Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo ka hadashay Shuban Biyood ka dilaacay Deegaamo ka Mid ah Somaliland

    Hargaysa 31.Dec 2013  (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Cismaan Xuseen warsame ayaa maanta warbixin ka bixiyey shuban biyood ka bilaabay meelo ka mid ah dalkan JSL. Agaasimaha guud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in shubankan uu ka dhashay roobabkii dhowaan ka da’ay dalka, waxana uu sheegay in wasaaradda caafimaadku…

    Read More

      Baydhaba : Oo ay Gaadheen Ciidamo Ethiopian ah Iyo Jiido kale oo ay ku Ruqaansadeen

      Baydhaba 31.Dec 2013 (SDN)- Ciidamo aad u hubeysan oo Ethiopian ah ayaa maanta gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Baay. Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Baay Shiine Macallin Nuurow ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta in ciidamada ay fariisin ka sameysteen koontaroolka magaalada iyo  dhinaca Maanyo-fuulka, gaar ahaan agagaarka warshaddii hore ee Xaseey ee ka soo horjeedka…

      Read More

        Somalia Evacuates Citizens from South Sudan Conflict

        Mogadishu, 31 Dec 2013 (SDN) -War-torn Somalia flew back home Monday some 130 citizens who had been working in troubled South Sudan, the latest of thousands of foreigners to flee violence in the world’s youngest country. Western nations including the United States and Britain flew in military aircraft to evacuate their citizens after fighting began…

        Read More

          Ban Appoints Swiss National to Senior Humanitarian, Development Position in Somalia

          New York, 31 Dec 2013 (SDN) -Secretary-General Ban Ki-moon Monday announced the appointment of Philippe Lazzarini as his Deputy Special Representative, as well as Resident and Humanitarian Coordinator, in Somalia. Mr. Lazzarini, a citizen of Switzerland, will serve as Deputy to Special Representative of the Secretary-General, Nicholas Kay, who heads the United Nations Assistance Mission…

          Read More

            Shabaab Experiences Setbacks in Bay Region

            Bardale, 31 Dec 2013 (SDN) -Somali troops with the support of the Ethiopian army have seized key areas in Bay, government officials in southern Somalia announced yesterday, after months of operations centered on the town of Bardale. The still ongoing campaign, described as “a cleanup operation,” led to the recent capture of Iskoris, Morowarabe, and…

            Read More

              Golaha Wakiilada oo Meel mariyay Qorshe Hawleedka ay ku Shaqayn doonaan ilaa 2015,Beri oo dawladu Sheegtay in dib loo dhigay Fasaxii Sanadka Cusubna iyagu fasax galay

              Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Fadhigoodii Maanta Waxay ku ansixiyeen Qorshe Hawleedka Guud ee Golahoodu Ku Shaqayn doono Sannadaha 2013 ilaa 2015ka. Fadhigan oo ka qabsoomay Xarunta Golaha Wakiilada waxaa Shir Gudoominayay Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro),Waxaana ka soo Xaadiray  45 Mudane. Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Maxamed…

              Read More

                “Markii Horaa la Odhan Jiray Xamar Maxaad Taqaanaa Maahee Yaa Ku Yaqaana Weeye Taas ayaynu Maanta Maraynaa” Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

                Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Maanta Canbaareeyay Qaabka ay Ciidamada Amaanku uga Hawl galeen Mudaharaadayaashii Sida Salmiga ah u Muujinayay Dareenkooda ku aadan Haraadka iyo Surmiga ka taagan Qaybo ka Mid ah Caasimada Hargaysa . Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranku waxa uu…

                Read More

                  Dhaawac Miino oo Dhaawac soo Gaadhsiiyey ku Xigeenka Maayarka Gaalkacayo

                  Gaalkacayo 31.Dec 2013 (SDN)- Ku-xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo Cabdi Cismaan Faarax ayaa maanta ku dhaawacmay qarax miino oo lagu aasay afaafka hore ee gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Garsoor. Duqa magaalada Gaalkacyo ee Puntland Axmed Cali Salaad ayaa Al-Shabaab ku eedeeyay isku dayga dil ee lala damacsanaa ku xigeenkiisa. Wuxuu tilmaamay in ciidanku ay wadaan…

                  Read More

                    Fasixii Shaqaalaha Somaliland ee Curashada Sannadka Cusub oo dib loogu riixay Khamiista waa Maxay Sababtu.

                    Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Bare Garaad ayaa Shaqaale Weynaha Somaliland ku Wargaliyay inay Fasax ka noqon doonaan Hawlihii Shaqo ee ay Ummada u Hayeen Maalinta Beri ah ah Curashada Sannadka Cusub ee 2014ka Taariikhdu tahay 01.Jan ee Sannadka Cusub ee 2014. Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiirka…

                    Read More

                      Magaalada Garowe oo lagaga dhawaaqay Liiska Murashixiinta Punt land AKHRISO MAGACYADA Iyo Saamiga Gobolada { DHAGAYSO}

                      Garowe 31.Dec 2013 (SDN)- Gudiga ansixinta & xalinta khilaafaadka Baarlamaanka ayaa  kaga dhawaaqay xarunta Golaha Wakiilada xubnihii rasmiga ahaa ee Baarlamaanka cusub ee Puntland shanta sano ee soo socota (2014 ilaa 2018). War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga ayaa lagu sheegay kadib markii Gudigu arkay qoraalka beeluhu ku soo xuleen xildhibaanada iyo kala…

                      Read More

                        Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Sheegtay inay Wax ka bedel ku samaysay Cashuuraha {DHAGAYSO

                        Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale ayaa maanta la Kulmay Gudidii Golaha Guurtidu u Xilsaaray Shaqaaqadii Khasaaraha Sababtay ee ka dhacay Caasimada Hargaysa isla markaana ay Sababtay Kor u Kicii Booyadaha Biyaha . Shirkan oo ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday Waxa uu Wasiirku…

                        Read More

                          Wasiiro kormeer ku tegeen Wadada isku xidha Wajaale iyo Kala baydh oo 12 KM la dhamaystiray

                          Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Warshadaha Mudane Abiib Diiriye Nuur, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa maanta waxa ay kormeer ku tegeen Wadada isku…

                          Read More

                            Haweenka Puntland oo aan ku faraxsanayn qoondada ay ka heleen baarlamaanka cusub

                            Garowe 31.Dec 2013 (SDN)-Haweenka Puntland ayaa muujiyay sida aanay ugu faraxsanayn qoondada ay ka heleen baarlamaanka cusub ee uu yeeshay maamulka Puntland. Guddoomiyaha dalladda nabadeynta haweenka Puntland Xaliimo Maxamed Faarax ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay in 66-da  xubin ee golaha wakiillada ay ku jirto hal haween oo kaliya oo lagu magacaabo Raxmo Cabdixabiib Jaamac….

                            Read More

                              Wasaarada Tamarta oo ka warbixisay Waxqabadkeedii

                              Hargaysa 31.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasaarada  Macdanta iyo tamarta jsl mudane xuseen cabdi ducaale ayaa maanta ka warbixiyay  waxaqabadkii u qabsoomay wasaarada tamarta iyo biyaha. Wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta oo xafiikiisa shir jaraaid ku qabtay ayaa sheegay  in madaxweynaha jsl   markii uu arkay ahmiyada biyuhu ay u leeyihiin nolasha ibno aadamka in uu u sameeyay…

                              Read More

                                Jaaliyadda Soomaalida ee Uk oo Xaflad soo Dhawayn ah u samayey Raysal wasaraha Cusub Cabdiwali Sheekh Axmed

                                London 31Dec13 (SDN) Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Uk ayaa Magaalada London ku Qabtay Xaflad soo Dhawayn ah oo ay ku soo Dhawaynayan rasul Wasaaraha  Soomaaliya Mudana Cabdi Wali Shiikh Axmed taasoo ay kasoo Qayb galayn Boqolaal Soomaali ah oo ka kala socda Dhamaan Jaaliyadaha Soomaalida ee ku Dhaqan Dalka Uk.xafladan aya waxa lagu daah furay…

                                Read More

                                  Sideebay dawladu dhaqaalaha dalka u kordhisaa kharashaadka aan loo baahnayna u yaraysa

                                  London Dec 31,2013(SDN)-Waan idin salaamay dhammantiinba dadka maqaalkan akhrisanayaw.  Horta anigu dalkii Somaliland ma degeni laakin sida ay dawladu wax u maamusho war iguma seegana oo wax walba warbaahintaan kala socda. La iskuma hayo Xukuumadan waxbadan way qabatay.    Waxana amaan mudan waxqabadkii ugu danbeeyay ee ay imika talaabsatay sida darajada Ciidamada oo dhamaan la…

                                  Read More

                                    Dowladu xilkasnimo ayay muujisay

                                    maalintii sabtididii waxa qeybo ka mid ah magalada hargeysa si yar uga bilaabmay bananbax ay dadku kaga cabanayeen biyo la’aan soo food saartay mudo sadex/afar maalmood ah taasoo ka dhalatay booyadaha biyaha u dhaamiya xaafadaha magaalada Hargeysa oo ka biyo diiday xeerk takaalifta ee ay xukuumadu dhawan ku so rogtay dhaman gaadiidka kala duwan, si…

                                    Read More