Home » 9:51 am Entries posted on “October, 2013”

The estimated cost for the raod between Eragavo and Burao based on business analytical points of reference

To begin with according to a question asked by many to Yahoo as when the first asphalt road was constructed. After concluding a voting exercise six years ago, the widely accepted response was that, the first asphalt pavement road was constructed in Babylon in 625 BC in the region of Reign (Babylon reached its heyday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoggaanka Waddani Oo Cambaareeyey Xadhigga Xukuumaddu U Geysatay Xildhibaannada Gabiley

Boorama:31-Oct-2013(SDN)-Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI Mudane Axmed Muumin Seed ayaa maalintii shalay si kulul u cambaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xildhibaanada ay shacabku soo doorteen ee golaha degaanka ee degmada Gabilay.  Gudoomiye ku xigeenku isaga oo ka hadlaya arintan waxa uu yidhi “Waxa aan cambaaraynayaa xadhiga ay xukuumadu kula […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Garabka Kornayladda Xisbiga Kulmiye Oo Cambaareeyey Mu’aamaraddii uu Wasiir Samaale La Dhex Galay Guddida Qabanqaabada Shirweynaha

Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Iyadoo Dhulgariirkii ugu weynaa uu Haatan uun ka dhex curtay Xisbiga Kulmiye, ayuu Garabka Uu Hoggaamiye Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi ku Dhawaaqay In Kooxda sheegatay inay Guddi Samaysteen ay Dhabar jab iyo Foolxumo ku tahay Guud ahaanba Xisbiga. Shir Jaraa’id oo Makhribnimadii shalay Xarunta Xisbigaas ay ku qabteen Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee Guddida Qabanqaabada Xisbiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baadhitaanno Aan Noocooda Hore Loo Arag Oo Ciidanka Booliska Burco Ku Qabteen Rag Looga Shakisan yahay ONLF

Burco:31-Oct-2013(SDN)- Hawlgallo Baadhitaan oo ayaamahanba Ciidanka Ammaanka Magaalada Burco ka wadeen Magaaladaas, ayaa Natiijadoodu Noqotay in Gacanta lagu soo Dhigo Tiro Rag ah oo Looga shakisan yahay inay Ka tirsan yihiin Jabhadda Etiopia Ka Dagaallanta ee ONLF. Hannaanka ay ciidanka Boolisku Dadka u baadhayeen oo ahaa mid ku cusbaa Waddanka, islamarkaana aan waxba la dhaafaynin, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hagardaamooyin Laga Soo Abaabulay Madaxtooyada Oo Xisbiga Kulmiye Lagu dhextuuray iyo Wasiir Samaale Oo Tuur iyo Tarbiic Isku Yeelay Gacantana Ku Dhigay Aqlabiyadda Guddida Qabanqaabada Shirka Xisbiga

Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ayaa wax uu Huursanaadaba Maanta la Soo Baxay Caado iyo Dhaqan in badan la sheegi jirey in ifafaalaheedu  soo siigaynayo. Xisbiga Kulmiye ayaa  Kala Fogaanshihii iyo Loollankii u dhexeeyey Labada Nin ee haatan tartanka weyni dhexyaallo ee Samaale iyo Muuse Biixi, waxa uu sababay in Guddidii qabanqaabada shirweynaha ee Dhawaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiyaha Iskaashatada Basaska Hargeysa Oo Sharxay Sababta ay u Caydhiyeen Tiro Badan Kirishbooyo ah

Hargeysa:31-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Guddiga Basaslayaasha caasimadda Hargaisa Mudane,Xuseen Axmed Maxamuud, ayaa faahfaahin ka Bixiyey Shaqada ay Guddi ahaan Qabtaan iyo Hawlaha ay u hayaan Iskaashatada Basasleyda caasimadda. Guddoomiyaha Oo Maalintii shalay xafiiskiisa ugu warramayey Qaar ka Mid ah warbaahinta, ayaa sidoo kale carrabaabay in Xukuumaddu Gebi ahaanba ka Dhaaftay Lacagta Takaalliifta waddooyinka  ay dhawaan soo rogtay. Guddoomiyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya oo shan ruux u haya weeraradii Westgate Mall

Nairobi Oct 31,2013(SDN)-Ciidamada dalka Kenya ayaa u haya shan ruux weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee westgate Mall ee bishii hore. Xeer ilaalinta ayaa sheegay in shantan ruux sida ugu dhakhsiyaha badan loogu soo oogi doono debiyo la xiriira fal danbiyeedkaas. Ndegwa Muhoro oo ah madaxa denbi baarista ciidamda Booliska ee Kenya ayaa sheegay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iran iyo Soomaaliya oo doonaya in ay xiriirkooda kor u qaadaan

Tehraan Oct 31,2013(SDN)-Kulan ay yeesheen Madaxa guddida Amniga iyo arrimaha dibedda ee Baarlamaanka dalka Iran Alaeddin Boroujerdi iyo wefdi ka socda baarlamaanka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Cabdala Boss Axmed. “Balaarinta xiriirka saaxibtinimo ito ta siyaasadeed,dhaqaale iyo dhaqan ee dalalka Islamka waxa ay ka mid tahay qodobada assaasiga ah ee baarlamaanka Iran”ayuu yiri Boroujerdi. Cabdala Boss […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iran, Somalia Seeking to Strengthen Ties

In a meeting between Chairman of the Iranian Parliament’s National Security and Foreign Policy Commisiion Alaeddin Boroujerdi and a visiting delegation of the Federal Parliament of Somalia, led by Cabdalle Boss Axmed, the pair stressed the need for further development of mutual cooperation between Tehran and Mogadishu. “Expansion of friendly relations in political, economic and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo ka tacsiyeeyey geerida Xildhibaan Cumar Islow Maxamed

Muqdisho, October 31, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane  Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geeridii ku timid alle u naxariistee Xildhibaan Cumar Islow Maxamed.   “Xildhibaan Cumar Islow wuxuu ahaa shaqsi dadaal badan oo howlaha Qarankana si sharciga waafaqsan u guta, waxaana alle baryeynaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »