Qoddobo Ka soo Baxay Shir Mareegaha Somaliland Ku Yeesheen Hargeysa
Hargeysa 07.October 2013(SDN)-Mareegaha Internet-ka ee Somaliland ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaaladda Hargeysa waxay ka soo saareen Go’aamo ka kooban 8 qoddob. Sida lagu sheegay war-saxafadeed ay ka soo saareen kulankaas oo u dhignaa sidan:-“Shabakadaha Internet-ka ayaa shir ay maanta 07/10/2013 ay ku yeesheen Magaaladda Hargeysa waxay ku falan-qeeyeen qoddobo muhiim ah oo la…
