Home » 3:52 pm Entries posted on “December, 2012”

War deg deg ah Hal Qof oo ku dhintay rabshadihii magaalada Boorama,Laba ku dhaawacmay iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo Weftigiisi oo kulamo la leh maamulka iyo qaybaha bulshada

hargaysa 30 Dec (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Goor dhawayd  gaadhay magaalada Boorama,iyadoo dad Mudaharaad kala hor tagay ay isku dhaceen Ciidamada Booliska isla markaana uu ka dhashay Khasaare nafeed iyo mid gaadiid. Madaxweyne ku xigeenka iyo Weftigiisa ayaa lagu soo waramayaa in Huteelkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargeysa: Shirkadda SOM Events oo shahaado-sharaf ku muteysatay doorkii ay ka qaadatay Shirweynihii lixaad ee Dallada SONYO

Hargeysa Dec. 30, 2012, (SDN)- Shirkadda  Nashqadaynta xafladaha, shahaadooyinka iwm ee SOM Events, ayaa shahaado-sharaf ku mutaystay doorkii ay ka qaateen shirweynihii SONYO ee habeen hore ku soo gebageboobay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha xilka wareejinaya ee daladda SONYO Mr. Axmed Cali Wacays, ayaa dhammaadkii xafladdaas waxa uu shahaado-sharaf ku guddoonsiiyay kooxihii iyo ganacsatadii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland oo Shaacisey 15.12.12 in La Qaybinayo Darajooyinkii Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland Ilaa Hadana aan La Hayn.

London Dec30 (SDN) Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami Ayaa Shaaca ka Qaaday bishu maray aheed 21/11/2012 In la bixinayo darajadii ciidanka qalabka sida marka ay bishu tahay 15-ka December 2012 ay Dalka Itoobiya Ka Iman Doonto Darajadii Ciidammada Qalabka Sida Ee Somaliland Oo Dhammaystiran. Wasiirka Gaashaandhiggu Waxa Uu Sidaasi Ku Sheegay Waraysi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ururka Xaqsoor oo Gudiga Komoshanka iyo Xukumada Maxkamad Calamiya uga Furtay London Dawasho Wacan

London Dec30 (SDN)Ururka Xaqsoor oo Gudiga Komoshanka iyo Xukumada Maxkamad Calamiya uga Furtay London Mohamed Ibrahim Qabo Gudoomiyha Yurub ee ururka Xaqsoor Dawasho Wacan  

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland oo Duuduub ku ansixiyay Miisaaniyada 2013ka

Hargaysa 30 Dec.(SDN) Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa fadhigoodii maanta si duuduub ah u ansixiyeen Miisaaniyada Qaranka ee 2013. Fadhigan oo uu Shirgudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro isla markaana ay ka soo xaadireen 44 Mudane. Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Maxamud Cumar Xaashi ayaa ka warbixiyay Miisaaniyada Qaranka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaanada Barlamanka oo maanta Ansixiyay Miisaaniyada sanadka 2013ka ee Xukuumadda

Muqdisho Dec 30 2012 (SDN)— Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada sanadka 2013 ay ku shaqeynayso Xukuumadda Soomaaliya. Kadib kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen xubnaha Baarlamanka Soomaaliya oo uu ku sugnaa Wasiirka maaliyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xildhibaanada ay ku meel mariyeen miisaaniyada sanadka ee Xukuumadda. Fadhiga baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Oradyahanka Mo Farax oo looga shakiyay Al Qaacidda, kadibna la xiray

London Dec 30 2012 (SDN)— Wargeyska The Sun ee ka soo baxa magaalada London ayaa baahiyay wareysi uu la yeeshay orodyahanka Mo Farah kaasi oo uu ku xaqiijiyey in mudo saacado ah lagu haystey garoonka diyaaradaha magaalada Portland ee gobolka Oregon ee dalka Mareykanka,waxa uuna mo farah sheegay in laga shakiyay babasaboorkiisa oo lagu arkay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg Dega :Mudaharaad Balaaran oo ka Socda Casimada Gobolka Awdal ee Borama Halkan Ka Dawo VIdyawga

Borama Dec/30 (SDN)Magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal aya waxa ka socda mudaharaad balaran oo loga soo jeeda xukumada somaliland  iyaga oo ka qayb galayaan bulshada ku dhaqan degmada boorama mudaharadkan aya waxa looga soo jedaa wafdi balaran oo odayaal dhaqameedyo iyo siyaasin isagu jirta iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muse Bixi iyo Oday Xaji Cabdi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waasarada Amniga oo sheegtay in ay wax ka qaban doonto Amaanka Magaalada Muqdisho

Muqdisho Dec 30 2012 (SDN)— Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay waxbadan ka qaban doonto Ammaanka Magaalada Muqdisho. Sida uu sheegay wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in qorshayaasha Xukuumadda Soomaaliya ee dhanka ammaanka uu yahay mid ballaaran. Wuxuu sheegay C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Faroole: Wax muddo kororsi ah ma sameyn, laakiin waxaan dhameysanayaa 5-sano ee Dastuurka

Garoowe Dec 30 2012 (SDN)— Xilli muddooyinkaan dambe xasarad dhanka siyaasada ah ay ka taagneed deeganada maamulka Puntland ayaa Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay arintaasi ayaa wuxuu sheegay inaysan jirin muddo kororsi uu sameestay. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa wuxuu sheegay inuusan jirin wax muddo kororsi ah uu sameeyay balse uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »