Home » 5:15 am Entries posted on “June, 2013”

Madaxweyne Obama oo ay u suurto geli weyday in uu booqdo Mandela

Pretoria June 30,2013(SDN)-Madaxweynha dalka Mareykanka Barack Obama oo maalmihii ina dhaafay booqasho ku marayay dhawr dal oo Africa ku yaal ayaa haatan ku sugan dalka Konfur Africa. Madaxweyne Obama ayaa hore u shaaciyay in uu doonayo in uu cusbitaalka ku booqdo Madaxweynihii hore ee dalkaasi Nelson Mandela. Xaalada Caafimaad ee Mandela oo maalmihii u danbeeyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Morsi oo Maanta loo Yaabo,Madaxtooyadiina laga raray

Qahira June 30,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Masar ayaa galay xukunkiisu galay marxalad aan la saadaalin karin oo ay dhicna kareyso in uu maro halkii Mubaarik. Waxa mar kale maalmihii u danbeeyay dib loogu arkayay beerta Taxriir kumanaan shacab ah oo ahalkaa isku urursanaya kana soo horjeeda dhabaha xukuumada Morsi cagta saartay. Shacabkan oo hore ugu balan sanaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland oo Dagaalka Kismaayo masuuliyadiisa saaraty Dawlada Baaqna ka soo saartay

Garoowe June 30,2013(SDN)-War ka soo baxay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo xiisada colaadeed ee maalmihii ina dhaafay ka taagnaa magaalada Kismaayo. Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay in dagaalku oo baahaa ay shacabka ku keeni doonto dhibaato baaxad leh. Puntland waxa ay sheegtay in dagaalka ka Socda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:lolaha Ururka Siyaasadedka Horseed ku qabtay Degmeda Badhan

Badhan June 30,2013(SDN)-Urur Siyaasadeedka Horseed ayaa degmada Badhan ku soo bandhigay olole siyaasadeed oo uu taageero uga doonayo shacabka degaankaasi. Isu soo baxan oo lagu qabtay xarunta gobolka ayaa waxa ka qeybgalay masuuliyiinta heer degmo ilaa Gobol iyo shacabka degmeda,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Taliska Booliska Nugaal oo ka Warbixinya falal Amaan Daro

Garoowe June 30,2013(SDN)-Taliyaha ciidamada Booliska qeybta Nugaal ayaa ka warbixiyay olole ay qaadeen oo ay ku soo qabqabteen dad falal anaamka lidi ku ah ka fuliyay degaankaasi. Taliyaha ayaa sidoo kale saxaafada uga waramay ololha amaan sugida ahi in uu sii socon doono,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO: Taliska AMISOM Oo Ka Hadlay Dagaalkii Kismaayo Rajo Wacana Ka Muujiyey Wada Hadalada Dowladda & Jubbaland

Muqdisho June 30,2013(SDN)-Afhayeenka ciidamada AMISOM Col Cali Aadan ayaa ka warabixiyay dagaalada ka dhacay magaalada Kismaayo ee u dhexeeya ciidamo kala taageera Col Bare Hiiraale iyo kuwa Axmed Madoobe. Col Cali Aadan waxa uu ka warbixinayaa doorka dagaalka ee ciidamada AMISOM,DAAWO

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Gollaha Samata Bixinta Puntland oo dhaleeceeyay isu soobaxyadii Ururka Horseed

Bosaaso June 30,2013(SDN)-Gollaha Samata Bixinta Puntland ayaa ka waramay isu soo bax shalay ay magaalada Bosaaso ku qabteen urur Siyaasadeedka talada Maamul-goboleedka haatan haya ee Norseed. Golluhu waxa uu faahfaahinayaa waxa uu ku diidan yahay nidaamkan cusub ee axsaabata badan iyo Guud ahaan xaaladaha Guud ee Puntland DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Barnaamijka Hareri iyo Hargeysa iyo Nolol Maalmeedka Degaanka Lebi Sagaale

Lebi Sagaale June 30,2013(SDN)-Barnaamijka Hareri iyo Hargeysa ee ka baxa TVga Universal ayaa todobaadkan waxa lagu soo qaata Degaanka Lebi Sagaale ee Dhaca xadka Somaliland iyo Itoobiya. Soo saaraha Barnaamijka Cabdisalaam Hareeri ayaa u kuur galay Nolosha Miyiga ee dadka Badankii mudada dheer ugu danbeeysay,DAAWO.

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga UCID oo Guddoomiye ku-Xigeenkooda Tacsiyadeeyay

INAA LILAAH WA INAA ILAAHI RAAJICUUN   Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelaka UCID Waxa uu tacsi u dirayaa Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga UCID Mudane Adan Hoori oo xaaskiisii Sahara Salaad Xirsi ku geeriyootey Dalka imaaraadka Carabta shalay 28/06/2013.   Waxaan ilaahay uga baryayaa Sahra in janadii fardawsa ka waraabiyo, dhamaan qoyskii iyo qaraabadiiba uu inaga siiyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qormadii 11aad = Xukuumada Siilaanyo iyo Xeerarkii Dastuurka ee ay u-badheedhey in ay si-cadaan ah u-baalmarto

Xukuumada Siilaanyo waxa ay kursiga haleeshay iyada oo wadanka S/land uu yahay wadan nabdoon oo u-baahnaa in dimuqraadigii lagu maalin-riyoodey in la kool-kooliyo oo la naaxiyo maa-daama ay dadkiisu wax-qab-sadeen oo nabadoodiina  ilaa-shadaan. Wadaagayaal waxaa wadan wax-kadhiga dawladiisa iyada oo la kaa-shaneysa shacabkeeda. Sidaad ogtihiin wadan wuxuu taabo-galaa oo uu horumar-la-taaban-karo ku-ta-laab-sadaa markuu helo madax-daacad-ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »