Home » wareysiyo You are browsing entries filed in “wareysiyo”

DAAWO: Wakiiladu ma baalmari karaan heshiiska Doorashooyinka dalka?

Hargeysa September 10, 2023 (QJ) – Garyaqaanka Gollaha Wakiilada Mubaarik Cabdi ayaa sharaxaad ka bixinaya dooda guddida Wakiiladu u saareen sharciga Doorashooyinka isku sidkan ee dhawaanta lagu heshiiyay.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

(DAAWO)Xaglotosiye: Sland hadii ay dulimga diidi weydo ilahay ciqaabta wuu ku dawadan, Dorashada Faratoona?

Buuhoodle June 15, 2023 (QJ) – Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa nooga waramay arimo ay kaka mid yihiin, dagaalka Laascaanood, Beelaha ku wadanool SSC, Mustaqbalka Gobolada Woqooyi, Doorashada Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland iyo qaar kale oo faro badan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO: Goaanka C/risaaq Khaliif ee Somaliland waa Kii uu Ismaaciil Cali Abokor ka qaatay Soomaaliya oo kale

Minneapolis June 13, 2023 (QJ) – Aqoonyahan Maxamed Cabdilahi Shiine ayaa inooga waramay sida uu u arko iscasilaadii C/risaaq Khaliif, sida uu u saameeyn kareyso Somaliland. Waxa uu sidoo kale isbarbardhigayaa iscasilaada Khaliif iyo Ismaaciil Cali Abokor.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Sadex nin oo isku reer ah Garsoor uma noqon karaan Somaliland

Toronto June 11, 2023 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cadi Kheyre ayaa nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland Sida Qoraalkii Gollaha Amaanka ee QM uga hadleen Laascaanood, dhoolotuskii Mareykanka ee Berbera ee Baaqday, Maxkamadeynta Guddoomiyaha Baarlamaanka C/risaaq Khaliif, Garsoorka dalka iyo arrimo kale.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO:Amnesty International oo ku baaqday in la baaraa cida leh masuuliyada danbiyada dagaal ee Laascaanood

Las Anod April23, 2023 (QJ) -Amnesty International ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegatay in denbiyada dagaal ee ka dhashay duqeyntii ciidamada Somailand u geysteen Laascaanood baaritaan lagu sameeyo cida leh masuuliyadeeda.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO:Ururka Somaliland SAG: Cadawga Guddaha, ka dibedda iyo xukuumada kee la degay sumcadii Somaliland?

Virginia March 06, 2023 (QJ) –  Cabdulrisaq Cadami oo ka tirsan ururka Somaliland Strategic Advisory Group ayaa nooga waramaya caqabadaha hortaagan Somaliland. Ururka ayaa dhawaan daabacay qoraal ay Mareykanka ugu baaqayaan in uu isgarab taago Somaliland oo ay sheegeen in la soo weeraray.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Falanqeynta Maanta: Siyaasada Xasan Sheekh ee guddaha iyo Dibedda, Khudbadii Cirro ee colaada Sool

London March 05, 2023 (QJ) – Falaqeynta maanta waxa ay ku saabsan tahay: Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddha ay ka soo wejeheen caqabado, Mareykanka oo la dhacsan siyaasada Soomaaliya, iyo xaalada gobolka Sool.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO: Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre: Reer Yoonis haka bexeen dagaalka Laascaanood

Toronto Feb 20, 2023 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre oo sheegay dagaalka qura ee xaqa ah waa ka Muuse Biixi dalka looga saarayo, ciidamada Beeshana angaa kafaale qaadeyna, Garaadaduna hanaga war sugeen.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Sharaxaad laga bixiyay heshiiska shidaal baarida ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Coastline exploration

Columbus November 06,2022 (QJ) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay inay sixiixday heshiisyadii soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration, ka dib markii dib loo saxay qodobadii ay dawladdii hore ee Soomaaliya tabashada ka muujisay bishii February ee 2022, xilligaas oo ay dawladda Soomaaliya ku gacansaydhay heshiiska lala galay shirkadda Coastline […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

DAAWO: Maxeey yihiin caqabadaha ku gudban nidaamka Doorasho ee Qof iyo Cod in laga hirgeliyo Puntland

London October 24, 2022 (SD) – Aqoonyahan Maxamed Baldho oo dhawaan laba maqaal ka qoray hanaanka doorashooyinka Puntland oo haatan wejahaya caqabado. Baldho ayaa qoraaladiisa raaciyay xal looga gudbikaro caqabadaha.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »