Hargeysa,20,7,2016 (QJ/SDN) – Waxa labadiii biloood ee udanbeeyay socotaay  qabanqaabada Caleemasaarka Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilaahi Galaal taaasi oo si xoogan  loogadareemayay gobalda dalka gudihiisa iyo Dabadiisa , Siiba Gobalada Marooodijeex,Oodwayne iyo Togheer, Caleema saarka Suldaaan Sakariye suldaan Maxamed Galaal Waxa uu si Rasmiya uga qabsoomayaa Maalinta Arabacada 20. July.2016 Magaaada QOTAN ee Dhecda […]

Posted in Features | Read More »