Baraamij ka baxay Sanadka Cusub Tv Qaranka Somaliland oo muran ka dhaliyey Jaliyada Somaliland ee Uk Markii Wariye Bushaare Bandeey Suaalo Maryan Mursal Waydisay ku Sabsan Somaliya

    London  January 2, 2013 Bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan Uk ayaa wax laga yaabo ku tilmamay baraamij ka baxay tvga qaranka somaliland oo faniinta reer london isagu yimadeen oo lagu maamusayey sanadka cusub ayaa waxa baramijka dadihinasay Wariye Bushaare Bandeeyoo ka tirsan  wariyasha ka hawlgalaga tvga Qaranja ayaa wax laga yaabo ku tilmamay inn…

    Read More

      Hargeysa: Wasiirka Daakhiliga iyo Taliyaha Booliska oo faahfaahiyay Shil Baabuur oo Murugo ku beeray Ciidanka iyo Xukuumadda, Akhri xaddiga khasaaraha

      Hargeysa Jan. 01, 2012 (SDN)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay shil baabuur oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay duleedka dhinaca Bariga ee caasimadda Hargeysa oo sababay dhimashada askar ka tirsanaa ciidanka iyo dhawr qof oo shacab ah. Taliyaha oo galabta warbaahinta kula hadlay cusbatalka Hargeysa, waxa uu sheegay…

      Read More

        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray Ciidamada ka howlgala Madaxtooyada iyo Nawaaxigeeda (Sawirro)

        Moqdisho Jan 01 2013 (SDN)— (Warsaxaafadeed) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqasho ku maray goobaha kala duwan ee ay ku sugan yihiin ciidamada ka hawlgala madaxtooyada iyo agagaarkeeda. Ra’iisal wasaaraha ayaa socod ku maray goobaha Ilaalada, deegaanada iyo barxadaha nasashsda ee ciidamada ayaa xogwareysiyo kala duwan la yeeshay…

        Read More

          Kala-baydh: Gaadiid ay leedahay Shirkadda 571 oo Jaadkii saarnaa ku dul-gubtay iyo wararkii u dambeeyay ee muranka Cashuur-kordhin ay Xukuumadda Somaliland soo rogtay

          Hargeysa 01, January 2013, (SDN)- Gaadiid ay leedahay shirkadda ugu wayn shirkaddaha Jaadka soo geliya Somaliland, Puntland iyo Koonfurta Somalia ee la yidhaahdo Alla-aamin 571, ayaa galabta daadiyay Jaadkii saarnaa oo ku dul-gubtay, ka dib markii ay ilaa xalay ku xanibnaayeen Kastamka tuulada Kala-baydh oo u dhexaysa Wajaale iyo magaalada Gabiley. Siday ilo xogogaal ahi…

          Read More

            Raysal Wasare ku xigeenka ahna wasiirka arimaha dibada Somaliya iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland oo wada hadal uga bilaab Mayo London

            London January 1, 2013 (SDN) Warar xogagala oo ay heshay shabakada qurbejoog.com ayaa waxa la filayaa maalinta sabtida ay kulmaan Raysal wasare ku xigeenka Dawlada Fedralka Somaliya Marwo Foosiya Xaji Adan iyo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Omaar waxa la filaya inuu kulankani ka dhaco xarunta wasaarada arimaha dibada ee wadankan Britain shirkan ayaa waxa…

            Read More

              Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac oo Mar kale doortay Maayarkii iyo Maayar Xigeenkii ay hore u doorteen+Xildhibaanada Beesha Ciise oo fadhiga ka soo xaadirin

                Hargaysa 01,Jan.(SDN) Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Saylac ayaa maanta  fadhi ay yeeshaan ku doortay  maayarka  cusub iyo maayerku xigeenka  degmadaas. kullankan  oo uu Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha gobolka Salaal  Nuur  Cismaan  Guuleed ayaa waxaa ka soo xaadiray  Toban xildhiiban oo ka mid ah  Todoba iyo Tobaanka xildhibaan  ee golaha cusub ee degmadu…

              Read More

                Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray dalka Sudan

                Muqdisho Jan 01 2012 (SDN)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Sudan gaar ahaan gobolka Blue Nile halkaasi oo uu uga qeybgalayo furitaanka  Biyo xireenka cusub ee Wabiga Niil. Magaalada Damaaziin oo ah halka ay ka dagtay diyaarada siday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxa ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaasi Cumar Xasan Al…

                Read More

                  Ra’iisul wasaare Saacid oo kadalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay Xukuumadiisa taageeraan

                  Muqdisho Jan 01 2013  (SDN)– Cabadi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iisul wasaarah Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa uu ka dalbaday Umadda Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Xukuumadiisa si uu uga tilaabsado dhibaatooyinka dalka ka jira ee Xukuumadihii hore la dagay. Ra’iisul wasaaraha oo la hadlayay Idaacadda Afka dowladda ku hadasha ayaa waxa uu sidoo kale ku celiyay…

                  Read More

                    Maamulka gobolka Sh/dhexe oo la kulmay waxgarad ku dhaqay gobolkaasi, kalana hadlay arrimaha Ammaanka

                    Jowhar Jan 01 2013 (SDN)- Kulamada oo ay la qaateen masuuliyinta maamulka Gobalka Shabeelaha dhexe qaar kamid ah waxgaradka kasoo jeeda beelaha daga Gobalkaasi ayaa waxaa looga hadlay arimaha ammaanka iyo sidii la isaga kaashan lahaa. Afhayeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ee Dowladda Soomaaliya Daa’uud Xaaji Ciiro oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in…

                    Read More