Home » 5:32 pm Entries posted on “March, 2012”

Gurmadka Goleyaasha Gobollada: by: Abdihakim Yusuf Kheire

Siyaasada dalkeena waxaa cakiray awood maroorsiga dawladda dhexe iyadoo xanibtay horumarinta dadka iyo dalka. Urursiga awooda ee waaxda fulintu waxay sababtay in adeega dawladeed kafeeyo oo kaliya shacabka caasimada. Xaaladani waxay horseeday in dadku u soo guuraan caasimada; arrintani waxay sababi karta  xasilooni daro. Maamul-daadejinta awooda fulineed, garsoor & sharci dejineed waxay dalka ka badbaadin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Turkiga

Hargeysa, 30, Mar 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xalay fiidkii qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti oo ka socday dalka Turkiga. war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyada oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa lagu faahfaahiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen weftiga iyo Madaxweynuhu waxaanu u dhignaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Faransiiska oo hadal ay layaabeen Muslimiinta dalkaa warbaahinta ka sheegay

Paris Mar 30,2012(SDN)-Madaxweynaha dalkaka Faransiiska Nicoli Zarkozy ayaa isbarbar dhigay weerar dhawaan uu qaaday Nin Muslim ah oo dalkaas u dhashay iyo weeraradii lagu qaaday Daarihii New York. Hadalkan oo ku soo beegmay xili dalkaasi oo uu ka socdo olole doorashooyinka Madaxtinimada ayay Muslimiinta dalkaasi la yaab ku tilmaameen. Nin Muslim ah ayaa dhawaan dalkaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa oo heer kulkeedu gaadhay heer aan hore loo arag iyo alle bariga Shacabka

Hargeysa Mar 30,2012(SDN)-Geeska Africa ayaa beryihii u danbeyay waxa ku habsaday jawi si weyn wax uga bedelay nolol maalkeedka shacabka ku dhaqan degmooyinka Gobolka. Magaalooyinka Soomaalida ayaa si gaadha looga dareemay cimiladan isbedeshay ee aan nooceeda oo kale hore loo arag. Magaalada Hargeysa ayaa shacabku maalintiina dhaqaaqi waayeen,habeenkiina gam’i waayeen heer kulka cirka isku shareeray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

South Sudan: Indians, Somali, Lebanese Occupy Local Markets – Gout

The Advisor in the South Sudan Chamber of Commerce, Industry and Agricultural Land Matters who is also Chairman of Import & Export Garang Gout Chol said last Monday in his office during an interview on his role and duty that eighteen National Units to control the markets plus other things have been working for three […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Rasaas laga maqlay aqalka Madaxtooyada Jabuuti,iyo hadal heynta cida sababta u ah

Jabuuti Mar 30,2012(SDN)-Sida llaga soo xigtay qaar ka mida shaqaalaha Madaxtooyada Jabuuti waxa habeen hore laga war helay uun dhawaqa rasaas ay kor u ridayeen ciidamada ilaalada Madaxtooyada Jabuuti. Shaqaaluhu fursada uma helin in ay indhaha ka qaadaan cida iyo sababta rasaasta loo riday. Waxaase hadal heynta u badani aheyd caasimada Jamhuuriyada Jabuti in Inan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haweeney Soomaali ah oo oo reer Minnesota ah oo loo magacaabay guddi u kuurgasha cudurka Autismka

Minnesota Mar 30,2012(SDN)-Xoghayaha Caafimaadka iyo adeega Bulshada Mareykanka Kathleen Sebelius ayaa u magacowday Haweeney Soomaali ah oo reer Minnesota ah in ay xubin ka noqoto Guddi u kuur gasha baaritaanada cudurka Autismka. Marwo Idil Cabdul oo ku nool magaalada  Burnsville isla markaana dhashay mid ka mid a caruurta Soomaaliyeed ee cudurka Autismku haleelay ayaa ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Labada Suudaan oo Adis Ababa loogu gar naqayo

Adis Ababa Mar 30,2012(SDN)-Dedaal la doonayo in lagu  soo afjarayo  colaada u dhaxaaysa dalalka Sodaan iyo Koonfurta Sodaan  ayaa ka socda magaalada Addis Ababa  ee caasimada dalka Ethiopia . Labada dal ayaa ku dagaalamay mandaqada saliida ku hodanka  ah ee xuduuda ay wadagaan Ethiopia iyo Sudan , iyadoo labada dal u midba kan kale ku eedaynayo inuu bilaabay dagaalka .  Colaadan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dalalka Dhaqaalahoodu soo kobcayo ee ku bahoobay ururka BRICS oo ka tashtay Baanka Aduunka

Delhi Mar 30,2012(SDN)-Shanta dal ee dhaqaalahoodu soo korayo ayaa ku taliyay  Baan horumarineed oo la tartama Baanka aduunka  la sameeyo . Shantan dal oo kala ah dalalka Ruushka, Barazil,  Indiya, Shiinaha  iyo  Konfurta Afrika ,   ayaa waxa ku taliyeen inay samaystaan  xidhiidh ganacsi iyo mid lacageed oo dhaw, si ay u yareeyaan ku tiirsanaanta Yurub […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali-American photographer presents a new view of his community

MINNEAPOLIS — A photography exhibit at the Whittier Gallery in Minneapolis aims to showcase young Somali men who are improving the lives of others in the Twin Cities. After years of seeing images of Somali terrorists in the news, photographer Mohamud Mumin wanted to offer a different picture of his community. His first solo show […]

Posted in Uncategorized | Read More »