Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Madaxweyne Xasan oo xulafeysi doon u tegey Eritrea

Asmara January 08, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea. Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa inuu la kulmo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Villa Somalia. Labada mas’uul ayaa la filayaa in ay ka wada hadlaan xiisada […]

Posted in Sports | Read More »

Dibadbax looga soo horjeedo heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho January 03, 2024 (QJ) -Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. banaabaxa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyo dadweyne aad u fara badan oo ku nool Caasimadda. Mudaharaadkan ayaa ujeedadiisu ahayd […]

Posted in Sports | Read More »

MSF oo sheegtay in Israaiil oo cisbitaal nin ku dishay

Gaza December 15, 2023 (QJ) -Hay’adda caalamiga ah ee gargaarka caafimaadka ee Médecins Sans Frontières (MSF), ayaa ku warrantay in ciidammada Israa’iil ay qof aan hubaysnayn ku dileen cisbitaalka Khaliil Suleymaan ee magaalada Jenin ee daanta galbeed, halkaas oo ciidammada Israa’iil ay hawlgallo ka wadeen muddo laba maalmood ah. Afhayeenka MSF Irene Martin oo la […]

Posted in Sports | Read More »

Kuliyada Jaale Siyaad oo la weeraray mar kale

Muqdisho November 13, 2023 (QJ) -Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadooda ay dileen shaqsi doonayay inuu xoog ku galo Dugsiga ciidanka Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. War kooban oo ay soo saareen ciidamada ayaa lagu sheegay in aysan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray ciidamadooda, maadaama ay toogteen shaqsigii isku […]

Posted in Sports | Read More »

Ruuto oo sheegay in Ciidamada Kiinyaka baxeyn Soomaaliya

Nairobi June 27,2023(QJ)-Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, ayaa ka hadlay qorshihiisa ku wejahan ciidamada Kenya ee haatan ku sugan Soomaaliya, kadib markii la soo gaba gabeeyay howlgalka ATMIS ee dalkaasi. Ruto waxa uu sheegay in dalalkii ugu horeeyay ee ku lug lahaa howlgalka, oo ay ku jiraan Kenya, Uganda, iyo Itoobiya, ay ku heshiiyeen in ugu […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muusse Biixi oo owejigabax kala noqday burco iyo sababta

Hargeysa May 17, 2023 (QJ) – Madaxweunaha mudo dhaafka xilka ku fadhuya ee Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay isga soo huleelay magaalada Burco oo uu maalin qudha u tegay deminta colaada gobolkaa ka aloosan. Laba beelood oo maalmihii ina dhaafay ku dagaalamayay duleedka Burco oo midi tahay ta madaxweynuhu ka soo jeedo ayaa la […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

New US airstrikes in Somalia kill 15 militants

The U.S. military has reported two new airstrikes against al-Shabab fighters in Somalia’s Hirshabelle State. In a statement, the U.S. military in Africa says it conducted two “collective self-defense” strikes against the group on December 14 and 17 in the vicinity of the coastal town of Adale. The strikes came at the request of the […]

Posted in Sports | Read More »

Family, friends devastated after Ottawa woman killed in Saskatoon nightclub brawl

An Ottawa family is grieving the loss of a 23-year-old woman who was killed at a nightclub in Saskatoon early Saturday morning. Hodan Hashi died after a bloody altercation at the LIT Nightclub just before 3 a.m. Saskatoon police say the incident involved another woman who was known to her. Paige Theriault-Fisher, 22, has been […]

Posted in Sports | Read More »

Xirsi iyo Cirro oo diiday in ay la kulmaan Safiirka EUda Soomaaliya

Hargeysa July 29,2022 (QJ) – Madaxda Xisbiga Mucaaridka Waddani ayaa diiday in ay la kulmaan safiirka EU da u fadhida Muqdisho oo booqasho ku timi magaalada Hargeysa. Amb. Tiina Intelmann oo kala hadleysay madaxda Somaliland khilaafka doorashooynka madaxtooyada ee uu abuuray madaxweyne Muuse Biixi, ayaan ila ahaatan waxqabadkeeda la arag. Safiirka EU da oo ugu […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo dal ku gal u diiday wasiiro ka tirsan xukuumada Biixi

Hargeysa (QJ)- Sida lagu helayo warar ku dhaw dhaw xukuumada madaxweyne Biixi ayaa sheegaya in Mareykanku visa u diiday wasiiro reer Somaliland ah. Wasiirada loo diiday Visaha Mareykanka ayaa kala ah Maxamed Kaahin iyo Saleebaan koore. Mareykanka ayaa la sheegay in tilaabadan uu u cuskaday goaan uu dhawaan ku sheegay in aanu dal ku galka siin […]

Posted in Sports | Read More »