Agaasimaha Guud ee Wasaaarada Ciyaaraha oo Warbaahinta kala hadlay ka Warbixinta Waxqabadka Xukuumada oo Shaqadiis ka baxsan

    Hargaysa 10.October 2013 (SDN) Agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraha iyo dalxiiska md maxamed xuseen axmed [ dhabeeye] ayaa faah faahin ka bixyay waxyaabihii u qabsoomay xukuumada talada haysa mudadii sedexda sano ahayd isalmarkaana dhaliilo usoo jeediyay xisbiyada mucaaridka. Agaasimaha guud ee wasaarada ciyaaraha iyo dalxiiska  oo maanta qaar ka tirsan warbaahinta kula hadlay huteelka xaraf…

    Read More

      Kashifaad: Khiyaanada Siilaanyo Iyo Labada Dowladood ee Somalia Iyo Turkiga oo Ka Wada Shaqeynaya Midnimada Somaaliyadii Hore “Former Somali Republic”

      Dhamaan Shacabka Somaliland Iyo Jaaliyadaha Somaliland ee Dacalada Caalamka Waa Inay Ku Hor Mudaharaadaan Safaaradaha Turkiga ee Wadadama Dunida. Waayo Turkigu Maaha Dhexdhaxaad,  Turikigu waxa uu hoosta Ka Taageerayaa Midnimada Soomaaliya. Taana uma aha shacabka Somaliland. Talada Wadatashiga Iyo Toosinta,  Iyo Labada Xisbi ee Qaran UCID iyo Wadani waa inay la yimaadaan hogaan, firfircoonaan, iyo…

      Read More

        Somalia and Turkey Want Somali Unity

        Somali’s State Minister for Foreign Affairs, Mohamed Nur Ga’al said  Somali government is grateful for Turkey’s mediation betweenSomalia and Somaliland. ” Somali government is committed to keep theSomali people united and will do what ever it takes to achieve that. We also are very grateful with Turkish government for facilitating the talks between Somali government and Somaliland,” Ga’al said in the AA…

        Read More

          Guddida Diiwaangelinta Axsaabta Somaliland oo Shacabka ku hor Kufay iyo Suaal Jawaabteeda Xaflad loo qabtay oo ay weydiiyeen Mayorkii Berbera ee UCID ka baxay

          Hargeysa Oct 09,2013(SDN)-Gudida Diiwaangelinta axsaabta dalka ayaa jawaab lagu qoslo ka bixisay codsi uu xisbiga mucaaridka ah ee UCID u qoray Guddidaas oo uu ku dalbanayay in tilaabo sharci laga qaado Mayorkii degmeda Berbera iyo xildhibaan kale oo ku biiray xisbul xaakimka. Guddida ayaa jawaab uu Guddoomiyahoodu ku sexeexan yahay suaasha dib u weydiisay labadan…

          Read More

            Gudida Baadhista Xasuuqii ka dhacay Geyiga Somaliland Xiliyadii Taliskii Siyaad bare oo Mar kale ku Celiyay Qaylo dhaan adag

            Hargaysa 09.October 2013 (SDN) Gudida Baadhista xasuuqa ee JSL ayaa markii labaad muddo bil gudaheed ah ku celisay baaq ay u soo jeediyeen dadweynaha reer Somaliland gaar ahaan Gobolka Maroodijeex, kaasoo ay kaga dalbanayaan in la ixtiraamo goobaha taariikhiga ah ee xabaalo wadareedyada ah ee ay ku jiraan dadkii reer Somaliland ee lagu xasuuqay colaadii…

            Read More

              “Run baan idiin sheegayaa walaalkay wax uu beesha dhul bahante u hayo ma jirto ee waa nin Mansabka uu Punt land ka hayo xejisanaya” Prof. Faarax Cali Shire oo ay Walaalo yihiin Madaxweyne ku xigeenka Puntland

              Hargaysa 09,October 2013 (SDN)- Aqoonyahno , oday dhaqameedyo iyo waxgarad  ka tirsan bulshada Somaliland ayaa maanta waxay si weyn u taageereen  guulaha wax qabad ee xukuumadu gaadhay mudadii sedexda sano ahayd ee ay xilka haysay. Waxaanay hadaladaasi ku sheegeen shir jaraa id oo ay maanta ku qabteen huteelka xaraf ee magaalada hargaysa, xubanha shirka jaraa…

              Read More

                Dhaqtarka Salaxley oo ilmahii u Horeyey ku dhashay dhaqtarkan oo dhawaan hawl galiyeen Hablaha Gaarodii ee qurbejooga Dawasho Wacan Sawiro

                Salaxley 09Oct13(SDN) wariyaasha ka hawl gala qurbejoog .com ayaa waxay booqasho ku tageen Degmada Salaxlley ee Gobolka Garoodi taas oo warbaxinta aad ku arkaysaan hawsha sida wacan ee u socoto taas oo Hooyadda Fooshu Qabato hore loogula Carari jirey Hargeisa, waxaaney Qaadanjirtey saacado badan, inay hooyadani hesho adeeg caafimaad, Umul aroorka iyo dhiig-baxa ayaa ahaa…

                Read More

                  Xarunta Golaha Deegaanka Lascanod Oo Ciidan La Wareegay Iyo Dhaawac Soo Gaadhay Qaar Ka mid ah Xildhibaannada

                    Lascanod: 9.Oct.2013- (SDN)   Ciidanka Booliska Magaalada Laascaanood, ayaa saaka xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Laascaanood ka Dareeriyey Xildhibaanno Doonayey Inay Maamuus ka xayuubin ku sameeyaan Maayarka Magaalada Lascanod. Ciidanka Booliska ayaa la sheegayaa inay rasaas u adeegsadeen kala dareerinta Xildhibaannada ku sugnaa xarunta Golaha Deegaanka ee Magaalada Lascanod, waxana ay meesha xoog kaga dareeriyeen…

                  Read More

                    Xildhibaannada wakiillada Oo Maanta Dood Kulul Ka Yeeshay Miisaaniyadda Qaranka

                    Hargeysa9.Oct.2013- (SDN) xildhibaannada wakiillada  ayaa maanta dooddoodii miisaaniyadda qaranka  ka dhiibtay Dood adag oo ay ku dhaliilayaan nidaamka uu wasiirka wasaaradda Maaliyadu u soo jaangooyey Miisaaniyadda sanadka soo socda. Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka mid ahaa xildhibaannadii maanta dooddooda ka dhiibtay Golaha, ayaa sheegay inaanay miisaaniyaddani ahayn mid jaangooyadeeda si fiican loo dejiyey, waxana…

                    Read More

                      Budhcad Badeed lagu soo Maxkamadeeyay Jaziiradda Seychelles oo laga soo dejiyay Boosaaso si ay Xabsigooda ugu dhamaystaan

                      Boosaaso 09.October 2013 (SDN)- Garoonka diyaaradaha ee magaalada Bossaso ayaa maanta  laga soo dajiyay Burcad badeed xukuman oo ku xirnaa xabsiyada Jaziiradda Seychelles ,kuwaasoo ku yimi heshiis Puntland la gashay jasiiradaas. Burcad badeed maanta la keenay magalada ayaa tiradooda gaaraysaa 6-Nin.waxana la socday agaasimaha la-dagalanka burcad badeedka Puntland Cabdirisaaq Maxamad Dirir,Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen.Cali Nuur…

                      Read More

                        Kumanaan Neef Oo Adhi U Badan Oo Sayladda Xoolaha Hargeysa Ku Soo Qulqulaya iyo Ganacsade Kaliya Oo Sayladda Ku Keliyeystay

                        Hargeysa, October 9, 2013 (SDN) – Sayladda Xoolaha ee magaalada Hargeysa ayay si xoog ah ugu soo qulqulayaan xoolaha nool ee kala duwan, gaar ahaan Adhiga oo xiliyadan suuqoodu xaami ahaan jiray marka sanad kasta la gaadho xiliga Carafada.   Saylada xoolaha Hargeysa oo Carafadii hore ay iibsiga xoolaha nool gaar ahaan Adhiga ay ku…

                        Read More

                          51 Guuradii Xoriyada Uganda iyo Ra’isal Wasaare Saacid oo Ku Hambalyeeyay Xuska Gobonimadooda

                          Muqdisho 09.October 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa hambalyo ku aaddan 51-guurada ka soo wareegatay markii uu xorriyadda qaatay dalka Uganda waxa uu u diray shacabka iyo dowladda Uganda. Raysul wasaare Shirdoon ayaa war qoraal ah ku ammaanay taageerada dowladda Uganda iyo shacabkeeda ay la garab taagan yihiin howlgalka Midowga Afrika ee…

                          Read More

                            Laydh La’aan soo foodsaartay Shacabka ku nool Laydhka Dawladda iyo Wakaalladda Laydhka Oo Afka Xidhatay

                            Hargeysa9.Oct.2013- (SDN)shacabka ku nool laydhka Ay Xukuumaddu gacanta ku hayso, ayaa Habeenkii saddexaad  ku sugan laydh la’aan ka dhalatay cillad cusub oo soo foodsaartay mishiinadda dabka dhaliya ee wakaallada. Laydhka Dawladda oo u baxa inta badan shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa Guryuhu ku madowyihiin, waxana wali aan jawaab bixinin Hay’adda laydhka gacanta ku haysa….

                            Read More

                              Dawlada Mareykanka oo hakisay dhamaanba lacagihii ay ugu deeqi jirtay dalka Masar

                              Washington Oct 09,2013(SDN)-Dawlada dalka Mareykanka ayaa shaacisay xanibaada kaalmadii ciidan ee ay siin jirtay dalka qalaalasaha siyaasadeed hareeyay ee Masar. Xukuumada Madaxweyne Obama ayaa bishii ina dhaaftay ee August hakisay qeyb ka mida miisaniyaadii ay ku kabi jireen ciidamada Masar. Sarkaal diiday in magaciisa la xuso ayaa TVga CNN u sheegay in dawlada Mareykanku hakisay…

                              Read More

                                BreakingNews: Jariirada Caalamiga ee Bloomberg oo Sheegtay In Dowlada Culusow Ka Danbeesay Bixitaanka Genel Energy

                                Hargeysa Oct 09,2013(SDN)-Madaxweyne Siilaanyo iyo Dowlada Kulmiye markii ee ka soo bixiwaayeen mas’uuliyadoodii, ayeey waxa eey danbiga saareen muwaadiniinta Somaliland.  Waajibka saaran Siilaanyo iyo Kulmiye hadii ay taladii dalka hayaan waxa ay ahayd inay dalka ka difaacaan Culusoow Iyo Dowladiisa Soomaaliya. Culusow iyo Dowladiisa waxa ay weerarar weyn ku hayaan Qaranka Somaliland.  Culusow waxa uu…

                                Read More

                                  Horumarinta iyo shaqa abuurada dhalinyarada waxa ka gaabiyay Ganacsatada Waaweyn ee waxba yaan lagula gal galan dawlada

                                  Sidan la wada soconaba waxa imika aad u soo kordhaaya cabasha badan oo ka imanaysa dadka dhalinyarada ah ee Somaliland.   Kuwaasoo badankoodu ka soo baxaan Macahadada, Jamacadaha qaarna ay yihiin dad iska muruq maal ah.  Waxay dadka cabashadoodu ku qotontaa dawladii baa shaqa noo abuuri wayday.  Anigoo arrintaa ka duulaya ayuu dulucda mawduuca maqaalkan waxan…

                                  Read More