Home » dacwada You are browsing entries filed in “dacwada”

Daawo – Dhacdo Cusmaan Ibnu Cafaan ka oohisay

April 10, 2017 Ottawa (SDN) -Arin ka oohiyay Cusman Ibnu Cafaan, inteena badana ay qaafil ka yihiin. Fadlan halkan ka daawo mawduucaas, hadaad kartana sii fidi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO:- Amaanada – Akhlaaqda Iyo Burburka Umadaha (3) Sh.Siciid

Ottawa April 03,2017(SDN)-Amaano La’aan waa diin la’aan. Waxa nabi Maxamed (salalahu calyhi wasalam ) laga soo wariyay in uu yidhi “Hadii amaanada loo dhiibo dad aan u qalmin, qiyaamaha suga. Burburka umadaha waxa keena in amaanadu yaraato mujtamaca dhexdiisa. Fadlan halkan ka daawo mawduucaas, hadaad kartana sii fidi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO:- Akhlaaqda Iyo Burburka Umadaha Sh.Siciid Cali

Ottawa March 15,2017(SDN)-Akhlaaqdu waa lama nooc, akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas. In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho burbur looga badbaadin karo.Barmaamijkani waa […]

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO : Xal Haye – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha(4)

Ottawa Feb 02,2017(SDN)– Jan 30, 2017 Ottawa ( Cadceed) – Dhawar iyo labaatan sano ka dib oo aan la noolaa mushkiladaha iyo horumarka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha dagan waxa aanku doodayaa in mustaqbal wanaagsan oo ay yeeshaan jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degani ay ku xidhan tahay in isbadal lagu sameeyo hogaanka jaaliyadaha Soomaaliyeed. Waa in […]

Posted in dacwada | Read More »

DAAWO : Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (1) – Horudhac

Ottawa Jan 02,2016(SDN)-Mid ka mida mushkiladaha ugu waawayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhaliinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay. Waxa aan duubay afar barmaamij oo aan ku falanqaynayo qaybaha ay ka kooban yihiin dhaliinyarada Soomaalida ee qurbaha degani. Waxa aan u bixiyay […]

Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sh. Maxamed Cali Geedi: “Qaadku Arrimaha Nolosha Bina’aadamka Aasaasiga U Ah Oo dhan ayuu la dagaallamaa”

Hargeysa (GM) – Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhibaatada dhaqaale ee qaadku ku leeyahay bulshada reer Somaliland – isagoona tilmaamay sheekhu in qaadka sanadkii uu innagaga baxo dhaqaale badan. Sidoo kale Sheekhu waxa uu sheegay in Qaadku uu halis ku yahay caafimaadka dadkeena isla markaana ay […]

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Oo Magaalada Laascaanood Ka Bilaabay Muxaadirooyin kaddib 30-sanno

Laascaanood,10,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, ayaa soo gaadhay magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool oo ay ka socdaan Muxaadarooyin Diini ah oo ay culummada Gobolku ka wadeen Magaalada. Imaashaha Sh. Mustafe ayaa waxaa warbaahinta hadal kooban ugu sheegay Guddoomiyaha Guddiga Qaban-qaabada Muxaadarooyinka Sh. Siciid Mustafe X. Nuur oo sheegay inuu ka qayb ka […]

Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Khudbadda Jimcaha Ee Sheekh Aadan-Siiro Maxay Kaga Duwanayd Kuwii Hore ?

Hargeysa,9,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Mucjisooyinkii Nebigeenna Muxamed (CSW).

Posted in dacwada,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxaadiro Cusub: ‘Xuska Alle’ – Sheekh Mustafe X.Ismaaciil

Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muxaadirada cusub ee uu jeediyay fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun “Xuska Alle”.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Su’aalo iyo Jawaabo: Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi ‘Berberaawi’

Hargeysa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa su’aalo iyo jawaabo diini ah, waxaana su’aalaha innooga jawaabaya fadiilatu Sheekh Cadbillaahi Xasan Xaashi Berberaawi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »